Home » 6:01 am Entries posted on “August, 2013”

Guddoomiye Xamarji Oo Kormeer ku Tegey Goobaha Sahaminta Shidaalka Ee Gobolka Togdheer

Burco:17-Aug-2013-(SDN)-  Badhasaabka Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji C/laahi Xamarji ayaa soo kormeeray deegaanka Naq-dhabiijo oo ka mid ah goobaha ku Yaalla Gobolka Togdheer ee shidaal qodistu ka socoto.   Axmed Cumar Xaaji C/laahi Xamarji oo ka warbixiyey sida ay sahamintu u socoto,  xusay in ay meel fiican marayso sahaminta shidaalka ee laga wado deegaanka Naq-dhabiijo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxamed Faarax oo markale ku guuleystay Billadda Orodka 5000-kun ee mitir.

Moscow:17-Aug-2013-(SDN)-Magaalada Mosow waxaa xalay taariikh cusub dhigay orodyahan Maxamed Faarax oo dabcan Asal ahaan ka soo jeeda Somaliland, balse u orda dalka Biritan kadib markii uu noqday ninkii labaad ee dunida ee ku guulaysta 10-ka kun ee mitir iyo 5-ta kun ee mitir ciyaaraha olombikada iyo kuwa caalamiga ee IAAF. Mo Farah oo markii uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DHEGEYSO:Baahintii Radio Horyaal ee maalin uun ka hor Doorashooyinkii Madaxtooyada iyo kala Garnwaaga Somaliland Dalkeyga iyo Somaliland Kolkeyga

Hargeysa Aug 17,2013(SDN)-Waxaanu maanta halkan idiinku soo bandhigeynaa mid ka mida barnaamijyadii ka baxay idaacadii sharci darada aheyd ee Horyaal. Waa baahintii Radio Horyaal 25. 06. 2010kii waa maalin uun ka hor Doorashooyinkii uu madaxweyne Axmed Siilaanyo xilka kula wareegay. Baahintan ayaa sawir guud ka bixineysa sida Damaca xukuumada Kulmiye ee ku saleysan Somaliland Kolkeyga,halka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Muqdisho: Ciidanka Ammaanka oo Mar kaliya Gacanta ku Soo Dhigay Tiro Dad Rag iyo Haween ah Oo Timaha Iska Wada xiiray

Muqdisho:17-Aug-2013 (SDN)-Howlgallo Ammaanka lagu sugayey oo ciidamadu ka sameeyeen Maalintii shalay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, ayaa lagu soo qabqabtay 13-qof oo Rag iyo Dumar iskugu jira oo dhamaantood madaxu u xiiran yahay.     Ciidamada ayaa howlgalkan ka sameeyay Xaafada Kaasa Balbaraara ee Degmada Hodan Gaar ahaan Iskuul ku yaalla xaafadaasi oo in ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Urur Shidaalka Geeska Africa dusha kala socda oo ka horyimi Heshiiskii Shidaalka ee Britain iyo Soomaaliya

Nairobi Aug 17,2013(SDN)-Ururka East African Forum(EAEF) ayaa dawlada Soomaaliya ugu baaqay in ay ka noqoto heshiis shidaal baarid ah oo ay dhawaan la sexeexatay shirkad laga leeyahay dalka Britain bacdamaa ayay yiraahdeen uu heshiiskaasi meel ka dhac ku yahay balanqaadyo dawladu hore u sameysay. “Heshiiska dawlada Soomaaliya iyo shirkada Soma Oil and Gas waxa uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wadahadaladii Mucaaridka iyo Xukuumada Jabuuti oo maanta dib u furmaya

Jabuuti Aug 17,2013(SDN)-Waxa maanta magaalada Jabuuti dib uga furmay wada hadaladii u dhexeeyay Dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN iyo Xukuumada Madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle. Wadahadalada ayaa labada dhinac waxa ay ka muujiyeen rejo wanaagsan oo soo afjari kareysa ismaandhaaf siyaasadeed oo Jabuuti ka jiray sanadihii u danbeeyay. Mucaaridka Jabuuti ayaa doonaya in xabsiyada dalka laga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Doorka Hay’da Qandaraaska dawlada oo la tosiya waa cadaalada dalka. Wa talo ku socota Xukuumadu inay arrinka dib u eegto

Waxan marka hore halkan ka salaamaya dhamaan dadka akhrisanaya maqaalkan. Waxan kale oo aan aad ugu mahadinaya wax tarka muuqda ay dawladu soo bandhigtay intii ay xukunka haysay oo qofwaliba indhihiisa ku arkayo. Inta kadib, Dawlad waliba markay xukunka muda hayso waxa wanaagsan in ay dib u eegto Stragegiyada Siyaasada maamul wanaaga kaasoo ku dhisan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dhacdo Iyo Cibro:Abu Bakr Siddiq (radi allahu anhu) Hogaamiye mudan in lagu daydo

Ottawa Aug 17,2013(SDN)-Akhristeyaal waxa aanu maanta mar kale halkan idiinku soo gudbineynaa taxanihii Todobaadlaha ahaa ee Dhacdo iyo Cibiro. Mawduucan usbuucan ee dhacdo iyo cibro waxa aan u bixinay “Abubakar -Hogaamiye u baahan in lagu daydo. Waa daris aan is leeyahay hadii ay fahmi lahaayeen madaxdeenu dhib badan baa laga badbaadi lahaa.

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Hablaha Somaliland ee Qatar oo ugu deeqay US 4,900/ – Jidka Burco-Oodwayne- Hargeisa

Doxa Aug 17,2013(SDN)-Waxa xushmad iyo hanbalyo mudan hablaha Somaliland ee  deggan dalka  Qatar, oo ku taakuleeyay $ 4,900/=  jidka isku xidhi doona Burco-Oodwayne- Hargeisa. Jidkaas oo wax wayn ka tari doona koboca dhaqaalaha, isku xidhka iyo horumarinta  Somaliland, waxa laga codsanyaa dhamaan bulshada Somaliland, dibedd iyo Gudaba, inay qayb  libaax ka qaataan Mashruucan Kheyriga ah.   […]

Posted in Uncategorized | Read More »

‘’Masjidka Al-Shuhadaa waxaan ugu magacdarnay oo ah intii naftooda u hurtay difaaca Puntland’’ M.weyne Faroole {DHAGAYSO}

Garoowe 16.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta  ku dhagax dhigay xarunta Madaxtoyada Masjidka Al-shuhadaa oo loogu talogalay inay ku ogaan salaada shaqaalaha iyo ciidanka Madaxtoyada. Dhulka uu ku fadhiyo Masjidka ayaa noqonaya 35×22, waxana madaxweynaha wehelinayay culimo. Madaxweyne Farole ayaa ka dib dhagax dhiga dhismaha Masjidkan ku tilmaamay ficil […]

Posted in Uncategorized | Read More »