Home » 4:15 am Entries posted on “August, 2013”

Xukuumadda Soomaaliya Oo Ugu Baaqday Ajaanibka Dalkeeda Soo Gelaya Inay is Diiwaan-geliyaan

Muqdisho:24-Aug-2013-(SDN)- Xukuumadda ku-meel-gaadhka ah ee Soomaaliya ayaa ugu baaqday dadka ajaaniibta ah ee yimaada Soomaaliya in ay isa soo diiwaan galiyaan si amnigooda xukuumada loo Damaanad qaato. Afhayeenka Xukuumada Soomaliya Ridwaan Xaaji Cabdi Wali oo saxaafada kula hadlay Magaalada Muqdisho Habeenkii xalay, ayaa sheegay inay tusaale u tahay weerarkii dhawaan ka dhacay Magaalada Muqdisho ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nin Hubaysan oo Habeenkii xalay Nin kale oo shacab ah ku dilay Badhtamaha Hargeysa.

Harveysa:-24-Aug-2013-(SDN)-Marxuum aan ilaa hadda la aqoonsan ayaa habeenkii xalay fiidkii hore lagu dilay Magaalada Hargeysa, iyadoo la sheegay inuu dilkaas geystay nin hubaysan oo markiiba goobtaas ka  baxsaday. Dilkan ayaa ka dhacay  xaafadda Sinaay ee Konfurta Magaalada Hargeysa, gaar ahaan agagaarka Garoonka Hargeysa Studium, iyadoo ay ciidanka Booliskuna ilaa xalay ku hawllanaayeen sidii ay gacanta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Aqoon-yahan Jaamac Jiir oo Xabsi dheer oo Aanu Galabsan Lagu xukumay Si Hoosena Loo Geeyey Jeelka Mandheera

Hargeysa:24-Aug-2013-(SDN)-Aqoon Jaamac cilmi jiir oo ah qoraa reer Somaliland oo bulshada qalinkiisa wax ku tusa ayaa ay maxkamada Gobolka Hargeysa ku xukuntay xukun dheer oo Afar sano ah iyo Ganaax lacageed. Aqoonyahanka oo in ka badan bil xukun la’aan ugu xidhnaa Magaalada Hargeysa, ayaa ugu dambayntii la sheegay in xukunkaas  dheeri ku dhacay, iyadoo Goobta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hawshii xalka loogu raadinayey shaqaaqadii Deegaanka Oog oo caqabadi ku timi ka dib markii labada beelood midkood ku qanciweyday wixii la hor dhigay

Oog:24-Aug-2013-(SDN)-Isku dayadii laga dhex waday labada beelood ee ku wada nool Deegaanka  God heeli ee Gobolka Sanaag si loo damiyo colaadda, ayaa ay caqabadi ku timi habsami-u-socodkiisii ka dib markii labada Beelood mid ka  mid ah laga waayey Qaneeco. Isku dayo illaa iyo maalintii khamiistii gelinkeedii dambe la waday, ayaan ilaa iyo habeenkii xalay saacadihii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qodobada muhiinka ee heshiiska: Dowlada Gobeeldka Jubbaland iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya la filaayo in wada saxixi doonaan

Minneapolis Aug 24,2013(SDN)-Ilo ku dhowdhow Maamulka Jubbaland ayaa waxay xaqiijiyeen in Maamulka Gobaleedka jubbaland ee Soomaaliya iyo Dowlada Federaaliga ee Soomaaliya ay si buuxda iskugu afgardteen qodobadii ugu waawaynaa ee la isku hayay ka dib markii la aasaasay Maamul Gobaleedka Jubbaland ee Soomaaliya. Shirkaan oo si rasmi ah u bilowday magaalada Adis Ababa ee dalka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The Vision, the Courage and the Deeds of Some Notable Women of Somaliland origin pays off

I was watching an occasion in this week, whereby the American secretary of state was honouring a noble award for Somali women that is employed and engaged on social development programmes in Somalia, mainly, the capital Mogadishu, even though America is away from Somalia not less than 10, 000.00 kilometer. However, the America state department […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Supporting the New Deal for Somalia

 In my recent contribution on Somalia, published in the Malta Independent on  Monday 12 August 2013,  I may have sounded to many readers too optimistic about the new prospects for Somalia.  After tracing Somalia’s misfortunes over the past four or five decades, I argued that the huge investment and political engagement by the international community, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland re-opens airport at Hargeisa

Hargeisa, Aug 23, 2013 (SDN)- Somaliland, a self-declared republic in east Africa, has completed a renovation of the runway at Egal International Airport (HGA), which serves its ‘capital’ Hargeisa. Hargeisa Egal airport has re-opened with a revamped 2.4km runway and expanded terminals. Ethiopian Airlines will now restart daily flights from Addis Ababa, according to the Ministry […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Halkan Ka Daawo Wararkii ugu Danbeeyay ee Deegaankii Shaqaaqadu ka Dhacday ee God Heeli iyo Weftigii Xukuumada oo ka hadlay

Caynabo 23.Aug 2013 (SDN)- Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade oo ku Guda Jira Xalinta Shaqaaqo laba beelood oo walaalo ah ku dhex martay Deegaanka God Heeli ee Gobolka Sanaag ayaa maanta Kulamo la yeeshay bulshada ku dhaqan deegaankaasi. Weftigan uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guduhu waxay Maanta Kulamo la […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaan ka Tirsan Golaha Wakiilada oo Jaaliyada Somaliland ee Sweden kulan la Yeeshay

Stockholm 23.Aug 2013 (SDN)- Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland, isla markaana xubin ka ah xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa socdaal uu ku tagey dalka Sweden waxa halkaas kusoo dhaweeyay masuuliyiinta u qaabilsan xisbigaas. Xildhibaan NaasirXaaji Cali Shire ayaa kulan la yeeshay jaalliyada Stockholm oo ay hormood u yihiin […]

Posted in Uncategorized | Read More »