Home » 1:25 pm
Entries posted on “August, 2013”
Guri Ceel 24.Aug 2013 (SDN)- Warar hadda naga soo gaaray degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in dagaal hadda uu ka socdo meel duleedka ka ah degmadaasi. Dagaalkaasi waxa la sheegay inuu udhaxeeyo labada maleeshiyo beeleed oo walaalo ah waxaana dagaalka uu ka dambeeyey is qab qabsi geedo dhuxul loo badalayey lana doonayey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 24.Aug 2013 (SDN)- Fadhigii maanta ee Golaha wakiilada Somaliland oo uu shir gudoominayey gudoomiyaha Golhasi Md cabdiraxman Maxamed Cabdilahi ( Cirro) ayaa mudanayaashu waxay ansixiyeen ajendaha kalfdhiga 22-ad ee Golaha. Dood Xildhibaanadu ay ka yeesheen kalfadhiga ayaa keentay in qodobda qaarkood laga saaro, kuwo kalena lagu daro, sida xeerka dib u habaynta shuruucda dalka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 24.Aug 2013 (SDN)-Wasiirka Wasaaradda warfaafinta iyo dhaqanka ee JSL Md cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa maanta ka furay magaalada Hargaysa shirweynaha afraad ee mac-hadka cilmi baadhista iyo horumarinta ee SORADO, kaasoo lagaga hadlayo fursadaha iyo caqabadaha soo waajaha saxaafadda. Kulankan oo soconaya muddo labo maalmood ah ayaa waxaa ka soo qayb galay wasiir ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 24.Aug 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa fadhigii maanta Golaha wakiilada waxa uu tacsi ugu diray eheladii ay ka dhinteen dadkii naftooda ku waayey shaqaaqadii ka dhacday deegnka God-Heeli ee bariga Somaliland iyo Qoyskii uu ka baxay Suldan Barre warsame Shire oo ku naf waayay kadib markii uu qaaday […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 24.Aug 2013 (SDN) -Fadhigii maanta ee Golaha wakiilada Somaliland oo uu shir gudoominayey gudoomiyaha Golhasi Md cabdiraxman Maxamed Cabdilahi ( Cirro) ayaa mudanayaashu waxay ansixiyeen ajendaha kalfdhiga 22-ad ee Golaha. Dood Xildhibaanadu ay ka yeesheen kalfadhiga ayaa keentay in qodobda qaarkood laga saaro, kuwo kalena lagu daro, sida xeerka dib u habaynta shuruucda dalka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 24.Aug 2013 (SDN)-Wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha ee JSL Md Cali Maxamed warancadde iyo weftigii nabadeed ee heer Qaran ee uu hogaaminayey ayaa maanta oo sabti ah kulan balaadhan la yeeshay dhinacyadii ay shaqaaqadu ku dhexmartay deegaanka God-Heeli ee hoos yimaadda degmada gar’adag ee Gobolka sanaag Wasiirka oo khadka taleefoonka noogu waramay ayaa sheegay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdissho:-24-Aug-2013-(SDN)-Waxa Isa soo taraya wararka la xidhiidha Dilka Allah ha u naxariistee Ammiin Cali Muumin oo Habeenkii Xalay rag Hubaysani ku khaarajiyeeen Degmada Dharkeynlay ee Gobolka Banaadir. Oday dhaqameedkan la dilay ayaa kamid ahaa waxgaradkii soo xulay xildhibaanada barlamaanka Soomaaliya isla markaana ansixiyay Dastuurka haatan dowladdu ku shaqeyso oo muddo dheer hadalkiisu taagnaa. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington Aug 24,2013(SDN)-Askari Mareykan ah oo dad shicib ah ku laayay tuulo ku taal dalka Afgaanistaan sanad ka hor ayaa maxkamad ku taal Mareykanka ay ku riday xukun xabsi daaim ah. Sgt Robert Bales oo 40 jir ah ayaa qirtay xasuuqaas si uu uga bedbaado xukun dil ah oo ku dhici lahaa. “Waxaanu dooneynay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Geneva Aug 24,2013(SDN)-Qaramada midoobey ayaa shaacisay in qaxootiga haatan dalka Suria ka qaxay in ay tiradoodu kor u dhaaftay laba million oo ruux. QM ayaa sidoo kale sheegtay in kala bar dadkaasi ka qaxay colaada dalkaasi ka socday mudada dheer ay yihiin Caruur. “Ma maleyn kareysaa wales oo bilaa caruur ah,Los Angeles oo aan caruuri […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe:24-Aug-2013-(SDN)-Miino nooca lagu farsameeyo Somalia ee lagu qarxiyo Taleefanka Mobile-ka ayaa gelinkii danbe ee Jimcihii waxa la dhigay Agagaarka Aqalka Madaxweyne Faroole. Miinadan oo aan la garanayn xilliga rasmiga ah ee goobtaas la dhigay, waxase ay dadka deegaankaasi ku wargeliyee ciidana ammaanka inay miino taalo aqalka madaxtooyada agtiisa, iyadoo ciidankuna ku guulaysteen inay qarxiyaan miinadaas […]
Posted in Uncategorized | Read More »