Home » 1:19 pm
Entries posted on “August, 2013”
Ankara:17-Aug-2013-(SDN)-Safiirkii Dalka Turkiga u fadhiyey Dalka Masar ayaa saaka iskaga baxay halkaas xili uu Raysalwasaaraha Turkiga Teyyib erdogan uu sheegay inaan loo dulqaadan doonin xasuuqii Ciidamada Masar geysteen. Dalka Turkiga ayaa kamid ah wadamada sida weyn u cambaareeyey hawlagaladii dadka badan ku dhinteen ee maalmihii lasoo dhaafay ciidamada Masar bilaabeen. Waxaa sidoo kale […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, Aug 17, 2013 (SDN) —When Americans think of Somalia, famine or violence comes to mind — a fair perception because the country has suffered both — or they think of the movie “Black Hawk Down” about U.S. attacks in Mogadishu. The reality in Mogadishu, however, and throughout Somalia, is much different. America’s response to, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, Aug 17, 2013 (SDN) —Aid groups are leaving because of violent attacks. But the biggest problem is that the West is undermining any progress. Despite the news that Doctors Without Borders is quitting Somalia after 20-plus years in the country, due to an increase in violent attacks, the biggest war waged in Somalia right […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:17-Aug-2013 (SDN)-Rag hubaysan ayaa maanta isgoyska Maanaboolyo ee magaalada Muqdisho ku toogatay Alle ha u naxariistee Injineer Axmed Shariif Xuseen oo ka mid ahaa farsamayaqaannada wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda Soomaaliya. Dilka injineerka waxaa fuliyay 2 nin oo dhallinyaro ah, oo ku hubeysnaa bistoolado, kuwaas oo ka baxsaday goobya markii ay Toogashada geysteen. Agaasimaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 17.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka warfaafinta,isgaarsiinta iyo gaadiidka C/llahi Ciilmooge Xirsi oo howlo shaqo ku joogo dalka Kenya ayaa geeri naxdin leh ku tilmaamay dilkii allaha u naxariistee Eng Axmed Shariif Xuseen oo saaka kooxo hubeysan ay ku dileen gurigiisa oo ku yaala degmada Shibis ee gobolka Banaadir. Wasiir Ciilmooge ayaa uga tacsiyeyay geerida Axmed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe 17.Aug 2013 (SDN)-Ka dib markii la shaaciyay inuu sii kordhayo kiisaska ku saabsan cudurka Dabaysha iyo tirada dadka laga helay oo sii kordhaya Somalia ayaa wasaarada caafimaadka Puntland ay ku dhawaaqday inay bilaabayso wareega 6-aad talaalka dabaysha. Wasiirka Caafimaadka Dr.Cali Cabdilaahi Warsame oo saxaafada maanta 17 Aug, 2013 kula hadlayay xafiiskisa magalada Garowe ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 17.Aug 2013 (SDN)- Xukumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si deg deg ah uga hadashay dilkii maanta kooxda Alshabaab u geysteen farsamo yaqaan ka tirsana warbaahinta dawlada soomaaliya kaasi oo ay dilkiisa fuliyeen koox ku hubeysaneyd Bistolaado isla markaasna la aaminsan yahay inay ka tirsan yihiin Alshabaab. Cabdishakuur Cali Mire oo ah wasiir ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 17.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL MD Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dib u furay Garoonka Diyaaradaha ee Egal International Airport ee Magaalada Hargaysa oo dib u casriyayn iyo balaadhin lagu sameeyey. Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo lagu qabtay xarunta Madaarka caasimadda ayaa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan dawladda Somaliland […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:17Aug-2013-(SDN)-Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in cudurka dabeysha uu ka dillaaco dalka Soomaaliya maalmo kaddib markii ay hay’adda MSF ku dhawaaqday inay ka baxayso Soomaaliya sababo la xidhiidha xagga amaanka. Ugu yaraan 105-kiis oo cudurka dabeysha ah ayaa laga diiwangeliyay sanadkan Somaaliya, taasoo u dhiganta kala badh kiisaskii cudurka ee lagu arkay caalamka oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:17-Aug-2013-(SDN)-Marxuum Aadan Cabdi Xuseen oo ku Eedaysnaa dilka weriye ka shaqeynayay magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu toogtay dugsiga tababarka booliska ee Jeneraal Kaahiye ee Muqdisho. Ninka la toogtay Maanta ayay hore maxkamadi ugu xukuntay dil toogasho ah, kaddib markii lagu caddeeyay inuu ka dambeeyay dil loo gaystay weriye lagu magacaabi jiray Xasan Yuusuf Absuge. […]
Posted in Uncategorized | Read More »