Home » 4:25 pm Entries posted on “August, 2013”

Xusni Mubaarik oo Xabsigii laga soo daayay Xili uu Jaalkiisii Maxamed Mursi Jeel la qariyay uu ku Jiro

Qaahira 22.Aug 2013 (SDN) Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusni Mubarak ayaa laga sii daayay xabsiga, arintaas oo jahwareer kale ku sii kordhineysa xasaradaha ka taagan dalkaasi. Dayuurad nooca qumaatiga u kaca ah ayaa ka qaaday Mr. Mubarak xabsiga Tora ee Magaalada Qaahira maanta oo Khamiis ah, isagoo loo duuliyay cusbital military oo ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Al Shabaab waxey sameyaan ficillo xun xun oo ka soo horjeda shareecada Islaamka” fu’aad Shangole

Muqdisho 22.Aug 2013 (SDN)-  Horjooge fu’aad Shangole oo ka tirsan kooxda Shabaab ayaa sheegay in kooxdooda ay ka fogaatay shareecada Islaamka, isla markaana ay noqdeen ficiladoodu kuwo aan wanaagsanayn. Fu’aad Maxamed Qalaf Shongole oo ka tirsan Al Shabaab ayaa hadal uu ka jeediyay qeybo ka mid ah gobolka Shabeelaha Hoose waxa uu ku dhaliilay hoggaanka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Lama Ogolaan doono Cid Sidata wax Hub ah Ciidankuna way ka qaadayaan” Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Gaadhay deegaankii dhibku ka dhacay {DAAWO}

Oog 22.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade iyo Wefti uu  Balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa Gaadhay deegaank God-Heeli oo shaqaaqo gacan ka hadal ahi ku dhex martay laba beelood oo Walaalo ah Isla markaana Sababtay Dhimashada 6 Qof oo labada dhinac ah iyo Dhaawaca 9 qof oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Aas balaadhan oo loo sameeyay Marxuun Suldaan Bare Warsame iyo Weedhihii Madaxda {DHAGAYSO}

Hargaysa 22.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),oo ay Weheliyaan Shir Gudoonada Golayaasha Qaranka,Madaxda Xisbiyada,Madax dhaqameedyo iyo dadweyne kale  ayaa Galabta ka qayb galay aas balaadhan oo loo sameeyay alle ha u naxariistee Marxuun Suldaan Barre Warsame Shire oo ku geeriyooday Shil baabuur kadib markii uu Xalay dooxa dacar budhuq qaaday. Gudoomiyaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumadda Somalia oo Golaha Ammaanka Codsi u dirtay Kadib kulan ay maanta isugu yimaadeen

Muqdisho 22.Aug 2013 (SDN)- Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyagoo uga hadlay qodobo dhowr ah oo la xariira amniga, falkii shalay lagu dhaawacay haweeney u dhalatay dalka Sweden iyo codsi ay u jeediyeen golaha ammaanka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Bradley Manning: I want to live as a woman named Chelsea

Fort Meade, Aug 22, 2013 (SDN) —  Bradley Manning plans to live as a woman named Chelsea and wants to begin hormone therapy as soon as possible, the soldier said Thursday, a day after being sentenced to 35 years in prison for sending classified material to WikiLeaks. Manning announced the decision in a written statement […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Rape on the Rise in Somaliland As Perpetrators Receive Leniency

Hargeisa, Aug 22, 2013 (SDN) — Interference from traditional elders and lack of law enforcement are impeding the prosecution of an increasing number of rape cases in the Somaliland region. As many as 180 Somaliland women and minors were raped from January through August 18th, according to records kept by the Baahi-Koob Centre, a sexual […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale oo ay Gaadhi wada Saarnaayeen Suldaan Bare Warsame oo ka hadlay Siduu Shilkaasi u dhacay {DHAGAYSO}

Burco 22.Aug 2013 (SDN)- Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale oo Goob Joog ka ahaa Shilkii daad ee uu xalay ku Geeriyooday alle ha u naxariistee Marxuun Suldaan Barre Warsame Shire isla markaana ay Marxuunka Gaadhi wada saarnaayeen ayaa ka waramay sidii uu Shilkaasi u dhacay Habeenkii Xalay. Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale waxa uu Ka Sheekeeyay qaabka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia: Puntland Government Statement on New Deal Framework

Garowe, Aug 22, 2013 (SDN) — Puntland Government welcomes the New Deal Conference for Somalia, hosted by the European Union in Brussels on September 16, 2013, as the New Deal provides the guiding framework for working partnerships in fragile and conflict-affected States. Puntland recognizes the importance of the New Deal Framework, signed in Busan on […]

Posted in Uncategorized | Read More »

I’ll return to Somalia as doctor, says straight A GCSE girl

Nairobi, Aug 22, 2013 (SDN) —  A pupil who fled war-torn Somalia aged five when her father was killed said she hoped to return one day as a doctor after scoring 11 straight As in her GCSEs. Najma Ahmed, now 16, could not speak a word of English when she arrived with her mother Weliye […]

Posted in Uncategorized | Read More »