Home » 3:28 pm
Entries posted on “August, 2013”
Mogadishu, Aug 25, 2012 (SDN) -Somalia’s government has demanded that the UN lift sanctions imposed on a businessman accused of being a chief financier for Al-Qaeda inspired insurgents fighting the internationally-backed authorities, the information minister said Sunday. Banker and businessman Ali Ahmed Nur Jimale, who was placed on a United Nations Security Council sanction list […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 25.Aug 2013 (SDN) Wafdigan ka socda dowladda dhexe ee Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah abaanduulaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, iyadoo uu wafdiga ku jiro Guddoomiyaha cusub ee gobolka galgaduud iyo xubno kale oo wafdiga ka mid ah ayaa maanta gaaray magaalada Guruceel halkaasi oo si aad ah loogu soo dhaweeyay. Abaanduulaha Ciidanka Xoogga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa ka hadlay hab-dhaqanka saxaafadda kala duwan ee Somaliland, waxaanu sheegay in aanu jirin wax tacadi ah oo ay kala kulmaan xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo. Wasiirka Warfaafintu waxa uu ka dalbaday bah’da Saxaafadu inay Ilaaliyaan Sharafta Ciidanka amaanka isla markaana ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera 25.Aug 2013 (SDN) Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Tamarta ee Somaliland Mudane Xuseen Cabdi Ducaale ayaa maanta u Kicitimay dalka Australia oo uu kaga qayb galayo Shir caalami ah oo lagaga hadlayo arrimaha Macdanta . Shirkan oo ah mid Sanadle ah ayaa si rasmi ah waxaa Somaliland ugu marti qaaday dawlada Australia iyadoo ay Somaliland […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Aug 25,2013(SDN)-Ururka Samafalka Somaliland ee Gaaroodi ayaa baaq uu soo saaray waxa uu taageero waafi ah uGu muujiyay shir beelaha Daa’ud Garxajis ay isugu yimaadeen oo maalinimadii Jimcah dhacay,Ururka samafalka Gaaroodi oo fariintan ay shaaaciyeen uu ku sexeexnaa Guddoomiyaha Ururkaasi Deeq Cabdi Digaale ayaa sidan u dhignaa: “Bismillaahi Arramanirraxeem.Umadda reer Somaliland waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta ku dhawaaqay Todoba qodob oo lagaga hawlgelayo hoos u dhiga marxaladda uu dalka ka marayo cudurka HIV-AIDS. Ugu horrayn, sidaan dhammaanteen ka wada warqabno waxaa jira xanuunno badan oo ku soo korodhay adduunka, kuwaasoo dhibaato caafimaad darro oo baahsan ku haya bulshooyinka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, Aug 25, 2012 (SDN) -The AFM’s Special Duties Enhanced Boarding Team (SDEBT), currently deployed off Somalia, has been involved in a number of vessel inspections as part of anti-piracy operations, the AFM said. The team is made up of three officers and 19 other ranks. The deployment forms part of an EU operation in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
At the start of the month the Turkish Embassy in Mogadishu was the target of a suicide car-bombing. A Turkish policeman lost his life in the attack and three others were wounded. The extremist movement al-Shabaab (The Youth), an off-shoot of al-Qaeda, claimed responsibility for the attack. The attack raised a number of questions about […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Caafimaadka JSL Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-Toosiye) ayaa kulan uu maanta ku qabtay xafiiskiisa waxa uu kaga hadlay khasaaraha ka dhasha shilalka waddooyinka iyo saamaynta ay arintaasi ku keento wasaarada caafimaadka. Kulanlkan oo ay goobjoog ka ahaayeen mas’uuliyiin ay ka mid yahiin wasiir ku xigeenka wasaraddaasi Marwo Nimco Xuseen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta ku dhawaaqay Todoba qodob oo lagaga hawlgelayo hoos u dhiga marxaladda uu dalka ka marayo cudurka HIV-AIDS. Madaxweynaha oo ay kormeerkiisa ku wehelinayeen wasiirada wasaaradaha caafimaadka Dr saleebaan Ciise Axmed (Xaglo toosiye) iyo warfaafinta Md cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukusse) ayaa socdaalkiisu ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »