Home » 6:02 pm
Entries posted on “August, 2013”
Erigavo, Aug.30, 2013 (SDN)- Geed Maraar is the centre of the town and the original high street of Erigavo. For almost a century this street has been like this. No new trees. No new buildings. No improvement to the old buildings. The same white chalk-dust that blinds pedestrians during day time still covers Geed Maraar […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, Aug.30, 2013 (SDN)- The short talks by artists and intellectuals at events known as TEDx have been held 7,500 times in more than 150 countries, but there may not be an event more challenging or dangerous as the TEDx talk being held in Mogadishu this Saturday. Then again, there may be no city in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu,Aug.30, 2013 (SDN)- Amnesty International said two decades of conflict have allowed sexual violence to become endemic in Somalia. The human rights group says most victims don’t report the attacks to authorities, fearing stigma Amnesty says rape and sexual violence are a constant threat in Somalia, especially for displaced women and girls. Senior Crisis Adviser […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Minneapolis,Aug.30, 2013 (SDN)- A 23-year-old woman admitted Thursday that she lied to a grand jury investigating the long-running case of young men who left Minnesota to join a terrorist group in Somalia. Saynab Hussein pleaded guilty in U.S. District Court in Minneapolis to one count of perjury. She admitted that in June 2009 she lied […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 30.Aug 2013 (SDN)- Labo nin oo bistoolado ku hubaysan ayaa maanta suuqa weyn ee degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ku dilay askari ka tirsan ciidamada dowlada hoose ee qaabilsan ururinta canshuuraha. Ciidamada booliska ee degmada Afgooye oo gaaray suuqa weyn oo falka dilka uu ka dhacay ayaa howlgallo ka billaabay in kastoo aan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kampala 30.Aug 2013 (SDN)- Midowga Afrika ayaa maanta magaaladda Kambala ee dalka Uganda tabar ku saabsanaa horumarinta is-fahamka iyo u hoggaansanaanta sharciyada caalamiga ee bani’aadannimada ugu soo gabagabeeyay ku dhowaad 60 sarkaal oo ka tirsan ciidamada dowladda federaalka ee Soomaaliya. Tababarka oo ay fududeeyeen qeybta xaquuqul-insaanka ee xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee UNSOM […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Sallaxley 30.Aug 2013 (SDN)- Wasiirada Wasaaradaha Warfaafinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse,Arrimaha Dibada Mudane Maxamed Biixi Yoonis iyo Wasiirul dawlaha wasaarada Madaxtooyada Mudane Maxamed Muuse Abees ayaa maanta Socdaal ku tagay Magaalada Sallaxley. Wasiirada oo ay Weheliyaan Xildhibaan Cabdi raxmaan Cismaan Caalin oo ka tirsan Golaha Wakiilada,Gudida dhismaha wadada cad,iyo Hablo Qurbejooga deegaanka degmada Sallaxley […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 30 Aug 2013 (SDN)- Ciidamada ammaanka ee dowladda ayaa howlgal ay xalay ka sameeyeen magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ku soo qabqabteen maleeshiyaad farabadan oo ka tirsan Al Shabaab sida ay warbaahinta dowladda lagu sheegay kuwaasi oo isugu jiray Soomaali iyo Ajaanib. Howlgalkan oo xalay saqdii dhexe ciidamada amaanka ay ka sameeyeen Hoteelo yar […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha, Wasiir Ku Xigeenada Warfaafinta iyo Cadaaladda, , Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ciyaaraha iyo masuuliyiin kale ayaa ka qayb galay Xalay Munaasibad ay Shirkada Isgaadhsiinta ee Telesom u samaysay Kooxdii Kubada Kolayga ee Ka Socday Wadanka Jabuuti. Ciyaaryahanadan oo maalmihii ugu dambeeyay booqasho ku joogay Magaaladda Hargeysa ayaa waxa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Aug 30,2013(SDN)-Guddoomiyaha 3aad ee Xisbiga UCID Md Cali Gurey ayaa soo bandhigay qoraal uu dib uGu milicsanayo taariikhdii Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo ay mudo dheer is yiqiineen. “Mar hadii aan intii wada joogtay isu ogolayn in dhexdooda wax isu ogolaadaan ama xataa ka tartamaan in Axmed Silanyo cagaha la qabsado dan baa tidhi. Axmed […]
Posted in Uncategorized | Read More »