Home » 4:10 am Entries posted on “August, 2013”

Ciidamada RRU-da oo Xalay Reer Burco jiif Iyo Joogba u Diiday iyo Wadooddo iyo Dadkale oo Guryahoodii Lagala Baxay

Burco:21-Aug-2013-(SDn)-Ciidamada Booliska  Gaar ahaan kuwa sida gaarka ah loo Tababaray ee RRU, ayaa Xalay saqdii dhexe weerar Hubaysan ku soo qaaday Guriga uu ka degan yahay magaalada Burco Sheekh Siciid Axmed Jaar oo ka mid ah Ganacsatada Gobolka Togdheer. Ciidankan oo watay Gaadiid aad u tiro badan  ayaa la sheegayaa inay markii ay soo gaadheen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Boqor Cismaan Buur-madow oo Ka Hadlay Shirka Beesha Sacad Muuse iyo Kala Saaridda Guddoomiye Muuse Iyo Wasiir Samaale

Hargeysa:21-Aug-2013-(SDN)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa shirka Beesha Sacad Muuse uga socda Deegaanka Agabar oo Muddooyinkii dambe Hadal-hayntiisu bulshada dhexdeeda aad ugu badnayd. Boqorka oo maalintii shalay u warramayey qaar ka mid warbaahinta dalka, ayaa ugu horrayn kula taliyay Reerka shiraya inay  soo saaraan wax Somaliland iyo reerkaba dani ugu jirto, “Annaba waa shiri […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ex-Somali colonel, former US resident, ordered to pay $15M in damages in civil torture case

COLUMBUS, Ohio Aug 21, 2013 (SDN) – A former Somali military colonel who left the United States while facing civil allegations that he tortured a human rights advocate was ordered by a federal judge on Tuesday to pay $15 million in damages. Federal Judge Mark Abel awarded the compensation to Abukar Hassan Ahmed, who in a […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Cabashadii iyo Qawadkii Saraakiisha Ciidanka ee Derajooyinka Oo Cirka Isku Sii Shareeraysa iyo Saraakiil Sarsare oo Markii Dheg jalaq loo Siin Waayey Go’aanno Halis ah Qaatay

Hargeysa:21-Aug-2013- (SDN) –  Tan iyo intii Guddidii Derajo qaybinta Ciidamada Somaliland ay bilaabeen bixinta Derejooyinka Ciidanka waxa marba marka ka dii dambaysa sii kordhayey Cabashada ciidamada kala duwan ee dalku ka muujinayaan qaabka Guddidu wax u soo xuleen. Iyadoo ay jiraan saraakiil sarsare oo Ciidan oo illaa iyo hadda u xidhxidhan saluug ay muujiyeen oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Barnaamijka Higsiga Cusub ee (New Deal ) ayaa maaanta ka furmay Magaalada Galkacyo ee Maamulka Gal-mudug

Galkacyo, 20, Augst, 2013…..Shir looga hadlaayo Barnaamijka Higsashada Cusub (New Deal) ayaa maanta ka furmay magaaladda Galkacyo, barnaamijkan oo ah wada-tashi ayaa socon donaa labo maalmood , waxaana shirka furay Wasiir kuxigeenka Wasaarada Maaliyadda Qorsheynta mudane Abukar Sheikh Cabdi Ibrahim oo hormuud u ahaa waftigii dowladdu u xilsaartay New Deal-ka iyo Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xasan Sheekh Maxamud Oo u banbaxay Sidii U Baabi’in lahaa Xisbigii Sheekh Shariif, Xubin Muhiim Ahna Kala Soo Dhex Baxay

Muqdisho:20-Aug-2013-(SDN)-Warar ku dhaw dhaw Aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya, ayaa sheegaya in madaxweyne Xasan Sheekh uu haatan u ban baxay sidii uu  hilifaha ugu laabi lahaa xisbiga madaxweynihii uu ka guulasytay ee Sheekh Shariif, isagoo mid ka  mid ah baalashii xisbigaas u magacaabay xil muhiim ah. Waxa la sheegayaa in masuulkaas oo Magaciisa la yidhaahdo Daahir […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xuska Maalinta Mallaariyada oo Maanta Adduunka Si weyn looga Xusay

New York :20- Aug-2013-(SDN) -Sanad kasta waxa dunida looga dabaal degaa maalinta kaneecada Adduunka oo loo Asteeyay maanta oo kale oo dunida oo dhan laga xusayo. Maalintaa ayaa loo Aqoonsaday sanadii 1897 xilligaa oo dhakhtar ka soo jeeda Dalka Uk oo la yidhaahdo Sir Ronald Ross ogaaday in dhiidhigga kaneecada uu gudbiyo Cudurka Duumada oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

MSF: Why We Left Somalia

Zurich, Aug 20, 2013 (SDN) —  Our announcement on 14 August that we were closing all our medical programmes in Somalia sent shockwaves through political and humanitarian communities. It came at a moment when world leaders, for the first time in decades, began making positive noises about a country on the road to recovery and […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia: Media Law Hits Somali Journalists

Mogadishu Aug 20, 2013 (SDN) —  Somalia’s journalists say that the government is not serious about reviewing the country’s new, controversial media bill that requires them to reveal their sources, despite a series of recent consultations. Their concerns have been raised as another journalist, Ahmed Shariif Hussein, who worked for state radio and TV as […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Faroole oo Booqday Wasaarada Caafimaadka iyo Xogwaran laga siiyay

Garowe 20.Aug 2013 (SDN)-Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta 20 Aug, 2013 booqasho ku tagay xarunta wasaarada caafimaadka ee Puntland. Wasiirka caafimaadka Dr.Cali Cabdulaahi Warsame ayaa madaxweynaha uga waramay hawsha wasaaradu halka ay mareyso iyo ololaha Talaalka Dabaysha qaabka uu uga socdo deegaanada Puntland. Kulan uu la yeeshay bahda caafimaadka Dr.Farole ayaa lagu […]

Posted in Uncategorized | Read More »