Home » 4:51 am Entries posted on “August, 2013”

Fanaanada Nimco Jaamac oo markale ku tuftay madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle:Ha Iska Sii Fadhiyinee Iska Sii Soco Sidaadaba

Ottawa Aug 19,2013(SDN)-Fanaanada Nima Jaamac ee reer Jabuuti sanadihii u danbeeyay mucaaridad a xoogan kula jirtay xukuumada Jabuuti ayaa haatan soo saartay Hees ay ku fareyso madaxweyne Geelle in iska Socdo. Heestan ayaa ku soo beegmeysa xili haatan ay wadahadalo u socdaan Mucaaridkii ay mudada Rafiiqa ahaayeen Fanaanada iyo Xukuumada Jabuuti. “Shicib kii ku siday […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taliyaha Ciidamada Masar oo sheegay in Islamiyiinta Dawlada laga qeybgeliyo

Qahira Aug 19,2013(SDN)-Taliyaha Ciidamada Masar oo markii u horeysay saxaafada la hadlay intii ka danbeeysay goaankii dawlada ee in taageereyaasha Ikhwaanka laga saaro goobaha ay fadhiisimada ka sameysteen ayaa muujiyay debac. Gen Cabdilcasiis el-Sisi ayaa sheegay in ay farogelinta u sameeyeen ka dib kolkii madaxweyne Morsi uu talada dalka ku maroorsaday isbedelkii siyaasadeed ee dalka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Xeer Madaxweyne Xayiraaddii Kaga Qaaday Wargeyska Hubaal

Hargeysa:19-Aug-2013-(SDN)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Habeenkii xalay soo saaray Xeer Madaxweyne oo uu xayirraadii kaga qaaday Wargeyska HUBAAL, isla markaana uu cafis ugu fidiyay masuuliyiintii wargeyskaasi oo maxkamadda Gobolka Hargeysa hore xukun xadhig iyo ganaax lacageed iskugu jiray ku riday.   Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka madaxtooyadda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qaramada Midoobay oo Si Kulul u Cambaaraysay Kufsigii Amisom U Geysteen Haweenayda Soomaaliyeed.

Muqdisho:19-Aug-2013-(SDN)-Ergeyga Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Nicholas Kay, ayaa warwar ka muujiyey eedeymaha maalmahanba taagnaa ee la xidhiidha  Kufsiga la sheegayo inuu ka dhacay Xero Militarti oo  Ciidanka Amisom Leeyihiin Sidoo kale waxa uu  Ergaygu soo dhaweeyey go’aaanka ay qaateen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM ee ay ku sameyeeyeen guddi baadha eedeymahan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xisbiga UCID oo Canbaareyn dusha uga Tuuray Xukuumada Somaliland

Hargeysa Aug 19,20139SDN)-Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa Xukuumada Somaliland ku canbaareeyay xadhig ay kula kacday Hooyooyinka ururka Sooyaal iyo Suxuufi Cabdiraxmaan C/lahi Cusmaan. Qoraalka xisbiga UCID ayaa sidan u qoraa:Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Ucid Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahey 18/08/2013 uu war Saxaafadeed uu si kulul ugu Canbaareynayaa Xadhiga Xaqdarada Ah ee loo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shebekedaha tahriibta ee daadsan Caasimada Hargeysa Ilaa iyo Yurubta Bari oo xukuumadii kufashilantey

Tahriibata oo ah aafo qaran oo cusub oo dhalinyaro badan oo loo hanweynaa iyo wayeelba ay naftoodii ku waayeen S/land labadii sanadood ee ugu danbeysey ayaa hada isu bedeshey mashruucyo dadban iyo ganacsi xoogan oo xidhan oo dad badani ay nolol maal-moodkooda ku dabaraan. Markii loo kuur-galey Caasimada Hargeysa waxaa tahriibtu si toos ah u-saameysey […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Alberta Woman Held Hostage in Somalia Reveals Details of Abuse, Ransom In Book

Alberta, Aug 18, 2013 (SDN) —After about a year of being starved, beaten and sexually brutalized, Amanda Lindhout decided it was time to kill herself. The Alberta woman, taken hostage in Somalia in August 2008, says she reached her breaking point after spending three days trussed up like an animal, her hands and feet pulled […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ururka Suxufiyiinta Solja oo ka hadlay Xayiraad ka qaadistii Wargayska Hubaal, Isla markaana Baaq u diray Wasiirka Arrimaha Gudaha

Hargaysa 18.Aug 2013 (SDN) Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa War Murtiyeed ay soo saareen Ugu Mahad Celiyay Go’aankii uu Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Xayiraadii kaga qaaday Wargayskii Madaxa banaanaa ee Hubaal isla markaana uu Cafiska ugu fidiyay Mas’uuliyiintiisa oo ay Maxkamada Gobolka Hargaysa ku riday Xukuno Xadhig iyo Ganaax isugu Jira […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Waxaan ka Fiirsaneynaa Xidhiidhka aanu la Leenahay Wadanka Masar” War Murtiyeed Midowga Yurub

Brussels 18.Aug 2013 (SDN)- Midowga Yurub ayaa sheegay inuu si deg deg ah uga fiirsanayo xiriirka ay leeyihiin dalka Masar, halkaasoo ka dhex socdaan ciidamada Amaanka iyo taageerayaasha Madaxweynihii xukunna xoogga looga tuuray ee Masar , Maxamed Morsi. Qoraal dheer oo ay ku mideysanyihiin dalalka ku jira Midowga Yurub oo soo baxay Maanta oo Axad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumada Madaxweyne Xasan Sheekh oo qorshaynaysa inay sii dayso Xasan Daahir Aways

Muqdisho 18.Aug 2013 (SDN)- Magaalada Muqdisho ayaa xalay waxa markii ugu horaysay xabsiga laga sii daayay mudo kooban Shiikh Xasan Daahir Aways oo ka mid ahaa hogaamiyashii Al-shabaab ka hor inta uusan ka soo baxsan iskuna dhiibin Beeshiisa. 29 June, 2013 ayaa la xiray Shiikh Aways oo in badan ka ku soo dhex jiry kooxo […]

Posted in Uncategorized | Read More »