Home » 4:15 pm Entries posted on “August, 2013”

“Cid looga heebeysanaayo in ay gabar Soomaaliyeed kufsadaan ma jirto Sharafta iyo Karaamada Gabadha Soomaaliyeed waa Muqadas” Wasiirka Maryan Qaasim

Muqdisho 18.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Adeega Bulshada Xukuumada Soomaaliya Drs Maryan Qaasin oo ka hadleysay Kufsi la sheegay in Ciidamada AMISOM ay u geysteen Haweeney Soomaaliyeed ayaa sheegtay in Marnaba aan la aqbali Karin Kufsi lagula kaco haweenka Soomaaliyeed. Drs Maryan waxaa ay sheegtay in Baaritaano ay wadaan ay ku ogaanay in Ciidamada AMISOM kufsi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Caafimaadka oo Dhagax dhigay Qayb Cusub oo lagu Kordhinayo Mishiinka Kelyaha Sifeeya kuna dhawaaqay Ololaha Talaalka Dabaysha

Hargaysa 18.Aug 2013 (SDN)-Wasiirka wasaarada caafimaadka JSLand Mud, Saleebaan  Ciise Axmed, ayaa maanta dhagax dhigay qayb cusub oo lagu kordhinayo qaybta safaynta Kelyaha  ee isbitaalka  Guud , Xadhigana ka jaray dhismayaal cusub iyo dayac-tir lagu sameeyay qaybta daaweynta iyo Nafaqaynta Caruurta ee  Isbitaalka  Guud ee hargeysa. Munaasibadda dhagax dhiga  oo ay ka soo qayb galeen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Madaxweynaha iyo Al-Shabaab Xiriir ayaa ka dhaxeeya” Xildhibaan Cali Khaliif Galaydh

London 18.Aug 2013 (SDN)-Cali Khaliif Galeyr oo ah Mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iminkana ku sugan dalka Mareykanka ayaa sheegay in Dowladaha Uk,iyo Usa ay ogaadeen in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Al-Shabaab ay gacan saar kawada leeyihiin arimaha Jubbooyinka. Cali Khaliif Galeyr,wuxuu sheegay in rag ka tirsan Dowladda Soomaalida iyo Al-Shabaab ay xogaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

President Silanyo Lifts Suspensions on Hubaal Newspaper

Hargeisa, Aug 18, 2013 (SDN) —Somaliland president Ahmed Mohamed Mohamoud “Silanyo” has lifted the suspension of Hubaal newspaper and its weekly English sister publication of the Independent. The newspaper was suspended after it ran a front page article on 11 June 2013 quoting a US based strategic analyst report saying President Silanyo ”President Silanyo, Beset […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Abwaan Siciid Ilko Jiir ayaa soo saray hees cusub oo la magac baxday Cashar jawaabna u ah heestii Cilmi ee abwaan Dhaglas Dawasho Wacan

London 18Aug13(SDN)Abwaan Siciid ilko jiir ayaa waxa uu soo saray hees cusub heestan oo jawaab u ah hees oo u hore u soo saray abwaan dhaglas taas oo loo tirieyey Mujaahid Xasan Ciise taas oo la magac baxday (Cilmi ) Dawasho Wacan.

Posted in Uncategorized | Read More »

“Hadda ma jirto shabaab hub sita oo fariisin ku leh magaalada, Marka waxa ay magaalada ku soo galeen qaab dhuumaaleysi ah” Wasiirul Dawlaha Arimaha Gudaha Somalia

Muqdisho 18.Aug 2013 (SDN)- Kulan looga hadlayay xoojinta amniga, islamarkaana lagu kala warqaadanayay ayaa maanta lagu qabtay xarunta gobolka Banaadir, halkaasi oo ay ka qayb galeen Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha iyo amniga qaranka, Maamulka Gobolka iyo guddoomiyayaasha 17-ka degmo ee gobolka. Kulanka oo ahaa mid warbixino lagaga dhageysanayay Guddoomiyayaasha 17ka degmo ayaa waxaa diiradda lagu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Livestock Carrier Burns at Berbera Port-(Video)

Berbera, Aug 18, 2013 (SDN) —Fire gutted a Syrian-flagged livestock carrier today, while approaches to Berbera port.  Berbera port officials said that the fire broke out in the lower deck of the livestock carrier, which was carrying grass for feeding the livestock.  Berbera port officials also said that there are no casualties except one crew […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Halgankii Ummada & Hankii Maxamed Cali (IHUN) by: Fu,aad Sheekh abubakar

  Nimankii intay dhiidhiyeen wada dhalaalayey Nimankii naftoodii dhigayee dhiigu qubanayey Nimankii dhirta intay cunaan quud ka dhiganaayey Nimankii dalkiinuun dhacsada u dhalandhoolaayey Waar Allah ha u gargaaree guda abaalkooda Maatida ragii soo cesheen ciil ku dhimanaynin Calankeena nimankii mar kale cadaw ka soo qaadey Ciideena nimankii xasladayee ina xoreynayey Nimankii dalkiinuun dhacsada u dhalnadhoolaayey […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Hogaamiye aan u adkaysan dhaliisha balse ku Wanaagsanaa Mucaaridnimada {DAAWO}

London 18.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa lagu Tilmaami karaa Hogaamiye aan Xejisan Dhaliisha ay Maamulkiisa u Soo Jeediyaan raga Siyaasadiisa ka soo hor Jeeda Taas oo Mararka qaar sababta inuu Saqda Dhexe ee Habeenkii la sare kaco ka fal celinta hadalada uga Yimaada Siyaasiyiinta aan la dhacsanayn Xukuumadiisa. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ethiopian Foreign Minister Meets UN Special Representative to Somalia

Addis Ababa, Aug 18, 2013 (SDN) —Ethiopian Foreign Minister Tedros Adhanom met Nicholas Kay, UN Secretary General’s Special Representative for Somalia to discuss recent developments in Somalia, and IGAD’s effort in assisting the peace talks between the Federal Government and political actors in Southern Somalia. Mr. Kay expressed his condolences for the death of the […]

Posted in Uncategorized | Read More »