Home » 4:34 am Entries posted on “August, 2013”

Fashilaada qaawan ee dhex-hoganaaya dawlada dhexe iyo dawladaha hoose ee Gobolada Somaliland

Waxaa laga dhawaajiyey in dawladii dhexe ee xukuumada S/land  ay ku fashalintey in ay dhisto awooda aqooneed, awooda dhaqaale iyo mideynta cashuuraha dawladaha hoose ee gobolada S/land. arintani waxay keentey in ay meesha ka bacdo wadashaqeyntii u-dhaxeysey dawlada dhexe iyo dawladaha hoose ee dhamaan gobolada S/land.Waxaa looga fadhiyey in dawlada dhexe ee xukuumada Siilaanyo ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dagaal xalay Saqdii dhexe ka dhacay Gobolka Sh/Hoose

Muqdisho:26-Aug-2013- (SDN)- Dagaal xalay saqdii dhexe ka dhacay  Deegaanka Lafoole ee  Gobolka Sh/hoose, ayaa keenay dhimasho iyo dhaawac soo gaadhay dhinacyadii dagaalamay. Mid kamid ah Ragii weerarka soo qaaday, ayaa Geeriiyoday Saddex kalana dhaawac, ayaa soo gaadhay kuwaas oo dhamaan tood ah ragii sooweerer tagay sida uu sheegay Taliyaha guutada Saddexaad ee ciidamada dowlada Soomaaliya […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Fragile Somalia faces tough times

Hopes that Somalia may soon turn the page on decades of anarchy have been dealt a string of blows, giving the internationally-backed government little to cheer as it marks its first birthday. Al-Qaeda-inspired fighters, breakaway regions, rival clans and an ongoing climate of rampant insecurity have conspired to ensure the Horn of Africa nation remains […]

Posted in Uncategorized | Read More »

10-Xaqiiqo oo ku saabsan Cali Khaliif Galaydh, Balse Aanay Dad Badani Ogayn

Warqad furan oo ku socota Professor Cali Khalif Galleyr. Waayahaan dambe waxaa gayiga Soomaaliyeed saabtay, qaylo-dhaan sheegaysa in Cali Khalif Galleyr noqday siyaasi aan qumanayn. Amar Ilaahay, waxaa Alle igu soo duwey, inaan siyaasiinta haragga weyn ee sumcaddoodii qatarta ku jirto u bidhaamiyo sidii ay shartooda u badbaadin lahaayeen. Qoraalkaanuna arrintaas ayuu ku wajahan yahay. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Budhcad-badeed Soomaaliyeed oo Markab ku Haysta Xeebaha Galmudug

Galkacyo:26-Aug-2013-(SDN)-Budhcad-badeedda Soomaali ayaa markab u Afduuban waxa ay ku haystaan xeebaha deegaannada maamulka Galmudug, sida lagu sheegay warbixin ay soo saareen ciidamada badda ee la dagaallanka budhcad badeedda u qaabilsan Midowga Yurub.   MV Naham 3 oo ah markab kalluumaysi oo laga leeyahay dalka Oman, isla markaana ay la socdeen tiro aan la cayimin oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Addis Ababa oo weli ka socdo shirkii Jubaland & Dawlada Federaalka iyo Ismaandhaaf baaxad leh oo ka Taagan

Addis ababa 25.Aug 2013 (SDN)- Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa waxa weli ka socda maalinkii lixaad wadahadalkii u dhaxeeyay Jubaland iyo Dawlada Federaalka Somalia , waxana ergo labada dhinac ka socda maalmihii la soo dhaafay isku hor fadhiyeen shir la isku qabtay qodobo badan. Marar badan ayaa burbur iyo fashil ku yimid shirka, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Humanitarian Groups Urge Banks to Ease Remittances to Somalia

ST. PAUL, Minn Aug 25, 2012 (SDN) — Humanitarian groups are urging more banks to take on accounts with money-transfer companies that send cash to Somalia.  A recent report illustrates the fragile relationship between the remittance companies and banks that make the money transfers possible. Scott Paul, a spokesman for the global antipoverty group Oxfam […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kooxda Gaashaan ee Kubada Kolayga oo Ciyaar Saaxiibtinimo kaga badiyay Kooxda Jabuuti City Council

Hargaysa 25.Aug 2013 (SDN) Ciyaar Saaxiibtinimo oo Kubada Kolayga ah ayaa waxay galabta ku dhex martay garoonka Timcade ee magaalada hargaysa Kooxda Gaashaan ee Ciidanka Qaranka  iyo Naadiga Jabuuti City Council kuna ciyaara magaca golaha deegaanka ee degmada Jabuuti oo Maalmihii u danbeeyey ku sugnaa Caasimada Hargaysa . Daawashada Ciyaartan waxaa ka soo qayb galay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dagaal Qasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Deefow 25.Aug 2013 (SDN) Dagaal Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac gesytay ayaa waxaa lagu soo waramayaan in maanta labo Maleeshiyo Beeleed uu ku dhexmaray Degaano ka tirsan Gobolka Hiiraan. Inta la ogyahay 5 Ruux ayaa ku geeriyootay halka tiro intaa inkabadana ay dhaawacmeen kadib Dagaalo u dhaxeeya Beelo walaala ah oo ka dhacay Degaanka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sweden: Dagaalada geeska Afrika oo salka ku haya Kheraadka Gobalka

Lund  25.Aug 2013 (SDN) Shirka wax looga qabanayo arima geesta Afriga fadhigiisa 12-aad ayaa shalay kuso gabagaboobay magaalada Lund ee Sweden Shirkan ayaa sanadka kasta lagu qabtaa iyadoo ay kasoo qeyb galaan aqoon yahanno ka kala socota Geeska Afrika iyo caalamka. Hadaba waxa markasta gacan ka geysta Jaamacadda Lund iyo isla magaalaadasi, sida uu sheegay […]

Posted in Uncategorized | Read More »