Home » 8:26 pm
Entries posted on “August, 2013”
Mogadishu, Aug 21, 2013 (SDN) – The first training course sponsored by the International Federation of Association Football (FIFA) in Somalia in two decades concluded at Mogadishu’s Benadir stadium Monday (August 19th), FIFA announced. Thirty-one football coaches from across Somalia attended the five-day programme, which ended with a festival that hosted 300 children. The coaches will […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ceerigaabo 21.Aug 2013 (SDN)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa baaq nabadeed u diray labada beelood ee Shaqaaqada gacan ka hadalka ahi maanta ku dhex martay Deegaanka Good-heerin ee Degmada Oog . Wararka ilaa hadda degaankaas naga soo gaadhaya ayaa sheegaya in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi, Aug 21, 2013 (SDN) -Somalia’s government vowed Wednesday to deliver justice in the case of a local woman who alleged she was gang raped by African Union troops and Somali soldiers. “My team and I are committed to getting to the bottom of this case, and all other allegations of sexual violence,” Somalia’s minster […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 21Aug13(SDN) Fanaanadii Somaliyeed Saadio Cali Warsame ayaa iska casishay barlamnaka Somalia kadib markii uguhoraysay oo ay manta ka hadashay saxafada xorta ah in ay ka xuntaay wax walba oo dhacaay imikana ay tidhi waxan rajaynaa in ay reer somaliland i cafiyaan ,,, Xildhibaan saado cali ayaa sheegataay hada ka hor pro Ahmed Ismail Samater […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Sweden 21.Aug 2013 (SDN) ” Waxaan xaqiijinaynaa in haweeney Swedish ah lagu toogtay Muqdisho, balse nasiib wanaag ma dhiman way nooshahay, waxayna la hadashay safiirka Sweden, iyadoo dhaawac ah ayay taallaa isbitaalka howlgalka Midowga Afrika ee Muqdisho, waxaana lagu howlan yahay sidii daaweyn dheeraad ah loogu qaadi lahaa Nairobi” Sidaasi waxaa tiri Camilla Åkesson Lindblom oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 21.Aug 2013 (SDN)- Dad faro badan oo ka cadhaysan Ay mayd ah oo xalay lagu soo tuuray goobta qashin qubka ee xaafadda Half-London ee magaaladda Hargeysa ayaa maanta iskugu soo baxay goobtan. Sida ay sheegeen dadkani, Ay-gan oo la sumeeyay ayuu meesha uu keeney maydkiisa gaadhi nooca yar yar ee loo yaqaab Granda-ha oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 21.Aug 2013 (SDN)- Maamulaha Madaarka Hargeysa Abdillaahi Qaasim Obsiiye ayaa Qoraal uu Maanta soo saaray ku beeniyay War Sheegaya in Madaarka Caasimada oo uu dhawaan Madaxweynaha Somaliland Xadhiga ka jaray aan wax la taaban karo laga qaban. Warsaxaafadeedka Maamulaha ayaa u dhignaa Sidan:- Waxaanu si mugleh u beeninaynaa war maanta ku soo baxay wargeyska […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 21.Aug 2013 (SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefti uu hogaaminayo Safiirka Holland u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Joost Reintjest oo Booqasho ku Yimid dalka. Kulankan oo ay Madaxweynaha ku wehelinayeen Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland,Wasiirada Arrimaha Dibada,Gudaha, Macdanta iyo Tamarta. Markii Kulanku dhamaaday waxaa si wada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 21.Aug 2013 (SDN)-Dabley hubeysan ayaa maanta ku toogtay meel ku dhow Isgoyska KM ee Muqdisho laba askari oo Booliis ah, kuwaasoo ilaalo u ahaa haweeney u dhalatay dalka Sweden oo la dhaho Ann Margareta Lihv taasoo ka soo baxday xarun ay Jaamacad ka mid ah kuwa Muqdisho ku leedahay meel ku dhow halka uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Cairo, Aug 21, 2013 (SDN) -An Egyptian court Wednesday ordered the release of former President Hosni Mubarak, ushering in yet another potential flash point of anger in a country already reeling from unprecedented political violence. A judge in Cairo said there were no legal grounds to hold the 85-year-old former autocrat under allegations of corruption […]
Posted in Uncategorized | Read More »