Home » 2:05 pm Entries posted on “August, 2013”

“Waxqabadka aanu Qabanay Ugu danbayn mayso tan Madaarku” Madaxweyne Siilaanyo Muxuu ka Yidhi furista Madaarka oo Qabyo ka Muuqato {DHAGAYSO}

Hargaysa 17.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL MD Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dib u furay Garoonka Diyaaradaha ee Egal International Airport ee Magaalada Hargaysa oo dib u casriyayn iyo balaadhin lagu sameeyey. Madaxweynaha JSL Md Axmed maxamed maxamuud Siilaanyo oo munaasabadaa ka hadlaya ayaa ku tilmaamay wax lagu farxo oo lagu faani karo dib […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Hawl Culus ayaa ina Hor taala oo aynu kaga bixi karno inagoo yar iyo Weyn Meel u Wada Jeedna iskana dhaafna Hadalka Marfishyada” Wasiirka A.Dibada {DHAGAYSO}

Hargaysa 17.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Sheegay in dal ahaan ay ina Hor taalo Waajibaad Culus oo ku qotoma ka Midho dhalinta Himilada uu Qarankani ku Taamayo inuu Gaadho Mustaqbalka soo socda isla markaana ah Sidii ay Jamhuuriyada Somaliland aqoonsi uga Heli lahayd Caalamka. Wasiirka Arrimaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Halkan ka Akhri Taariikh Nololeed Kooban oo ku Saabsan Allaha u naxriisto Eng. Axmed Shariif Xuseen

  Muqdisho:17-Aug-2013-(SDN)- Allaha u naxriistee waxaa maanta magaalada Muqdîsho lagu dilay Eng. Axmed Shariif Xuseen oo ahaa Eng. Idaacada yo TV-ga Qaranka Soomaaliyeed, walina lama hayo cid si gaar ah loogu soo qabtay dilka marxuumkaas Aqoonta Durugsan u lahaa cilmiga Tignoolajiyadda. Haddaba waxanu maanta halkan idiinku haynaa Taariikh kooban oo ku saabtan marxuumkan maanta la […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Security forces attack Cairo mosque, trade gunfire with anti-government protesters

Cairo, Aug 17, 2013 (SDN) —Intense gunfire erupted in central Cairo on Saturday when security forces attempted to storm a mosque in which hundreds of anti- government protesters had taken refuge, a day after widespread bloodshed killed at least 173 people nationwide and seemed to accelerate Egypt’s slide into civil conflict. Footage broadcast on state […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Dadaalka ay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ka Muujisay Madaarka waad Aragtaan” Wasiirka Warfaafinta {DHAGAYSO}

Hargaysa 17.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa ku dooday in Mudadii Xukuumada ka dhalatay Xisbiga Kulmiye ay Hogaaminta Qaranka haysay ay ku Talaabsatay Guulo wax ku ool ah. Wasiirka oo ka Hadlayay Madal uu Madaxweyne Siilaanyo xadhiga kaga Jarayay Madaarka Caasimada Hargaysa ee Cigaal International Airport […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Muj. Dhegoweyne oo Xaal Ka bixiyey Hadallo uu Madaxweyne Siilaanyo hore uga sheegay kana Hadlay Mawqifka Golaha Wada-tashigu arrintaas ka taagan yahay

Hargeysa:17-Aug-2013-(SDN)- Muj.Ibraahim Cabdillaahi Xuseen (Dhegaweyne) oo ka tirsan Siyaasiyiinta ku dhawaaqay Golaha Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka Somaliland, islamarkaana saamayn ballaadhan ku leh siyaasadda somaliland, ayaa shaaca ka qaaday inuu xubno Odayaashiisa ka mid ah ka dalbaday inay Madaxweynaha Xaal uga geeyaan Hadal dhiif lahaa oo hore uga soo baxay, waxana uu ku nuux-nuuxsaday inaanu xaalkaasi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Pioneering Soma Oil to give Somalia data, pick exploration areas

Mogadishu, Aug 17, 2013 (SDN) —Soma Oil & Gas, one of the first energy explorers in Somalia after years of war, has agreed to give the government data on the country’s offshore potential in return for the first choice of unclaimed areas, its chief executive said. Somalia is emerging from two decades of conflict that […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UN Says Rape, Gender-Based Violence Rampant In Somalia

Geneva, Aug 17, 2013 (SDN) —The United Nations says that rape and sexual abuse is widespread throughout Somalia, though cases remain seriously underreported.  A new report notes during the first half of the year, from January to June, some 800 cases of sexual and gender-based violence were reported in the capital, Mogadishu, alone. Sexual and […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Polio in Somalia: UN warns of ‘explosive’ outbreak

New York, Aug 17, 2013 (SDN) —The UN has warned of a severe outbreak of polio in Somalia, days after a medical charity pulled out of the country, citing insecurity. At least 105 cases of polio have been recorded in Somalia this year – almost half the number of cases around the world in 2012. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia Executes Man Guilty of Killing Journalist

Mogadishu, Aug 17, 2013 (SDN) —Somalia’s government on Saturday executed a man who was convicted of murdering a journalist, a military official said, the first such execution in a country where those who kill media workers often evade justice. Aden Sheikh Abdi was killed by firing squad early Saturday in the capital, Mogadishu, according to Col. […]

Posted in Uncategorized | Read More »