Home » 3:37 pm
Entries posted on “August, 2013”
Jawhar 20.Aug 2013 (SDN)- Wafdi uu hoggaaminayo isku duwaha arrimaha bini’aadannimo ee Qaramada Midoobay, Philippe Lazzarini ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe. Wafdiga Qaramada Midoobay ayaa booqashadiisa ku tilmaamay mid ay ugu kuurgalayay xaaladda bini’aadannimo ee ka jirta gobolka. Wafdiga ayaa isugu jira hay’adaha World Health Organization, hay’adda carruurta u qaabilsan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Boorama 20.Aug 2013 (SDN)- Kalfadhigii sadexaad ee golaha deegaanka degmada Boorame ayaa maanta si rasmi ah uga furmay xarunta dawlada hoose ee magaaladaasi. Kalfadhigan oo ay ka soo qayb galeen xildhibaanada golaha deegaanka uuna sidoo kale kala qayb galay Gudoomiyaha Goboka Awdal Cabdoo Axmed Aayir ayaa waxay ku gudo galeen ajendayaasha kalfadhigaasi oo ka kooban […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London-Aug-20-2013-qurbejooog.com-Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula kacaynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska oo uu sihabsami ah uga bilowdey Aug-17-dii horyaalkii oo ay ku tartamayaan 20-an kooxood. Todobadii ciyaarood ee qabsoomey waxay u kala badiyeen sidantan Liverpool 1_0 Stoke Arsenal 1_3 Aston Villa Norwich 2_2 Eve Sunderland 0_1 Fulham West Brom 0_1 Southhampton West Ham 2_0 Cardif Waxaa […]
Posted in Sports | Read More »
Kismaayo 20.Aug 2013 (SDN)-Markab sida raashin gargaar ah ayaa maanta ku xirtay dekedda magaalada Kismaayo. Markabka oo sida raashin ay ku deeqday hay’adda Bisha Cas ee Turkiga ayaa raashinka uu wado waxay isugu jiraan 20 kun oo kiish oo bariis, bur iyo saliid isugu jira. Axmed Warsame oo ka mid ah mas’uuliyiinta hay’adda Bisha Cas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, Aug 20, 2013 (SDN) — Somaliland president Ahmed Mohamed Mohamoud “Siilaanyo” met a delegation from Fiqi Fuliye District in eastern Sanaag region at the presidency in Hargeisa on Tuesday morning. The delegation led by Islan Garad Abdilahi Mohamed Guled consisted of Chiefs, intellectuals and elders of Fiqi Fuliye District in eastern Sanaag. Also in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu Aug 20, 2013 (SDN) — As Doctors Without Borders announced last week that they’re quitting Somalia after 20-plus years in the country due to an increase in violent attacks, the need for new solutions to this crisis is key. The answer to the rebel group al-Shabaab’s growth in Somalia, as I discovered this month […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu Aug 20, 2013 (SDN) — The reluctant pull-out of the medical aid group, Doctors Without Borders, from Somalia after many hard, dangerous years there is a sign of the circumstances that prevail in that East African region. Doctors Without Borders — “Medecins Sans Frontieres” in French — is probably the hardiest and most non-political […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi Aug 20, 2013 (SDN) — Abducted, drugged and gang raped in Somalia: a young mother details the most brutal of allegations against African Union troops and Somali soldiers in a case causing widespread anger. “The soldiers raped me… I tried to defend myself but they beat me badly and I passed out,” she said, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 20.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland ku qaabilay Wefti Balaadhan oo ka socday Deegaanka Fiqi-fuliye oo uu hogaaminaayo Garaad Cabdilaahi Maxamed Guuleed oo ay la socdeen Chief Caaqilo, Cuqaal, Aqoon yahano iyo waxgarad ka tirsan deegaamadaasi Labada Dhinac ayaa Markii Kulanku Dhamaaday Waxay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 20.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Maanta sheegay in Aqoonsiga,Koboca Dhaqaalaha, Horumarintiisa iyo Nabadgalyaduba ay tahay Waxyaabaha uu ahmiyada Kowaad Siinayo wax ka qabashadooda. Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegay mar uu maanta warbaahinta kula hadlayay Huteelka Maansoor ee Caasimada Hargaysa,ayaa waxa uu Wasiirku Xusay in Isku […]
Posted in Uncategorized | Read More »