Home » 3:58 am Entries posted on “August, 2013”

Al Shabaab oo Weerar Jac ku siiyay Saldhig Police oo Garisa Ku Yaal

Garisa Aug 17,2013(SDN)-Meeliishaadka kooxda Al Shabaab ayaa weerar ay ku qaadeen saldhig police oo ku yaal magaalada Garisa ayay ku laayeen tiro askar ah. Weerarka ayaa waxa qaaday ilaa 40 ruux oo aad u hubeysan oo saldhiga ku laaayay afar ka mida ciidamnkii halkaa joogay,iyaga oo dhaawacay qaar kalena. Kooxda Al Shabaab ee ciidamada Kiinya […]

Posted in Uncategorized | Read More »

A brief statement inrefute to a solicited announcement from some members of Eidagele

Somaliland Security, development and sovereignty as well as the legality of the existing councils namely the local council, the parliament and the house of elders were never in doubt in the domain of Eidagale. Therefore, this new announcement by some listed members of this dominion adds no points to the stand of Eidagale towards the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddida Aqoonyahanka Beesha Da’auud Garxajis oo Saxaafada Somaliland uaga been abuurteen in ay Dhaliileen Gollaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka

Hargeysa Aug 18,2013(SDN)-Gudida Aqoonyahanka Beesha Da’uud Garxajis ayaa si weyn u canbaareeyay been abuur laga sameeyay oo saxaafada Somaliland qaarkeed soo bandhigeen. Saxaafada Somaliland ayaa shaacisay baaq ay sheegeen in ay soo saareen aqoonyahanka Beesha Ciidegale ku ayideen dawlada Somaliland isla markaana ay ku canbaareeyeen Gollaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka. Qaar ka mida Aqoonyahanka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: President Silanyo Opens Refurbished Egal International Airport

Hargeisa, Aug 17, 2013 (SDN) —President Ahmed Silanyo officially opened the newly refurbished Hargeisa’s  Egal International Airport and reassured of the Government developing various modes of transport so as to spur economic activities in the country. The president also expressed his delight at the beauty of the newly rehabilitated airport. President Silanyo particularly singled out […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiir Maryama Qaasim oo la Kulantay Haweenaydii ay Kufsadeen Amisom

Muqdisho 17.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka adeegga bulshada ee xukuumadda Soomaaliya, Dr Maryan Qaasim oo madax u ah guddi ay dowladda u xil-saartay baarista haweenay sheegtay inay kufsadeen ciidamada AMISOM ayaa maanta hoygeeda ku booqatay dhibbanaha. Wasiirka oo hor-kacaysay xubno ka tirsan guddigeeda ayaa sheegay inay xog-wareysi la yeesheen haweeneyda, iyadoo intaa ku dartay in baaritaanku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Alle Ha U Naxariistee Marxuun Eng Axmed Shariif oo Muqdisho lagu aasay kadib markii ay dablay maanta Toogteen

Muqdisho 17.Aug 2013 (SDN)-  Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta, howlwadeenada Warbaahinta Qaranka Culumaa’udiin, Ehelada Marxuumka geeriyooday iyo dadweyne kale ayaa maanta ka qayb galay aaska Marxuum Eng. Axmed Shariif Xuseen oo lagu aasay qabuuraha Sheekh Cali Cabdulle. Agaasimaha Radio Muqdisho Cabdirixiin Ciise Caddow oo goobta aaska ka hadlay ayaa sheegay in Eng. Axmed Shariif Xuseen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Duulista iyo Hawada oo Faahfaahiyay Marxaladihii Dhismaha Madaarka Caasimada {DHAGAYSO}

Hargaysa 17.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo hawada ee JSL Md maxamuud Xaashi cabdi Ayaa ka xogwaramay marxaladihii ay soo martay hawsha dib u dhiska iyo casriyaynta gegida dayuuradaha ee caasimadda Somaliland. Wasiirka wasaaradda duulistu waxa uu caddeeyey in dib u balaadhinta RUN-WAY-ga ay maalgelintiisa lahayd dawladda Kuweit, xukuumadda Somaliland-na ay ku dartay qaybaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Aas Balaadhan oo loo Sameeyay Nabadoon ku Geeriyooday Gebilay iyo M.Weyne Ku xigeenka oo ka Qayb galay {DAAWO}

Gebilay Aug 17,2013(SDN)-Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo ay Weheliyaan Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada iyo Axsaabta Qaranka ayaa maanta ka qayb galay aas loo sameeyay alle ha u naxariistee MARXUUM Cabdi Aw Cumar Kulmiye Oo ka mid ahaa Nabad-doonada  waa weyn ee Gobolka Gabiley oo lagu aasay Tuulada Botor […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Madaxweyne Siilaanyo iyo Gudoomiye Muuse Biixi Midkoodna Ma Faragalin karo Shirka Beesha Sacad Muuse” Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye {DHAGAYSO}

Hargaysa 17.Aug 2013 (SDN)- Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa si kulul u beeniyey in khilaaf uu soo kala dhexgalay iyaga iyo xukumada somaliland, Gaar ahaan Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi kadib markii ay soo baxeen Tuhuno sheegaya inay isku maandhafeen Shir ay Beesha Sacad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Agabar: shirkii Beesha Sacad Muuse oo Berri Furmaya, Xukuumadda oo Ciidan Xoog leh Dul dhigtay iyo Duruufaha ku Xeeran

Hargeysa:17-Aug-2013-(SDN)-Shirka Beesha Galbeedka iyo Waqooyiga Hargeysa ee Sacad Muuse ayaa lagu wadaa inuu Berri oo Axad ah inuu ka furmo Deegaanka Agabar  ee Gobolka Gabiley. Xukuumadda ayaa shirkan il gaar ah ku eegaysa, waxana wararka Goobtaas ka imananayaa ay sheegayaan inay Goobta geysay  ciidamo tiro badan gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »