Home » 8:00 pm
Entries posted on “August, 2013”
Oslo 15.Aug (SDN)- Wasaaradda iskaashiga caalamiga ee dalka Norway ayaa maanta sheegtay inay ka xun tahay dhibaatada adag ee ay ku shaqeeyaan hay’adaha gargaarka ee ka howlgala Soomaaliya. Wasiirka iskaashiga caalamiga ee dalka Norway Heikki Eidsvoll Holmås ayaa sheegay in go’aanka MSF ay ku joojisay howlihii caafimaad ee ay ka wadday Soomaaliya uu yahay mid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 15.Aug 2013 (SDN)-War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska AMISOM ee Soomaaliya ayaa lagu sheegey in AMISOM ay dowlada soomaaliya kala shaqeyneyso baaritaanada lagu sameeynayo eedeymaha la xiriira in ciidamadooda ay kufsi ka geysteen xerada Maslax ee magaalada muqdisho. AMISOM iyo dowlada federaalka ah ee Soomaaliya waxaa ay magacaabeen gudi isku dhaf ah oo baaritaano ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 15.Aug 2013- Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyadoo looga dooday qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen go’aankii hay’adda dhaqaatiirta aan xuduuda laheyn MSF iyo eedeynta la xariirta fal kufsi ah oo gabar […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Boorama 15.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada boosaha iyo Isgaadhsiinta Mudane Maxamed Jaamac Abgaal ayaa Galabta Booqasho shaqo ku tagay Magaalada Boorama. Wasiirka ayaa Ujeedada Socdaalkiisa waxa uu ku sheegay inuu Kulamo la Yeelan doonaa Madax dhaqameedka Gobolka kaas oo aanu ku sii ambo qaadayno kulan ka horeeyay kan oo lagaga arrinsanayo ayuu yidhi Tabashada gobolka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 15,Aug 2013 (SDN) – Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Mudane C.raxmaan Aw Cali Faarax ayaa Tilmaamay in baahi weyn loo qabo sidii ay bulshada Somaliland u Xoojin lahayd Isku duubnidooda si looga Midho dhaliyo himilada uu qaranku leeyahay. Siyaasiga C.raxmaan Aw Cali Faarax oo ka hadlayay Gabo Gabada Shir ay Jaamacada Hargaysa qaybteeda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 15,Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Mudane Maxamud Axmed Barre Garaad ayaa ku dooday in Wada Hadalada Somaliland iyo Somalia ay horseedi doonaan in Somaliland ay Beesha Caalamka ka hesho aqoonsiga ay raacdada ugu Jirto Mudada dheer. Wasiirka oo ka hadlayay Madal lagu Gorfaynayay Mustaqbalka sida ay noqon doonaan Wada hadalada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 15.Aug 2013 (SDN)- Ciidamada Jabhadda Raaskambooni ee markoodii hore ka soo jeeday Jabhadda kale ee Alshabaab ayaa la sheegaya in ciidamo hor u dhac ah oo ka tirsan kuwa Jabhadda Raaskambooni iska xaadiriyeen degaanada ay ku awoodda badan yihiin Alshabaab,waxaana la sheegaya in laba raac iska kala dhiibeen degmadda Baraawe & jasiiradda Raaskambooni. Kooxdan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 15,Aug 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Mucaaridka ah ee Somaliland UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa si wayn u dhaliilay qaabka ay Xukuumadda Somaliland u gasho Wadahadalad ay Soomaaliya kula jirto. Gudoomiye Fasal ayaa waxa uu arinataasi kaga hadlay Gabogabada shir weyne Gorfayn lagu samaynayey Wadahadala Somaliland iyo Soomaaliya oo Jaamacada Hargeysa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco 15.Aug 2013 (SDN)- Mas’uuliyiinta Gobolka Togdheer iyo Madaxda Caafimaadka ee Gobolkaasi ayaa maanta Jawaab ka bixiyay dhawaqii ka soo Yeedhay Hay’ada MSF ee ay ku sheegtay inay Joojisay Adeegii ay siin Jirtay Cisbitaalka Guud ee Magaalada Burco. Gudoomiyaha Gobolka Togdheer iyo Mas’uuliyiinta Caafimaadka ee Gobolkaas oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta Maamulka ee Gobolka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ceel Garas 15.Aug 2013 (SDN)- Wararka laga helaayo deegaanada Ceel Garas, xiin dheere iyo Caada kibir oo guud ahaa dhaca gobalka Gal-guduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in maleeshiya beeleed kasoo jeeda beesha Maxamuud Hiraab ay dhabaha u galeen dagaalamayaal Shabaab ah oo doonayay in ay ka joojiyaan baraago deegaanka ku yaalla […]
Posted in Uncategorized | Read More »