Home » 5:00 pm
Entries posted on “August, 2013”
Tripoli Lubnan 23.Aug 2013 (SDN) Ugu yaraan 27 qof ayaa ku dhintay laba qarax oo ka dhacay bariga dalka Lubnaan, waxaana ku dhaawacmay ugu yaraan 300 oo qof,Kadib markii Laba baabuur oo laga soo buuxiyay waxayaabaha qarxa lala beegsaday laba masjid oo ku yaalla magaalada Tripoli ee Lubnaan oo lagu tukanayay salaaddii Jimce. Wakaaladda wararka ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Musharaxa madaxweyne ku xigenka xisbiga ucid Md abdi rashid xasan mataan iyo hogaanka laanta xisbiga ucid dalka ugandha waxay Tacsi Tiiraanyo uu dirayaan suldaan bare shire warsame Waxanu tacsidan uu dirayaana Guud ahaan SHACABKA REER S/LAND Gaar ahaana Bahda Madaxdhaqameedka ee uu ka tirsanaa Geeridii Naxdinta laheyd ee Ku timid SULDAAN BARE SHIRE WARSAME oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe 23.Aug 2013 (SDN)-Hay’ada wadooyinka Puntland PHA ayaa rajo wanaagsan ka mujiisay inay dhamaystirto hawlgalka wadooyinka burbursan ee Laamiga Puntland lagu dayactirayo, Gudoomiyaha Puntland Highway Authority Eng. Maxamuud Cabdinuur ayaa Radio Garowe uga waramay halka ay shaqada marinayaan iyo dadaalka ay ugu jiraan sidii loo horumarin lahaa wadooyinka ay burburku soo gaaraan taasi oo dadka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 23.Aug 2013 (SDN)- Dowladda Kenya ayaa shalay ka digtay weerarro argagixiso oo maleeshiyada Al-Shabaab ay ka geysato magaalo-xeebeedka Mombasa ee dalka Kenya. Madaxa ciidanka booliska Mombasa Robert Kitur ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters inay heleen xog qarsoodi ah oo muujineysa in ay Al-Shabaab qorsheyneyso weerarro argagixiso oo inay ka fuliso qeybo ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi, Aug 23, 2013 (SDN)- Hope that Somalia may soon turn the page on decades of anarchy has been dealt a string of blows, giving the internationally backed government little to cheer as it marks its first birthday. Al-Qaeda-inspired fighters, breakaway regions, rival clans and a climate of rampant insecurity have conspired to ensure the Horn […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, Aug 23, 2013 (SDN)- Three arrests have reportedly been made in Somalia for an attack that left one young Somali-Swedish politician dead and a second Swedish politician injured. On Thursday, the Somali government said three people had been arrested for the attack, according to Norwegian news agency NTB. In addition to 24-year-old Abdirahim Hassan, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Zurich, Aug 23, 2013 (SDN)- The head of the United Nations agency tasked with defending press freedom today denounced the murder of Ahmed Sharif, a Somali journalist killed in Mogadishu. “I condemn the murder of Ahmed Sharif,” said the Director-General of the UN Educational, Scientific and Cultural Organization (UNESCO), Irina Bokova. “He joins an already […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Shanghai 23.Aug 2013 (SDN)-Ra,iisul wasaaraha ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan iyo wafdi ay hogaaminayso ayaa gaaray magaalada Shangahai ee caasimada dhaqaalaha dalka shiinaha. Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan waxaa garoonka diyaaradaha ee Shangahia ku soo dhaweeyay madax sar sare oo ka tirsan wasaarada arrimaha dibeda Shiinaha iyo Danjiraha Soomaaliya ee dhulweynaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera 23.Aug 2013 (SDN)- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo ay Weheliyaan Mas’uuliyiin kale ayaa maanta Gegida diyaaradaha ee Magaalada Berbera ku soo dhaweeyay Ciyaartoy Kubada Kolayga ah oo ka socda dalka Jabuuti ee lagu magacaabo Jabuti City. Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Maxamed Dhabeeye ayaa Sheegay inuu ku faraxsan yahay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismaayo 23.Aug 2013 (SDN)- Toddoba qof oo ka tirsanayd maleeshiyada Al-Shabaab ayaa shalay lagu dilay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose, kaddib markii ay weerareen xarun ay ku sugnaayeen ciidanka AMISOM ee garoonka diyaadaha Kismaayo. War-saxaafadeed kasoo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay in la gubay gawaari ay wateen maleeshiyada, isla markaana laga qabsaday gawaari […]
Posted in Uncategorized | Read More »