Home » 1:42 pm
Entries posted on “August, 2013”
Mogadishu, Aug 18, 2013 (SDN) —A technician for the state-run broadcaster Radio Mogadishu was murdered on Saturday, the sixth media employee killed so far this year in Somalia. Separately, in the first such execution in Somalia, a man found guilty of killing a journalist last year was executed by firing squad. Two armed men dressed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa: 18-Aug-2013-(SDN)- Qaar ka mid ah Dhallinyaradii ku dhaawacmay Rabshadihii ka dhashay Doorashadii Golaha degaanka Somaliland ee ka dhacay Degmada Axmed Dhagax ee Magaalada Hargeysa, Ayaa Masuuliyiin Xukumadda ka mid ah ku Eedeeyay Balamo aan la fulinayn oo ay muddo sagaal Bilood ah u qabanayeen. Waxa ay sheegeen inaan waxba laga qaban Dhaawaca iyo Dhimashadii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera 18.Aug 2013 (SDN)- Markab Kuwa xoolaha qaada ah oo laga leeyahay dalka Suuriya ayaa ku shuf beelay meel u Jirta 12 Km Dekeda Berbera. Markabkan oo u diyaar ahaa inuu Xoolo ka Qaado Dekeda Berbera ayaa Wararku Sheegayaan in Sababta Gubashadiisu ay la Xidhiidho kadib markii uu dab qabsaday Caws saarnaa Khanka Hoose ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 18.Aug 2013 (SDN)- Maamulka degmada Dhuusamareeb ee G/Galgaduud ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal dad lagu soo qabqabtay oo saacadihii la soo dhaafay ay ciidamada amnigu ka sameeyeen magaaladaasi. Howlgalkan oo 24-kii la soo dhaafay ay ciidamada ammaanku ka sameeyeen magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu soo qabqabtay Shan ruux oo looga shakiyay iney falal amnidaro ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:18-Aug-2013-(SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md.Axmed Maxmaed Maxamuud Siillanyo ayaa Maanta Xayiradii ka qaaday Wargeyska Madaxbaan ee Hubaal oo muddo 4Billood ku dhaw u Xidhnaa Xukumada Siilanyo. Siddoo kale waxa uu madaxweynaha Somaliland Cafis u Fidiyey Maareyaha Wargeyska Hubaal Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay) iyo Tifatiraha wargeyska Hubaal Xassan Keefkef oo hore Maxkamada hargeysi ku xukuntay Muddo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco 18.Aug 2013 (SDN)- Maamulka gobolka Togdheer ayaa guddi u saaray xakameynta dhismayaasha ku fidiyaha qabuuraha Burco ee xarunta gobolka. Guddoomiyaha gobolka Togdheer ee maamulka Somaliland Axmed Xaaji Cabdullaahi Xamarji ayaa sheegay in maamulku ay sameeyeen guddi ka kooban sagaal xubnood, kuwaas oo loogu talagalay wax ka qabashada dadka doonaya inay deegaamaystaan goobaha dadka lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Saylac:18-Aug-2013-(SDN)- Alla Ha u naxariistee Hal qof ayaa dhintay, laba kalena waa la la’yahay meel ay jaan iyo cidhib dhigeen ka dib markii Habeenkii xalay Roobab xooggan oo Daadad wataa ka da’een Degmada Saylac ee Gobolka Salal. Guddoomiyaha Golaha degaanka ee degmada Saylac, Xuseen Iidle Barkhadle ayaa qaar ka mid ah warbaahinta u sheegay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 18.Aug 2013 (SDN)- Kulan ay magaalada Muqdisho isugu tageen qaar ka mida siyaasiyiinta, odayaasha iyo haweenka gobolka Shabeelada Hoose ayaa looga hadlay xaalada gobolka oo bilihii la soo dhaafay ka dhaceen dagaalo lagu eedeeyay DF Somalia inay ka danbaysay. Dadkii ka hadlay madasha ayaa si wayn u soo dhoweeyay nidaamka Federaalka ee Somalidu ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Boorama 18.Aug 2013 (SDN)- Kullan balaadhan oo lagaga hadlayay wax ka qabashada iyo horumarinta Madaarka Magaalada Boorame ayaa maanta lagu qabtay xarunta Madaarkaas. Kulankan oo uu soo qaban qaabiyay maayarka magaaalada Boorame Md.Saleebaan Xasan Xaddi ayaa waxa ka soo qaybgalay xubno ka tirsan Qurbo jooga gobolka awdal, culimaau,diin salaadiin iyo waxgarad kale. Qaadhaan lacageed oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 18.Aug 2013 (SDN)- Kalfadhigii 22-aad ee Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta si rasmi ah ugu furmay xildhibaanada golahaasi, Fadhigii maanta oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha Golaha wakiilada Md Cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi (Cirro) ayaa mudanayasha loogu qaybiyey Ajandaha kalfadhiga 22-aad oo ka koobnaan doona labo qaybood oo kala ah: Warbixinta shir gudoonka, Gudida Joogtada ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »