Home » 4:35 am Entries posted on “August, 2013”

Madaxweynihii Hore ee Masar Xusni Mubaarik oo xabsi guri loogu bedelay Xabsigii

Qahira Aug 22,2013(SDN)-Maamuleyaasha dalka Masar ayaa sheegay in aanu madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Xusni Mubaarik xoriyad buuxda heli doonin ka dib kolka xabsiga laga sii daayo dhawaan. Xukuumada Masar ee KMG ka ah ayaa culeys saaid ah kala kulantay xoogagii kacdoonka ku riday dawladihii Mubaarik iyo Morsi. Waxaana jirtay cabsi weyn oo ku wejahan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Boqor Buur-madow oo Farta ku Fiiqay Habka kaliya Beelaha Somaliland uga wada faa’iidaysan karaan khayraadka Dalka

Hargeysa:22-Aug-2013-(SDN)-Bqor cismaan Aw Maxamuud Buur-madow oo ka mid ah Madax-dhaqameedka caanka ka ah meelaha Soomaalidu Degto, ayaa sheegay in  tan iyo intii Somaliland xorriyadeeda dib ula soo noqotay wixii dheef ah ee laga helay ay afka si gaar ah ugu shubteen Beelaha Dhexe iyo midda Galbeed ee Aagga Boorama. Boqor cismaan oo maalintii shalay ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

War Deg deg ah: Suldaan Xassan Barre oo Xalay Daad kula Tegey Dooxa Dacar-budhuq.

Hargeysa:22-Aug-2013-(SDN)-Waxa habeenkii xalay Daad ku qaaday Suldaan xasan warasame shire oo ku magac dheeraa Suldaan Xasan-barre, iyadoon ilaa hadda la haynin Geeri iyo Nolol midnaba. Suldaanka ayaa ka mid ahaa wafti ballaadhan oo uu Hogaaminayo wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland oo u sii ambabaxayey daminta shaqaaqo Laba beelood ku dhexmartay Gobolka Sanaag, iyadoo uu Daadku ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia the Country of the Blind

Recently elected government in Mogadishu, has managed less than a year reduce to high hopes to hopelessness, suppress dissent voices, turn optimism to despair, trust to abuse , division among fallow Somalis, as it escalated civil war to new heights. One have to find antidote of existence in midst chaos whatever it takes, to fight […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaaliyeey halkee baad ka socotaa ama u socotaa?

Qormadaan waxaanu kusoo bandhigi doonaa qodobkan soo socdo: kacdoonadii dalkasoo maray,maxaa kiciyay maxaasa laga kasbaday? Dalka soomaaliya waxaa soomaray dhoowr kacdoon kuwaasoo isbedel ineey ukeenaan dadka iyo dalkaba lagu doonaayay.waxaana aan kasoo qaadan karnaa: 1-kacddoonkii AL- Imaam Axmed Gureey: waxa uu dhacay qarnigii 16 aad ee lasoo dhaafay sababtiisuna waxa ay ahayd: gumaad ay xabashidu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Warbixin soo bandhigtay dhibaatooyinka Dawooyinka Dumarku isku Cadeeyaan iyo sababaha Dumar badani u isticmaalaan

Minneapolis Aug 22,2013(SDN)-Warbixin ay daabacday Jaamacada Minnesota ayaa lagu soo bandhigay dhibaatooyinka Dawooyinka la isku cadeeyo iyo sabahahbaha Dumarka ku kalifa is Cadeynta. Warbixintan oo ay wax ka qortay haweeney Soomaaliyeed oo la yidhaahdo Aamina Cadaawe ayaa ka wareysatay dhawr dumar ah sababaha ku kalifa isticmaalka Dawooyinkan. “Si aad u noqoqto Haweeney Soomaaliyeed oo Qurux […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali woman researches health risks of skin-lightening practices

For some Somali women, having lighter skin tone is the ultimate beauty goal and they use skin products containing dangerous chemicals to reach that goal, according to a new University of Minnesota study. “To be a beautiful Somali woman, one has to have lighter skin color,” Amira Adawe, co-author of “Skin-Lightening Practices and Mercury Exposure […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland President receives Dutch ambassador to Somaliland and Somalia

Hargeisa,  Aug 22, 2013 (SDN) – Somaliland President Ahmed Mohamed Mohamed Silanyo today received the Dutch ambassador to Somaliland and Somalia Joost Reintjes in the presidential palace. Netherlands ambassador to Somalia Mr. Joost Reintjes said that the government of Netherlands is eager to reestablish relations with the government of Somaliland after an absence of more than […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: A haven of jollity and calm

Hargeisa,  Aug 22, 2013 (SDN) – The still unrecognised republic of Somaliland has been parading its de facto independence from its battered bigger brother, Somalia, with an international book fair in its self-styled capital, Hargeisa. Along with the reopening of a revamped international airport, the fair was intended to show the world that Somaliland is open […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia calls for regional outlook to peace, stability

Mogadishu,  Aug 21, 2013 (SDN) – A mid-year review done on the improvement of the humanitarian situation in Somalia shows that country’s crisis remains one of the largest and most complex in the world. The review carried out under the “Consolidated Appeal report for 2013 to 2015 indicates that the humanitarian situation has improved in the […]

Posted in Uncategorized | Read More »