Home » 12:29 pm Entries posted on “August, 2013”

Egypt death toll rises to 525 after violent crackdown on pro-Morsi camps

Cairo, Aug 15, 2013 (SDN) —Egypt’s Muslim Brotherhood called on supporters to march in protest in Cairo on Thursday following the bloodiest day since the overthrow of President Mohammed Morsi by the country’s military. Egypt’s Health Ministry said Thursday morning that 525 people were killed in violence on Wednesday throughout the country, while 3,717 were […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qarax ka dhacay bartamaha Suuqa Bakaaraha Muqdisho

Muqdisho 15.Aug 2013 (SDN) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax barqadii ka dhacay bartamaha suuqa Bakaaraha Muqdisho kaasi oo la sheegayo inuu sababay dhimashada Sadex  ruux iyo dhaawaca tiro kale. Nin ganacsade ah oo lagu magacaabo Xuseen Goley ayaa lagu soo waramayaa in gaarigiisa lagu xiray waxyaabaha qarxa ka dibna uu meel u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamo ka Tirsan Jab’hada Raas Kambooni oo isu dhiibay Xarakada Alshabaab

Muqdisho 15.Aug 2013 (SDN) Ciidamada Jabhadda Raaskambooni ee markoodii hore ka soo jeeday Jabhadda kale ee Alshabaab ayaa la sheegaya in ciidamo hor u dhac ah oo ka tirsan kuwa Jabhadda Raaskambooni iska xaadiriyeen degaanada ay ku awoodda badan yihiin Alshabaab,waxaana la sheegaya in laba raac iska kala dhiibeen degmadda Baraawe & jasiiradda Raaskambooni. Kooxdan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kismaayo oo Markii 3aad loo diiday inuu ka baxo Maxamed Ugaas Xaashi

Kismaayo 15.Aug 2013 (SDN) Maxamed Ugaas Xaashi oo ka mid ahaa kooxdii u ololeynasay Jabhadda Raaskambooni ayaa la sheegayaa in saaka markii 3-aad loo diiday inuu u duulo dalka Kiiniya halkaasi oo la sheegay inuu uga sii ambabixi lahaa Wadamada Qurbaha oo uu markiisi hore ka yimid gaar ahaan wadanka Canadda. Maxamed Ugaas xaashi ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hambalyo Meher Farxad leh Abdirizaq Ahmed Hussein & Zamira Mohamed Omar yey

Dhamaan Ehelka iyo Axsaabta Hoos ku xusani waxa ay Hambalyo Aroos u Dirayaan Abdirizaq Ahmed Hussein & Zamira Mohamed Omar yey. Mahad Jama M. Guleid, C/Nasir iimay, Hamse Kosar Mohamed, Zakariye Abiib Gudhane, Ahmed Nuur Mohamed, Sahra Mohmud Guleid, AhmedNur Hassan, Nasir Xoosh, Mohamed Cadde, Osman Yusuf Cirro, Sacid Guud cadde, Ahmed Abdillah M, Abdirahman […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Afhayeenka Mucaaridka Jabuuti oo Dhameysatay Xadhigiisii labada Bilood ahaa

Jabuuti Aug 15,2013(SDN)-Afhayenka Dalada Mucaaridka Jabuuti ku bahoobeen ee USN Daahir Axmed Faarax ayaa Xabsiga ka soo baxay ka dib kolkii u dhameystay xadhig laba Bilood ah oo ay maxkamadi ku riday. Afhayeenka Dalada Mucaaridka ee Jabuuti ayaan saxaafada la hadal balse waxa ay ilo wareedyo ku dhawi ay sheegeen in uu xabsiga mudadii uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wadahadaladii Isarel iyo Falastine oo dib uga furmay Jerusalem

Jerusalem Aug 15,2013(SDN)-Waxa magaalada Jerusalem dib uga furmay wadahadaladii mudada dheer la naawilayay  u dhexeeyay dawladaha Israel iyo Falastiine. Wadahadaladan oo ay hareeyeen shaki iyo rajo xumo ayaa ka furmay goob aan la shaacin oo ku taal magaalada doodu ka taagan tahay ee Jerusalem. Labada dal ayaan mudo ka badan shan sanadood isu horfariisan wax […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wadahadaladii Mucaaaridka iyo Xukuumada Jabuuti oo Dib u biloowday

Jabuuti Aug 15,2013(SDN)-Waxa Jamhuuriyada Jabuuti dib uga bilowday wadahadalo Ramadaantii horaanteedii u furmay Xukuumada Ismaciil Cumar Geele iyo Dalada Mucaaridka Jabuuti ee ku bahoobay USN. Wadahadaladan ayaan ilaa haatan la isula meel dhigin qodobada siyaasadeed ee la doonayo in la isugu soo dhaweeyo dhinacyada siyaasada dalka Jamhuuriyada Jabuuti. Waxase ah halka laga duulayo sidii dalka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawladda Soomaaliya oo Ka Hadashay Tallaabadii Hay’adda MSF Kaga Baxday Dalka

 Muqdisho:15-Aug-2013(SDN)Hay’adda  MSF oo ka shaqeyneysay Soomaaliya 22-kii sano ee ugu dambeeyay, ayaa qaadatay go’aankan adag  ee ay Dalka kaga baxday, kaddib markii ay kordheen weerarrada xad-dhaafka ah ee loo geysanayo shaqaalaheeda, isla Shalayna ay xidhay 14 xarumood oo uga furnaa dalka soomaaliya.   Afayeenka Xukuumada Soomaaliya IngYariisoow  ayaa seegay in ay aad uga xun yihiin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Laba Wasiir oo Ka Tirsan Dawladda Federalka oo Isku Faro-saari Gaadhay Hawlo Ganacsiga la xidhiidha

Muqdisho: Aug-15-2013 (SDN) – Wasiirka Arrimaha gudaha Somalia Abdikariim Xuseen Guuleed, ayuu muran Xooggani dhex maray  Wasiirka Warfaafinta, Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Mr Ciilmooge kadib markii uu ka hor istaagay in Dekadda Muqdisho laga saaro gaadiidka aan xabada karin oo Shirkad madaxbanaan ay dalka keensatay. Wasiirka Warfaafinta iyo Gaadiidka Mr Ciilmooge ayaa amray inaan Baabuurtaas […]

Posted in Uncategorized | Read More »