Home » 4:34 am Entries posted on “August, 2013”

Alshabaab Oo Markii Ugu Horraysay Si Adag uga Hadashay Gumaadka Lagu Hayo Ikhwaanu Muslimiinka Dalka Masar

Baraawe:20-Aug-2013-(SDN)-Ururka Alshabaab ee ka dagaalama dalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dhibaatada  iyo Xasuuqa ay ciidamada Masar ay ku hayaan shacabka taageerayaasha u ah Maxamed Mursi iyo ururka Ikhwaanka.   Alshabaab ayaa war ay ku daabaceen barta ay ku leeyihiin Twitter-ka  kaga hadlay xaaladda ka taagan dalka Masar iyo baaq ay u direen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Safaaradda Soomaalidu Ku Leedahay Yemen Oo Bilowday Diiwaangelinta Arday ka Faa’iidaysanaysa Deeqo Waxbarasho Oo Ay Heleen

Sanca:20-Aug-2013-(SDN)- Iyadoo ay soo kordhayaan Deeqa waxbarasho ee Wasaaradda Horumarinta iyo Adeegga Bulshadu ka helayso waddamada Carabta,  ayaa    Safaarada Soomaaliya ee  wadanka  Yemen,  waxay   bilawday   diwaangalinta ardayda  Soomaaliyeed  ee dhamaysatay waxbarasha dugsiyada sare ee ku  nool  xerooyinka  qoxootiga  dalkaasi Yemen ku yaalla. .   Qunsulka soomaalida u fadhiya dalka Yemen Axmed Cabdi Xasan oo la […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sideebay dawladu dhaqaalaha dalka u kordhisaa kharashaadka aan loo baahnayna u yaraysa

Waan idin salaamay dhammantiinba dadka maqaalkan akhrisanayaw. Horta anigu dalkii Somaliland ma degeni laakin sida ay dawladu wax u maamusho war iguma seegana oo wax walba warbaahintaan kala socda. La iskuma hayo Xukuumadan waxbadan way qabatay. Waxana amaan mudan waxqabadkii ugu danbeeyay ee ay imika talaabsatay sida darajada Ciidamada oo dhamaan la dhamaystiray, Airporkii Hargeysa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dowladdaay Dukaameysiga daa

Ilaahow adaan waxba kaa qarsooneyn. Anigu waxaan arkayaa, Dowladda maanta dalka ka arrimineysa, siiba hoggaankeeda sare in aanay diyaar u ahayn hanashada howlaha loo doortay ama loo igmaday. Waa mas’uuliyeen xilal culus lagu aaminey loona dhaariyey. Balse hab dhaqankooda, hadaladooda, gudashada waajibkooda, fikradahooda, ficilladooda iyo go’aamadooduba waxay istaweynayaan niman hayya xilal dhalanteeda oon dhab ahayn. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Adis Ababa Gaadhay iyo Ujeedka Socdaalkiisa

Adisabab:20-Aug-2013-(SDN)-Madaxwaynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi  Ballaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa galabnimadii shalay gaadhay  magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia halkaasi oo uga qayb galayo sanad guuradii koowaad ee kasoo wareegtay geeridii Ra’iisul Wasaarihii dalka Ethiopia Atto Meles Zenawi.   Dowladda Ethiopia ayaa sanadkii tagay 21-Aug shaacisay in uu geeriyooday Ra’iisul Wasaare […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Energy Group Opposes Somali Government Deal With Soma Oil and Gas

The East African Energy Forum (EAEF) has called on the Somali government to cancel the agreement that it signed with Soma Oil and Gas, describing it as detrimental to Somali national interest, the EAEF said in a statement Thursday (August 15th). “This deal goes against the very principle of transparency and anti-corruption that this government […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qurbajoogta reer Puntland oo loogu baaqay Maalgeshi

Garowe 19.Aug 2013 (SDN)- Afhayeenka Jaaliyada Puntland ee Norwey Ciiro Axmed Xasan oo dhowaanahan Puntland ku sugnaa ayaa ka Warbixiyay Waxyaabaha ugu waaweyn ee dalka kula Kulmay Mudadii 18 sanno oo uu ka maqnaa. Raage Ciiro ayaa si gaar ah qurbajoogta Puntland ugu baaqay inay maalgashadaan dhulkooda, islamarkaasina hantida ay dalka dibadiisa ku haystaan la […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Awdal traditional leaders Establish Unity Forum

Borama 19.Aug 2013 (SDN)- Awdal traditional leaders have established a cultural unity forum during a ceremony held in Borama attended by traditional leaders from Awdal, Salal and Gabiley regions. After a two day meeting between 18-19th August the traditional leaders agreed the following points 1. To empower people for cultural peace unity 2- To strength collective […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xoghaya ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed oo ka Hadlay Xadhig la Sheegay in loo gaystay {DHAGAYSO}

Muqdisho 19.Aug 2013 (SDN)- Xoghaya ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ Cumar Faaruuq Cismaan Nuur ayaa ka hadlay xarig la sheegay inay u gaysteen Ciidamadda Nabad sugida dowladda Soomaaliya, oo la sheegay in lagu soo eedeeyay inuu lunsaday lacago loogu tala galay Saxafiyiinta Soomaaliyeed. Waxaa uu sheegay in Cumar Faaruuq aan la xerin, laaiin waxaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ururka VOSOMWO oo Hargeysa ku qabtay dood-cilmiyeed lagu dersayo caqabadaha doorashadii Deegaanka Somaliland kala kulmay Murashaxiintii bulshada Lahayb-sooco

Hargeysa 19, August 2013 (SDN)- Ururka VOSOMWO oo ka mida kuwa samofalka ee ka hawlgala Somaliland, ayaa maanta magaalada Hargeysa ku qabtay dood-cilmiyeed lagu dersayo caqabadaha doorashadii Deegaanka ee November 29 2012 dalka ka dhacday kala kulmay murashaxiintii bulshada Lahayb-sooco. Kulanka oo lagu qabtay hotelka Safaari ee magaalada Hargeysa, waxa ka qaybgalay guddoomiyaha xisbiga UCID […]

Posted in Uncategorized | Read More »