Home » 3:28 am Entries posted on “August, 2013”

Maamulaha Baanka Somaliland ee Laamaha Bariga Oo shabakadda Qurbejoog Uga Warramay Lacago shilling Somaliland ah ay Geeyeen Ceerigaabo iyo Shacabka Oo Gacmo Furan Ku soo dhaweeyey

Hargeysa:31-Aug-2013-(SDN)-Saraakiisha Baanka Somaliland ayaa haatan ku foogan sidii Gobolka Sanaag looga beddeli lahaa Lacagta Giimbaarta ah, waxana la gaadhsiiyey lacag shilling Somaliland ah oo aad u tiro badan si shacabka doolarka haystaa ugu helaan qiime jaban. Saraakiil ka tirsan Baanka Somaliland oo uu Hoggaaminayo Maalulaha Baanka Somaliland ee Laamaha Bariga Cumar Cabdi Axmed (cumar xogogaal), […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Macalin u xirnaa Xukuumada Jabuuti oo ku geeriyooday xabsiga Gabood

Jabuuti Aug 31,2013(SDN)-Waxa Xabsiga Gabood ee Jabuuti ku geeriyooday mid ka mida dadkii ay xukuumada Jabuuti xabsiga u dhigtay in ay taageeraan mucaaridka dalka ee saluuga ka muujiyay hogaanka siyasadeed ee dalka. Marxuumka oo ahaa Proff dhiga luuqada Faransiiska ayaa bishan 28 keedii u geeriyooday jirdil ay u geysteen ilaalada xabsiga gabood. Sidaana waxa shaaciyay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Social Media campaign urges UK public to mark Day of the Disappeared

The Red Cross has launched a social media campaign to commemorate people who have gone missing throughout the world in disasters, as well as situations of violence and armed conflict.       The British Red Cross is asking people to mark this year’s International Day of the Disappeared (on Friday 30 August 2013) by […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Fanka Somalidu wuxu ku dhashay, kuna koray magalada Hargeysa , una sii gudbay magalada Muqdisho waxanu ku dhintay Qurbaha

Waxan marka hore halkan ka salaamaya dhamaan akhristyasha maqaaladayda aan ku qoro dhamaan warbaahinta Geeska Afrika.  Inta kadib aan idin xasuusiyee maqaalkani wuxu daba socda mid hore oo aan hore u qoray kaasoo haldhiguusu ahaa “ Hooyadii fankaay Hargeysaay ma sidaasa kuu danbaysay”.    Maqaalkaasoo oo aad uga hadlaay dibu dhaca ku dhacay Fankii Hargeysa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

madaxweyne silaanyo laba jeer ayuu saxeexay in aan somaliland aqoonasii heliin

marka hore salaan dhamaan saxaafada xorta ah marka xigatana dhaman akhriisatayasha sharafta badan inta kadib waxayinu yara gali doona maqal koobaan oo ka hadalay hab dhaqanka siyaasada silaanyo , aduunka waxa laga hadal wixii hore ee aad meel dhigato ama see ku yalaa taariikhduna waa wax yalaa oo dadku ku kala baxaan laakiin inaaga waxa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Wadaaddada waxan leeyahay waar idinkaa maanta dadka ugu khamiisyo cad-cad, kimistiinuna way……..”sheikh Aadan siiro.

  Hargeysa:31-Aug-2013-(SDN)-Sheekh Aadan xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan siiro) oo ka mid ah culimada waaweyn ee Somaliland, ayaa markii ugu horraysay si sarbeeb ah uga hadlay culimo  reer somaliland ah oo la sheegay inay ka mid noqdeen Ururro Diimeed oo ka jira Dalka Somaliya. Sheekha oo caan ku ah inuu difaaco qaddiyada Somaliland ayaa khudbaddiisii maalintii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiyaha Baanka Somaliland Oo Faahfaahiyey Hannaan cusub oo Giimbaarta lagaga Beddelayo Gobolka Sanaag

Hargeysa:31-Aug-2013(SDN)-Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa in muddo ahba  ku hawllanaa qorshe lacagta giimbaarta ah ee khal-khalka ku haysa Dadweynaha Gobolka Sanaag lagaga beddeli lahaa, waxana Haatan gobolkaas ku sugan khubaro diyaarinaysa hannaankii meesha looga saari lahaa.  Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir  Cabdi oo Habeenkii xalay si gaar ah ugu warramayey shabakadda wararka ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Tallo iyo Toosin : wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare JSL Faalo Q1aad Hamse Dubad Abdillahi+Aqoonyhnka jamacadaha dalka ugandha

Tallo  iyo Toosin : wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare JSL  Faalo  Q1aad  Hamse Dubad Abdillahi+Aqoonyhnka jamacadaha dalka ugandha   (KampalaSDN)   Anigoo ah muwaadin u dhashay Somaliland xaq dastuuriyana u leh SHEEGO  oo IFTIIMIYO  ,toosina karo wadanakayga hadabo wadanku higaagsan lahaa horumar dhinaca waxbarashada madaama ay waxbarashadu tahay furaha ama dhabaha kaliya ee ee lagu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

After 15 months’ captivity in Somalia, a story of resilience

New York, Aug.31, 2013 (SDN)- The question often asked, when Amanda Lindhout disappeared in one of the world’s nastiest war zones, was: Why? Nobody instructed the young journalist to visit Somalia in the middle of a civil war. No editors demanded her coverage; her only steady job when she landed in Mogadishu was a regular […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Markii u horaysay ka hadlay Khilaaf ku saabsan Sahaminta Shiidaalka ee Deegaanka Togdheer {DAAWO}

Burco 30.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancadde oo ku Sugan Magaalada Burco ayaa ka hadlay Khilaaf la Maalmihii u danbeeyay ka taagnaa deegaano ka tirsan Gobolka Togdheer oo ay ka Socoto Hawl Sahaminta Shiidaalka ah. Wasiirka arrimaha Gudaha ee Somaliland waxa uu Sheegay in Xukuumadu ka Mas’uul tahay […]

Posted in Uncategorized | Read More »