Home » 3:47 am Entries posted on “August, 2013”

Ciidanka Ammaanka Somaliland Oo Shalay Goor Hore Gaadiidka Caasimadda Maraya Baadhitaanno ku Bilaabay

Hargeysa:25-Aug-2013-(SDN)-Ciidamada amaanka Somaliland ayaa  casarkii dheeraa ee shalay baadhitaano ku bilaabay gaadiidka maraya wadooyinka caasimada Magaalada Hargeysa, iyadoon si rasmi ah loo garanayn sababta keentay Baadhitaankan cusub.    Baadhitaanka Gaadiidka ayaa saamayn ku yeesha saxmada jidadka cidhiidhiga ah ee dayacan oo burbur badani ka muuqdo iyo gaadiidka oo inta badan waddooyinka magaalada gudeheedu xidhmaan,Maadaama uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Muqdisho:Hooyo Gabadh ay Dhayshay oo 8-jir ah Gawracday, Ka dibna Qarisay Maydkeedii

Muqdisho:25-Aug-2013-(SDN)-Hooyo degan degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir ayaa gowracday Gabadh 8-sano jir ah oo ay dhashay, iyadoo maydkeediina qarisay. Arintan oo dhacday Isniintii lasoo dhaafay Toddobaadkii hore, ayaa la ogaaday Sabtidii shalay, kadib markii haweeney deris la ah hooyada gowracday gabadheeda ay booqatay, taasoo sheegtay in ay dareentay ur kasoo baxaya guriga. Haweeneyda deriska la […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xaaladda waan-waaneed ee laga dhex wado Beelaha Deegaanka Oog Oo Gaabis ku Socota iyo Wararkii ugu dambeeyey

Oog: 25-Aug-2013-(SDN)-Wali waxa sii qulqulaya wufuudda Nabadda ka dhex wadda labada Beelood ee dhawaan shaqaaqadu ku dhex martay Deegaanka Oog ee Gobolka Sanaag, iyadoon wali la gaadhin wax heshiis ah oo rasmi ah. Sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyey ee  Shabakadda Qurjejoog  ka helayo xaaladda Deegaankaas, ma jiraan wax heshiis oo rasmi ah oo la […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Prominent Outspoken Critic Receives 4-year Sentence and a Fine for Publishing Articles ‘Against Government’

Hargeisa, Aug 24 2013 (SDN) – Hargeisa regional court has secretly sentenced prominent prominent outspoken critic of president Silanyo’s administration Jama Elmi to four years in prison, and a fine of a one million Somaliland Shilling in last Tuesday, Human rights activists said. Jama Elmi was secretly detained in July 2013 for publishing articles defaming […]

Posted in Uncategorized | Read More »

”Waa wax lala yaabo in madaxweyne Xassan Sheekh Max’uud iyo mas’uuliyiinta dowladda la fariistaan jabhada Kambooniyiinta” Ehlu Suna Waljameeca

Muqdisho 24.Aug 2013 (SDN) Mas’uuliyiinta maamulka Ahlu Sunna Waljameeca ee gobollada Koonfurta Soomaaliya ayaa si kulul uga hadllay wada hadallada u dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo horjoogeyaasha maleeshiyo beeleedka Raaskambooni oo la sheegay in leysku mari la’yahay. Mas’uuliyiinta maamulka Ahlu Sunna waxaa ay siweyn u cambaareeyeen wada hadallada dowladda federalka Soomaaliya kula jirto horjoogeyaasha maleeshiyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Xukuumada waxa looga fadhiyaa inay wax ka qabato Dooxyada Berbera iyo Hargeysa u dhaxeeya oo dhameeyey hal-doorkii reer Somaliland,”Jamaal Cali Xuseen

Hargeysa 24.Aug 2013 (SDN):-Murrashaxa madaxweynanimada Xisbiga UCID Md.Jamaal Cali Xuseen ayaa ugu baaqay xukuumada madaxweyne Siilaanyo inay si deg-dega u keento qorshe wax lagaga qabanayo  Dooxyada u dhaxeeya Hargeysa Iyo Berbera, oo uu ku tilmaamay inay dhameeyeen hal-doorkii Somaliland oo ay maalin-ba qof qaadayaan, isla markaana waxa uu baaq nabadeed u direy labada beelood ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: Ready to Build a Nation- Prof Samatar

This report was compiled from the lectures of Professor Ahmed I. Samatar in Somaliland universities during his visit to Somaliland from June 2 through July 2013. He received a rock star welcome and his ideas struck a chord with the public. Professor Ahmed Ismail Samatar toured various regions of Somaliland in June-July of 2013 to gather […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daahfurka Mashruuca Kobcinta Waxbarashada Hablaha oo Hargaysa ka Furmay

Hargaysa 24.Aug 2013 (SDN)- Wasiirada Wasaaradaha Qorshaynta iyo Maaliyada ayaa maanta ka qayb galay Kulan lagu daahfurayay Mashruuca Kobcinta Waxbarashada Hablaha oo lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargaysa . Mashruucan oo ay Maalgalisay Waaxda Horumarinta Caalamiga ah ee Dawlada Ingiriiska ,Waxaa Fulintiisa iska kaashanaya Wasaaradaha Waxbarashada, iyo Hay’adaha ay hormoodka ka tahay Care international, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirkad biyo gelin ah oo laga furay Kismaayo

Kismaayo 24.Aug 2013 (SDN)-Shirkad biyo gelin ah oo lagu magacaabo Kismayo Water Supply ayaa laga furay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Xafladda furitaanka shirkadda waxaa ka qeyb-galay xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka federaalka, mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland, maamulka shirkadda cusub iyo marti sharaf badan. Guddoomiyaha shirkadda Kismayo Water Supply, Shaafi Raafi Kaahin ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Ximan iyo Xeeb oo u digay burcad badeedda

Ximin 24.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa uga digay kooxaha burcad badeedda inay sii joogaan deegaannada uu ka arrimiyo maamulkiisa. Cabdullaahi Cali Maxamed (Baarleex) ayaa sheegay in burcad badeedda ay dhibaatooyin ay ka mid yihiin sicir-barar iyo falal ammaan darro ah ay ka wadaan deegaanka. Madaxweyne Baarleex wuxuu ugu baaqay shacabka ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »