Home » 2:26 pm
Entries posted on “August, 2013”
Cairo, Aug 19, 2013 (SDN) —Egyptian judicial officials have ordered former President Hosni Mubarak freed from jail, a stunning turnaround for the 85-year-old strongman who ruled the nation for three decades before being ousted in a popular revolution, and a move that could plunge the unraveling North African nation into further violence. The announcement, which […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe:19-Aug-2013-(SDN)-Sarkaal sare oo ka socda Bangiga Adduunka ayaa maanta madaxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe kula kulmay madaxweyne Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole iyo xubno ka tirsan golihiisa wasiirrada. Madaxda Puntland iyo sarkaalka oo lagu magacaabo Hugh Riddell ayaa ka wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin baahiyaha dhaqaale iyo horumarinta bulshada Reer Puntland, iyadoo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 19.Aug 2013 (SDN)- Golaha Wakiiladda ee Jamhuuriyadda Somali land fadhigoodii maanta oo uu shirgudoominaayey Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Md:C/raxmaan maxamed C/laahi {c/raxman ciro} ayaa mudanayaasha golahaasi waxay dood xaasaasi ka yeesheen Ajandahooda kalfadhiga 22naad oo ay maanta gudo galeen, mudanayaasha Golahaasi ayaa u muuqday inay ku kala ragti duwanaayeen doodoodii maanta iyadoo Mudanayaasha qaarkood ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Born and raised in Wadada Godka near Wajaale Mohamed Farah of Britain and born and raised in Borama Somaliland Ayaanle Suleymaan of Djibouti both made another history in the Track and Field Championships in Russia. As a former track and field and middle distance runner, I’m so proud of to witness the two young talented […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:19-Aug-2013-(SDN)-Golaha Madax bannaan ee Hore ula Baxay Golaha wada-tashiga iyo Toosinta qaranka, ayaa si rasmi ah manta ugu dhawaaqay inay wax ka beddel ku sameeyeen magacooda oo ay sheegeen inay xukuumaddu shaki badan iyo baqdin ka muujisay. Golahan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Huteel Xaraf ee Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay maanta laga bilaabo doorbideen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, Aug 19, 2013 (SDN) —The top United Nations envoy in Somalia today expressed grave concern over allegations of rape at a facility of the African Union Mission in the country (AMISOM), and welcomed the Government’s investigation into the incident. “It is important that any investigation is rigorous and prompt. I am encouraged by the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington, Aug 19, 2013 (SDN) —When pundits and politicos in Washington think of Somalia, the first thing they likely think of is al-Shabaab, the violent rebel group that sprung from the military wing of the Islamic Courts Union that once ran the country. That’s especially true in light of last week’s news that Doctors without […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jabuuti Aug 19,2013(SDN)-Wadahadaladii dhawaanta u furmay xukuumada Jabuuti iyo dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN ayaa hakad la geliyay mudo Todobaad ah. Wadahadalada oo weli aan ka gudbin kulamo looga wadahadlayo muhiimada is aragu u leeyahay xal waara ayaan weli cadeyn dhabaha uu mari doono. Mucaaridka ayaa shegay in jewiga wadahadaladu ay wanaagsan yihiin rejo wanaagsana […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Minneapolis:19-Aug-2013- (SDN)- Sida ay Xaqiijiyeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Minneapolis ee Gobalka Minnesota ee dalkan Maraykanka, kooxo hubeysan ayaa xaafad ka tirsan maagalada Minneapolis ku dilay wiil Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jirey Cabdi Fataax Maxamuud. Dilkan waxaa ka horreeyay wiil kale oo isna dhowr toddobaad ka hor lagu dilay isla Gobalka Minnesota oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qahira Aug 19,2013(SDN)-Madaxweyne ku-xigeenkii dalka Masar ee dhawaanta iscasilay Maxamed El-Baraadici ayaa shalay isaga dhoofay dalka Masar ka dib culeys uga yimi dawlada dalkaasi. El-Baraadici ayaa kolkii uu ka hor yimi in ciidamada loo adeegsado taageereyaasha xisbiga Ikhwaanka waxa uu iska casilay xilkii madaxweyne ku-xigeenimada. Talabadaa ka dibna waxa ay dawlada KMG ah ee dalka […]
Posted in Uncategorized | Read More »