Home » 5:04 am
Entries posted on “August, 2013”
Nairobi:16-Aug-2013 (SDN) Dowladda Go’doonsan ee Eritrea , ayaa markii ugu horeysay ka hadashay arinta Maamulka Juubbaland iyadoo ku edeysay dowladda Ethiopia inay waddo qorshe ah burburinta iyo kala qeybinta Soomaaliya. Safiirka waddan Eritrea u fadhiya Kenya ayaa sheegay in Ethiopia ay qorsheyneyso inay kala qeybiso Soomaaliya iyadoo ukala qeybinaysa maamul goboleedyo badan sida Puntland Galmudug, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
QOF KASTA OO SOMALILANDER AH , WAXA KU WAAJIBA INUU QORAALKAN AKHRIYO . GACANNA KA GEYSTO MEEL KASTA DUNIDA HA KA JOOGEE . Waa in qof kasta oo somalilander ahina , ka qayb qaato , sidii ICTIRAAF dalkeenu u heli lahaa . Waa in qof kasta oo wax qori kara waxna akhriyi karaa , EMAIL […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Istanbul Aug 16,2013(SDN)-Raiisul Wasaaraha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa si adag uga hadlay dhacdooyinka murugada leh ee warbaahinta caalamku shaashadaha soo dhigeysay maalmihii u danbeeyay. Erdogan ayaa si gaar ah uga hadlay sida ba’an ee loo laayay taageereyaasha madaxweynihii la afgenbiyay ee Masar. “Kuwii doonayay isbedel dimuqraadi ah ayaa si ba’an loo xasuuqay “ayuu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qahira Aug 16,2013(SDN)-Kaniisadaha ay ku cibaadeystaan dadka aaminsan madhabta Coptiga loo yaqaano ee dalka Masar oo qaar badan oo ka mid ah ay gubanyaan. Rabshadaha Masar ka socda maalmahan u danbeeyay ayaa si weyn u saameeyay kooxaha Masiixiga ah ee dalkaasi. colaadahan soo wejahay Macbedyada Masiixiyiinta Masar ayaa ku soo beegmay ka dib kolkii Hogaamiyaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waa Qormooyinkeenii taxana ahaa ee dareenka iyo digniinta ahaa ee ay saska iyo sakatiga ka qaadeen kuwa dibindaabyada,malabsiga iyo sadbursiga u-darban ee dalabka ku-shaqeeya ee qarankeena yar ee hagaasey ee heermay ragaadinaaya ee qaadhinaaya ee dalowga ka sii tuuraaya. Waa Qormooyinkeenii taxanaha ahaa ee tooshka ku shidaayey kuwa ku gafanoobey iyo kuwa dulinka, ah ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
an iyo malintii qarankeena somaliland la soo laabtay, madaxbanaanidiisii 1991kii, waxa aan meel cad iska taagnay, jiritanka iyo in qarankeenu ka mid noqodo, qaramada duunka, taas oo aan jid dheer iyo halgan nololeed oo qadhaadh aan u soo marnay, mood iyo xoolana aan ku weynay, taas waxaa ka sii xeel dheer, ninta nafo inagu qaliya […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jabuuti Aug 16,2013(SDN)-Hogaamiyaha Dalada Mucaaridka Jabuuti Ismaciil Geedi Xareed ayaa ka warbixiyay wadahadaladii ay dhawaanta la galeen Xukuumada Jamhuuriyada Jabuuti. Hogaamiyaha Dalada USN ayaa ka waramaya qodobadii iyo jawigii wadahaaladu ku furmeen iyo rejeda ay ka qabaan natiijo ka soo baxda wadahadalada. Halkan Hoose Ka DAWWO Ismaaciil Geedi Xareed oo ka warbixinaya Wadahadalada Mucaaridka iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Aug 16,2013(SDN)-Saxaafada Magaalada Muqdisho ayaa maalmihii u danbeeyay si weyn baahintooda ugu xusayay fal danbiyeed ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagula kacay Haweeney Soomaaliyeed. Ciidamada Dawlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa la sheegay in ay haweeney Soomaaliyeed ku afduubteen isla markaana ay kufsadeen dhawr jeer. Hogaanka ciidamda AMISOM ayaa sheegay in ay baarayaan dhacdadan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qahira Aug 16,2013(SDN)-Waxa maanta oo Jimce ah la dareemayaa cabsi dheeri ah guud ahaan dalka Masar ka dib hadal dhillo colaadeed xambaarsan oo ka soo yeeary dhinacyada isku haya talada dalkaasi. Afhayeenka xisbiga Ikhwaanka Masar Gehad El-Haddad ayaa sheegay in ka goan tahay in ay ridaan ciidamada talada dalkaasi Maroorsaday. “Waxaanu mar walba ka soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
BARBER shops are excellent places for gossip. Hassan Ali’s place in Kentish Town is no different. The north Londoner arrived in Britain from Somalia with dreams of becoming a mechanic. But he was good at cutting hair: you do whatever work you can, he says. Most Somalis—Britain’s largest refugee population—do not work. They are among […]
Posted in Uncategorized | Read More »