Home » 2:10 pm
Entries posted on “August, 2013”
Muqdisho 23.Aug 2013 (SDN)-Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ugu baaqday in ay isa soo diiwaan-galiyaan dadka ajnabiga ah marka ay soo gaaraan dalka si markaa looga warqabo islamarkaana loo sugo ammnigooda. Afhayeenka xukuumada Soomaaliya Ridwaan Xaaji C/wali oo arinta ka hadllayay ayaa sheegay weerarkii lagu dhaawacay haweeney u dhalatay dalka Swedan uu ahaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Wanla-Weyn 23.Aug 2013 (SDN)- Wasaaradda gaashaandhiga ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u soo jeedisay maamulka gobolka Shabeellaha hoose iyo ciidamada nabad-ilaalinta ee Midowga Afrika inay xoojiyaan ammaanka gobolka. Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya C/xakiin Xaaji Max’uud Fiqi oo wafdi uu hoggaaminayo uu maanta gaaray degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa tilmaamay in loo baahan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Oog:23-Aug-2013-9SDN0-Waftigii ballaadhnaa ee uu hogaaminayey wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa maanta Gudo-galay hawlahoodii shaqo ee la xidhiidhay daminta colaaddii labada Beelood ku dhex martay Deegaanka God-heeli. Sida ay sheegayaan wararka ka iminaya Deegaankaasi wasiirka iyo waftigan tirade badan ee uu hogaaminayo, ayaa maanta kulamo kala duwan la yeeshay dhinacyadii ay dirirtu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, Aug 23, 2013 (SDN)- Higher education institutions have proliferated in Somalia during two decades of civil war. More than 50,000 students are attending some 50 universities across the country. This exponential growth has happened largely without government oversight and quality control. Research and publications capacity is almost nonexistent. Teaching capacity is low. Universities lack […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, Aug 23, 2013 (SDN)- The Swedish politician Ann-Margarethe Livh, who was shot in the chest on Wednesday in Mogadishu in an attack that claimed two colleagues’ lives, said the gunmen tried to abduct her. Livh, of the minority Left Party, was on a visit to Somalia with youth from Stockholm’s Husby and Rinkeby neighbourhoods […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, Aug 23, 2013 (SDN)- Civil war raged in Somalia for more than 20 years. Peace is slowly returning but rape is still commonplace, especially in refugee camps in Mogadishu. Aid agencies help women to break their silence. The walls are lined with fabric, in the center are two couches. The atmosphere is warm and cosy. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:23-Aug-2013- (SDN) – Badiba Gobolada Somaliland wax aka socda Olole Dagaal oo Ballaadhan kaas oo lagaga soo horjeedo af-lagaadeynta Diinteena iyo Suubanaheena CW, iyadoo dadka ku dhaqan magaalooyinka waaweyn sanadihii u danbeeyay laga wacyi gelinayay waxyaabaha xun xun ee Diinta waxyeeleynaya. Guddiga Wanaag Farista iyo Xumaan Reebisa Somaliland oo dadaal u galay sidii looga joojin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Marka:23-Aug-2013-(SDN)-Kooxo hubaysan oo aan Haybtooda la aqoonssan ayaa xalay weerar ku qaaday sarkaal ka tirsan ciidanka dowladda gudaha Degmada Afgooye ee Gobolka shabellada hoose kuwaasi o dilay sargaalka halkaas ku sugnaa, iyagoo intaas ka dibna baxsaday. Dilkan ayaa waxa la geystay wakhti fiid ah oo Salaaddii cisho ka dib ah, waxana ninka la toogtay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Aug 23,2013(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka sadexaad ee xisbiga UCID Cali Guray ayaa taageeray warbixin uu dhawaan daabacay Matt Bryden oo ah khabiir aad wax uga qora arrimaha Soomaalida. Mujj Cali Gurey ayaa qoraal uu ku faafiyay barta internetka ee facebook waxa uu ku yiri;Warbixintii Matt Braden waxay taabatay xaqqiqada ka jirta Somaliland marka aynu eegno sedex […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:23-Aug-2013-(SDN)-Golaha Guurtida Somaliland oo ahaa golihii ugu magaca iyo maamuuska wanaagsanaa Somaliland, ayaa haatan noqday kuwo fadhiid ah oo Magac ahaan uun u jira, islamrkaana aan dalka wax la taaban karo u tarin. Golahan ayaa u xuub-siibtay Gole siyaasadeed, kana tegay arrimihii dhaqanka ee ay u xilsaarnaayeen, waxana ay wakhtigooda inta badan siiyaan arrimo siyaasadee,iyagoo […]
Posted in Uncategorized | Read More »