Home » 12:19 pm
Entries posted on “August, 2013”
Addis Ababa 20.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in maanta uu la kulmo raysul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, kaddib markii uu shalay gaaray dalkaasi. Labada mas’uul ayaa ka wada hadli doona xiriirka iyo iskaashiga labada dowladood ee Soomaaliya iyo Itoobiya. Sidoo kale, madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 20.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka wasaarada Beeraha Md. Faarax Cilmi Maxamuud( Geedoole ) ayaa maanta kala wareegay hay’ada ARAHA deeq siidh-ka Beeraha ah oo loogu talagalay in ay ka faaiidaystaan Beeralayda Somaliland. Deeqdan oo ka timi hay’ad maraykan ah oo lagu magacaabo LIVE FOR RELIEF AND DEVELOPMENT ayaa hay’adda ARAHA oo la soo mariyey waxay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 20.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo uu Weheliyo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefti uu Hogaaminayo Garaadka Cabdilaahi Maxamed Guuleed kana kooban Saladiinta Iyo madaxdhaqameedka Deegaanka Fiqi Fuliye ee Gobolka Sanaag. Shirkan ayaa markii uu dhamaaday waxaa Saxaafada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gaalkacayo 20.Aug 2013 (SDN)- Shir looga hadlaayo Barnaamijka Higsashada Cusub (New Deal) ayaa maanta ka furmay magaaladda Galkacyo, barnaamijkan oo ah wada-tashi ayaa socon donaa labo maalmood , waxaana shirka furay Wasiir kuxigeenka Wasaarada Maaliyadda Qorsheynta mudane Abukar Sheikh Cabdi Ibrahim oo hormuud u ahaa waftigii dowladdu u xilsaartay New Deal-ka iyo Madaxweynaha maamulka Galmudug […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe:20-Aug-2013-(SDN)- Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Faroole, oo ka hadlayey Munaaasibada lagu qabtay Garoowe, waxa uu dhaliilo u soo jeediyey siyaasadda Dawaladda Turkigu ku horumarinayso Magaalada Muqdisho. Madaxweyne Faroole, ayaa sheegay inay Turkigu dhamaanba gargaarkii Soomaalida oo dhan loogu talo galay uu ku shubay magaalada Muqdisho. “Sababta aan u celinay markabkii siyaasadeysnaa waa inaga oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Rafax:20-Aug-2013-(SDN)-Saraakiisha Ammaanka u Qaabilssan Dalka Masar ayaa sheegay in ugu yaraan 25 boolis ah lagu dilay weerar ka dhacay gacanka Sinai Maalintii shalay. Maleeshiyaad Islaami ah ayaa looga shakisan yahay in ay Isbaaro u dhigeen laba gaadhi oo ay ku safrayeen ciidammada booliska meel ka baxsan magaalada Rafax. Waxaa la kordhiyay ammaanka gacanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Aug 20,2013(SDN)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa taageero u muujiyay Shir Beesha Sacad Muuse ee Hoodaale,sidaa waxa lagu sheegay qoraal uu ku sexeexan yahay xoghayaha arrimaha dibedda ee UCID Md Abdi M.Saleiman(Mingiste),warmurtiyeedka ayaa sidan u dhignaa:Waxaa mudan in marka hore aanu halkan salaan uga soo gudbino guud Shacabka qaaliga ah ee reer Somaliland ,meelkastoo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qardho Aug 20,2013(SDN)-Madaxweynihii hore ee Puntland Gen Cade Muuse ayaa qoraal dheer oo uu soo saaray waxa uu uga waramay xaaladaha siyaasadeed ee ka jira Puntland haatan. Qoraalka ayaa ku so beegmaya maalmo ka dib kolkii ay Gen Cade iyo Madaxweyne Faroole ereyo qalafsan hawada isu mariyeen,Qoraalka Cade Muuse ayaa sidan u dhignaa: Waxaan ugu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:20-Aug-2013-(SDN)- Taliyihii Booliska Saldhiga Wajaale Muxumed Yare ayaa maalin ka hor lagu soo xidhay Xerada Birmadka Hargeysa, kadib markii loo sheegay inuu soo celiyo Derejo hore loo siiyey oo aanu u qalmin. Taliyaha ayaa hore loo siiyey Derejada Kabtanka, waxase lagu wargeliyey inuu xaq u leeyahay laba-xiddigle taas oo uu isagunka iska diiday inuu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qahira Aug 20,2013(SDN)-Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusni Mubaarik ayaa lagu wadaa in Xabsiga laga sii daayo maalmaha ina soo haya iyada oo xukuumada KNG ah ee dalkaasi ay qorsheyneyso in ay madaxweynihii u horeeyay ee dalkaasi Maxamed Morsi in denbiyo hor leh lagu soo oogo. Madaxweyne Mubaarik oo xabsiga haatan ku jiray xabsiga […]
Posted in Uncategorized | Read More »