Home » 12:06 pm
Entries posted on “August, 2013”
Bulo Marer, Aug 21, 2013 (SDN) – Islamic extremists suspected to be rebel al-Shabab militants have kidnapped a Christian mother of two young children in Somalia and threatened her husband because of their faith, her husband said. Three masked men abducted Shamsa Enow Hussein, 28, on August 5 in Bulo Marer, Lower Shebelle Region, at 7 […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, Aug 21, 2013 (SDN) – In recent months the number of pirate attacks along Somalia’s coast has dropped, but an estimated 97 seafarers remain in the hands of pirates. Many of these hostages are uninsured and negotiations for their release have come to a standstill. For two years and nine months now, Somali pirates have […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Damascus Aug 21, 2013 (SDN) – Syrian opposition groups claimed that hundreds were killed Wednesday when the government used chemical agents in rebel strongholds in the Damascus countryside. Videos posted online by opposition activists show lifeless bodies, most with no visible signs of injury. Many of the injured appeared to be convulsing. CNN could not immediately […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:21-Aug-2013- (SDN) – Tan iyo intii Guddidii Derajo qaybinta Ciidamada Somaliland ay bilaabeen bixinta Derejooyinka Ciidanka waxa marba marka ka dii dambaysa sii kordhayey Cabashada ciidamada kala duwan ee dalku ka muujinayaan qaabka Guddidu wax u soo xuleen. Iyadoo ay jiraan saraakiil sarsare oo Ciidan oo illaa iyo hadda u xidhxidhan saluug ay muujiyeen oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Aug 21,2013(SDN)-Haweeneydii dhawaanta ay kufsadeen ciidamada AMISOM ee degen xerada Maslax ayaa markii u horeysay saxaafada u warantay kana war bixisay fal danbiyeedkii lagula kacay. Haweeneyda oo aan magaceeda la shaacin ayaa TVga Somali Channel uga waratay sidii loo afduubtay isla markaana loo kufsaday. “ciidamada dawlada Soomaaliya ayaa i afduubay oo indhaha iga xiray,waana […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Columbus Aug 21,2013(SDN)-Sarkaal hore oo ka tirsanaa ciidamadii hore ee Soomaaliya isla markaana Mareykanka isga tegey xili ay Maxkamadi ku socoto ayaa xukun ku dhacay. Col Cabdi Aden Magan ayaa waxa lagu helay denbi ah in uu bixiyay amaro lagu jir dilay Abukar Xasan Axmed sanadihii 1980aadkii. Xaakim Mark Abel ayaa faray in Col Magan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Aug 21,2013(SDN)-Afhayeenka Al Shabaab Cali Maxamuud Raage ayaa ka hadlay dhacdadii ay ciidamada dawlada iyo kuwa AMISOM ee xerada Maslax ay ku kufsadeen haweeney Soomaaliyeed. “Ciidamada dawlada ayaa marka hore afduuba Gabdhaha oo kufsada ka dibna waxa ay la wadaagaan ciidamada AMISOM”ayuu yiri Cali Dheere. “Ciidamada dawladu waa haraagii meliishaadkii hogaamiye kooxeedyadii,waxa ay laayaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Eed, Arxan daro, Itaal sheegad iyo Uur-xumo la isku beeraa waa waxa uu Aadanuhu kusoo Caana-maalayay illaa iyo aminkii ay Ilmo Aadan Is maageen oo midkood uu kii kale Ableeyda la dhacay Iilkana geliyay. Sidaas beey Ayaan daradu u tiilay, Eebe Xikmadiisa ayeeysa ku ahaatay inuu Uunku noolaado, una tallaaba qaado Dhismo Aduun iyo Aayatiin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:21-Aug-2013- (SDN) – Subaxan Saaka ah Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho waxa ay si aad ah u hadal hayaan arrin habeenkii xalay ahaa ka dhacday Agagaarka Aqolka Madaxtooyada Somaliland. Gurigaasi ayaa waxaa xalay weerar ku qaaday ciidamada Nabadsugida Dowladda Federaalka Somalia, oo xidhay dhammaan aagga, islamarkaana dhammaan luuqyada ka dhow ku daadiyey ciidan, iyada oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Barawe:21-Aug-2013-(SDN)-Sh. Fu’aad Shongole oo ka tirsan saraakiisha sare ee dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab, ayaa sheegay in qofkii nool ee Alle cimri siiyay uu mar uun arki doono Xarunta Dalka maraykanka oo uu ka Dul babanayo Calanka Tawxiidku ku xardhan yahay. Hadalkan ayuu ka sheegay Fu’aad Shongole munaasabad ay kasoo qeybgaleen waxgaradka beesha Jiido isla markaana lagu furayay […]
Posted in Uncategorized | Read More »