Home » 2:49 pm
Entries posted on “August, 2013”
Qaahira 15.Aug 2013 (SDN)- Qalalaasaha ka jira dalka Masar ayaa cirka isku shareeray waxeeyna dhimashada gaadhay ku dhawaad 300 oo qof halka Dhaawaca uu sii caga cageenayo in ka badan 2.000 oo qofood. Rabshadaha ayaa sii xoogeeystay ka dib markii Hub iyo Rasaas aad u fara badan lagu qabtay Taageerayaasha Madaxweeynihii la riday ee dalka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxan si Xushmad iyo Qadarin ku jirto ayaa waxan raba in aan Shacbiga Soomaaliyeed u soo Bandhigo Siyaasada Soomaaliya meel xun gaartay taaso Daliil cad u ah shalay oo Taariikhdu aheyd 14 August ayaa Hay’ada MSF ku dhawaaqday in ay isaga baxayso Soomaaliya. Waxaa beryahaan Socda Qorshe Xoog Badan oo la doonaya in Siyaasiinta Beesha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, Aug 15, 2013 (SDN) —Somaliland’s ministry of Fisheries and Marine Resources has encouraged local businessmen to tap on opportunities in in fishing industry and issued a stern warning to illegal vessels poaching in the country’s waters. Speaking at a press conference held at the Ministry of Fisheries and Marine Resources conference hall, the Director […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 15.Aug 2013 (SDN)- Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay aad uga xun tahay fal kufsi ah oo la sheegay in Khamiistii loogu geystay haweeney Soomaali ah xerada milateriga ee Maslax ee duleedka Muqdisho. Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM ee ku sugan xerada Maslax ayaa lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen kufsiga loo geystay haweeneyda Soomaalida. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismaayo 15.Aug 2013 (SDN)- Waxaa maanta aad u kacsan guud ahaan magaalada Kismaayo ee xarunta Gobollka Jubadda Hoose, kadib markii ay gadoodeen ciidamadda Raaskambooni oo ka cabanaya bilo mushaar la’aan soo wajahday awgeed. Waxaaa ay hakad galiyeen ciidamadaani ka gadoodsan mushaar la’aanta soo wajahday guud ahaan isku socodka dadka iyo gaadiidka magaalada Kismaayo, iyagoo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gar adag 15.Aug 2013 (SDN)- Agaasimaha Guud ee wasaaradda Dhalinyarada ciyaaraha iyo dalxiiska Md Maxamed Xuseen Dhabbeeye iyo wefti wasaaradiisa ka tirsan oo uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalada gar-adag ee Gobolka Sanaag. Agaasimaha guud oo ay socdaalkiisa ku wehelinayaan Agaasime waaxeedada ciyaaraha iyo dalxiiska ee wasaradaasi Md Maxamed Nuux Jibriil iyo Md Maxamed Ibraahim Diiriye […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gal Gaduud 15.Aug .2013 (SDN) Afar qof ayaa la sheegay inay ku dhinteen dagaal maanta tuulada Yac-yac ee gobolka Galgaduud ku dhex maray dad xoolo dhaqato ah iyo maleeshiyo hubeysan. Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in maleeshiyo hubeysan ay weerartay dad xoolo dhaqato ah, taasoo sababtay inay ku dhintaan afarta qof oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, Aug 15, 2013 (SDN) —A two day national conference under the theme “Making the Dialogue Successful: the Prospects of Somaliland–Somalia Negotiations” has been concluded today in Hargeisa. The conference which kicked off in Hargeisa University conference hall on yesterday was organized by the Institute of Peace and Conflict Studies of the University of Hargeisa. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 15.Aug 2013 (SDN) Wasaaradda kaluumaysiga iyo kheyraadka Badda ayaa maanta soo bandhigtay siyaabaha kala duwan ee loo dhiirigelin karo maalgashi lagu sameeyo kheyraadka badda, halka sidoo kalena ay wasaaraddu digniin adag u dirtay maraakiibta badda xaalufisa ee sharcidarada ku kalluumaysanaysa. Agaasimaha Guud ee wasaaradda Md maxamed Cilmi Aadan (Ilkacase) oo maanta xafiiskiisa ku siiyey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi, Aug 15, 2013 (SDN) —The African Union force fighting in Somalia is investigating the alleged gang rape of a woman by its soldiers, a case that has sparked outrage in Mogadishu, the AU said Thursday. A Somali woman has alleged she was abducted, drugged and then repeatedly raped earlier this month by soldiers from […]
Posted in Uncategorized | Read More »