Home » 7:47 pm
Entries posted on “August, 2013”
Addis Ababa, Aug 26, 2013 (SDN)-The top United Nations envoy in Somalia today stressed that collective and coordinated efforts from the Government as well as regional and international organizations are needed to achieve progress in the east African country. “Progress is being made in Somalia, but the goals are reversible if we do not maintain […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 26.Aug 2013 (SDN) Kulamadaan maanta uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud la qaatay safiirrada Maraykanka iyo Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, ayaa diirada lagu saaray, qorshaha siyaasaddeed ee dowladda, waxqabadkii sannadkan iyo arrimo kale oo muhiim ah. Kulamadaan kadib ayaa Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Egn. C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow, waxa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Oog 26.Aug 2013 (SDN) Munaasibad ballaadhan oo galabta lagu qabtay magaalada Oog ayaa si rasmiya loogu dhaariyey Konton Xubnood oo ka soo kala jeeda labadii beelood ee Shaqaaqadu ku Dhex martay Deegaankaasi . Ismaaciil Saalax Cali iyo Cawad Barre, oo ah odayaasha hormuudka u ah nabadeynta oo labadan beelood ka soo kala jeeda, ayaa cadeeyay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Beijing, Aug 26, 2013 (SDN)- Chinese Vice Premier Wang Yang met with Somali Deputy Prime Minister and Foreign Minister Fowsia Yusuf Haji Adan here on Monday. During the meeting, Wang hailed the traditional friendship between the two countries and reaffirmed China’s support for Somalia’s peace process. China stands ready to increase high-level interactions, resume and […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Oog 26.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade oo ku Sugan Magaalada Oog ayaa maanta jawaab ka bixiyay Madaxweyne ku xigeenka Maamul Goboleedka Punt land oo la sheegay inuu ku soo xadgudbay Xuduudaha Somaliland Gaar ahaan degmada Xudun. Wasiirka Arrimaha Guduhu waxa uu Sheegay inaanay Somaliland u dul […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Oog, Aug 26, 2013 (SDN)- Elders and local leaders in Oog District in Sanaag region has resolved to end the recent clan fighting that has claimed scores of lives. The two clans living in Oog district in Snaag region have fougth over pasture and water and in the latest confrontation between the two groups last […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 26.Aug 2013 (SDN) Dallada SAHAN Network oo ay ku bahoobeen in ka badan 75 urur oo ka shaqeeya ama ka hawl gala Lix Gobol oo Somaliland ahi ayaa dhambaal hambalyo u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo shalay ku dhawaaqay tallaabooyin lagu xakamaynayo xanuunkaas. Sidaasna waxay ku sheegeen war-saxaafadeed uu soo saaray Agaasimaha Dallada SAHAN […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera, Aug 26, 2013 (SDN)- Somaliland’s Minister of Energy and Mineral Resources Hussein Abdi Dualeh traveled to Australia yesterday to attend the Africa Down Under Conference on Minerals and Oil on 28 August – 30 August 2013 in Perth Australia. Minister Hussein is charged with directing of President Ahmed Silanyo’s agenda to develop Somaliland’s energy […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Oog 26.Aug 2013 (SDN)- Munaasibad ballaadhan oo galabta lagu qabtay magaalada Oog ayaa si rasmiya loogu dhaariyey Konton Xubnood oo Waayeel iyo Waxgarad ah kana soo kala jeeda labadii beelood ee Shaqaaqadu ku Dhex martay Deegaankaasi . dhaarinta Xubnahan waxa ka qayb galay wafdigii ka socday xukuumada Somaliland ee uu hogaaminayey wasiirka arimaha gudaha,Xildhibaano ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, Aug 26, 2013 (SDN)- Yesterday, Somaliland’s armed forces basketball team Gaashaan defeated visiting Djibouti city basketball team in no uncertain terms by a score of 44-42. Before the beginning of the game Gaashaan basketball team entered Timacade basketball arena proud and energetic, encouraging each other as they warmed up with swift passes, high fives, […]
Posted in Uncategorized | Read More »