Home » 12:04 pm Entries posted on “August, 2013”

Qaar ka Mid ah Qoysaskii Mujahidiintii SNM oo Banaanbax cabasho ah la hortay Madaxtooyada, Iyo Ciidamada Booliska oo Xidh Xidhay

Hargaysa 18.Aug 2013 (SDN)- Ciidanka Booliska ee Somaliland ayaa Maanta Xabsiga dhigay qaar ka mid ah qoysaskii dhalay mujaahidiintii SNM  ee  ku geeriyooday Xorayntii Dalka. Dadkan Ciidamadu xidh-xidheen  ayaa u badnaa Haween kuwaasi oo ka cabanayey  dhibaatoyin haysta oo la soo darsay oo dhinca Nolosha ah iyaga oo sheegay in Xukumada madaxweyne Siilanyo hore ugu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasaaradda caafimaadka Somaliland oo Maanta Jawaab soo Daahday Ka bixinaysa Bixitaankii Hay’adda MSF.

Hargeysa:18-Aug-2013-(SDN)-Wasaaradda caafimaadka Somaliland, ayaa lagu wadaa inay Maanta oo Axad ah ay Jawaab ka bixiso  waxa uga meel yaalla wasaarad ahaan Buuxintii Adeeggii caafimaad ee Hay’adda Msf  ay dalka ka hirgelin jirtey oo shacabkii heli jirey haatanba dhakhaatiirta ku tabaalaysan yihiin. Masuuliyiinta caafimaadka Somaliland, ayaa illaa iyo Maalintii khamiistii looga fadhiyey inay shacabkii tabaalaysnaa ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mucaaridka Jabuuti oo rejo wanaagsan ka muujiyay in Ooda laga rogayo maxaabiista Siyaasadeed ee Jabuuti

Jabuuti Aug 18,2013(SDN)-Mucaaridka dalka Jabuuti ayaa rejo sare ka muujiyay in xukuumada Jabuuti dhawaan ooda ka rogi doonto dhamaan shacabka u xirxiran siyaasada ee dalkaasi. Dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN ayaa taageereyaashooda gaarsiiyay fariin ay ku sheegeen in maalmaha soo socda xabsiyada dalka laga sii deyn doono wadaado maxkamadi ay sanad xarig ah ku riday. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

indho Sarcaadaka Siilaanyo ee Furitaanka Madaarka Hargeya iyo Baaqashadiisa Xuska Geeridii Senaawi

Hargeysa Aug 18,2013(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay dib u furay madaarka Hargeysa oo mudo u xirnaa dib u habeyn lagu waday awgeed. Madaarka Hargeysa uu dayactirkiisu qabyo ahaa ayaa furitaankiisan degdega ah lagu sifeeyay dhawr arrimood. Midi waa ta muujineysa musuqmaasuq baahsan oo lagu lunsaday lacagihii malaayiinta ahaa ee dawlada Kuweyt ugu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Fursad Xalka Kismaayo (Wadahadal hor leh Inqaasta Yusuf-Garaad )

Magaalada Addis Ababa ayaa la filayaa in maalmaha soo socda ay ku kulmaan Madax matalaya dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Madax ka socda Maamulka Jubba ee dhowaan looga dhawaaqay Kismaayo. Waxay labada dhinacba u tahay fursad ay uga gudbi karaan ismari waaga hadda taagan oo aan Soomaali dani ugu jirin. Ma ogi in labada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Labadan war maxaa isku mid ka dhigey:Michael Shanka iyo Safarkiisii Muqdisho

Go’aankii ay dhowaan hay’adda MSF ku goosatay inay joojiso hawlgalladeeda Soomaaliya ayaa dharbaaxo weyn ku noqday dadaaladii dawladda Soomalaiya iyo beesha caalamka ku doonayeen in lagu beddelo sawirka laga haysto Soomaaliya. http://www.voasomali.com/content/article/1731578.html __________________________________________________________   SIR CULUS: AFGAMBI KA DHAN AH MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD http://www.qurbejoog.com/2013/08/15/sir-culus-afgambi-ka-dhan-ah-madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuud/

Posted in Uncategorized | Read More »

Ingiriiska Oo Safaaraddiisii Dalka Yemen Maanta Dib u Furay

Sanca:18-Aug-2013-(SDN)-Safaarada Ingiriisku ku leeyahay Magaalada Sanca ee Dalka Yemen, ayaa maanta dib loo furay ka dib markii  ay muddo kaw iyo Toban cisho ah u xidhnayd xaalad ammaan. Safiirka dowladda Ingiriiska ee dalka Yemen Jane Marriott ayaa raali gelin ka bixiyay hakadkii ku yimid shaqada safaarada ee dalkaasi Yemen, kadib markii uu qoraal soo dhigay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Britain oo mar kale baareysa Geeridii Prinseses Diana iyo Dodi Al Fayet

London Aug 17,2013(SDN)-Waxa la shaaciyay in ciidamada Scotland Yar ayaa fureen baaritaan hor leh oo ay ku eegayaan Geeridii Princess Diana iyo Dodi Al Fayed 17 sanadood ka hor. Baaritaanka ayaa ku soo beegmaya ka dib kolkii ay soo shaac baxday xog ku saabsan in geeridoodu aaney aaney ku dhicin si kam ah. Sida uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Haddii Aad Macmacaanka Jeceshahay Bal Nala Eeg Halisaha Caafimaad Ee Ku Xeeran

London:18-Aug-2013-(SDN)-Warbixintan waxa aynu ku soo qaadanaynaa halisaha caafimaad ee ka imankara badsashada cuninta iyo cabitaanka waxyaabaha Macmacaanka ah.   Daraasad lagu sammeeyay dalka Iswiidhan ayaa sheegeysa in dadka sida aadka ah u cuna sonkorta iyo waxaabaha kale ee macaanka ah ay aad ugu nugul yihiin in uu ku dhaco cudurka wadna istaagga iyo cudurada kale […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taliyihii Ciidamada Badda Somalia 0o La Sheegay Inuu Xilkii Iska Casilay

Muqdisho:18-Aug-2013-(SDN)-Warar ka ag Dhaw Ciidamada Badda Soomaaliya, ayaa sheegaya  in Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliya, Faarax Axmed Cumar (Faarax Qarre), isbedel siyaasadeed oo xoogani uu ku yimid, kadib markii xilka ka qaadis lagu sameeyay taliyeyaal ciidan oo dhinacyo kala duwan leh. Wararka ayaa sheegaya in qaar ka mid ah taliyeyaasha ciidanka oo iminka aan la taaban […]

Posted in Sports | Read More »