Home » 4:45 am
Entries posted on “August, 2013”
Amman:27-Aug-2013-(SDN)-Haweeneey Ayeeyo ah oo Da’deeda lagu sheegay kontir jir, ayaa Aano ahaan Dil Loogu Geystay Dalka Urdun. Haweenaydan ayaa la sheegay inay Aargudashan loo dilay ay ahayd dil ay carruurteedu u geysteen shakhsi oo ku noolaa Baadiyaha Dalka urdun, taas oo Keentay in iyadu ay u dhimato. Haweeneydan waayeelka ah ayaa u geeritootay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington Aug 27,2013(SDN)-Xoghayaha arrimaha Dibedda ee dalka Mareykanka John Kerry ayaa shir jaraaid oo uu qabtay uga waramay sida Mareykanku u arko weerar dhawaan lagu qaaday duleedka magaalada Dimishiq oo uu sheegay in loo adeegsaday hub chemical ahaa. Weerarkan ayaa waxa ka soo baxaya muuqaalo muujinaya in eedaasi ay dhab tahay oo goobtaas lagu gaaracay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ramala Aug 27,2013(SDN)-Sarkaal ka tirsan xukuumada Falastiin ayaa sheegay in ay haked geliyeen wadahadaladii u dhexeeyay iyaga iyo dawlada Israel ka dib kolkii ay ciidamada Israel hawlgalo ka fuliyiin Daanka Galbeed. Sarkaalkan ayaa hadlay ka dib kolkii sadex ruux ay dileen tioro dad ahna xabsiga u tahaabeen ciidamada Israel oo hawlgal ka fuliyay Daanta Galbeed. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dimishiq Aug 27,2013(SDN)-Kooxda Qaramada Midoobey ee baaritaanada colaadeed ka wada dalka Syria ayaa shalay mudo dheer ka dib loo ogolaaday in ay baaritaan ku sameeyaan goob dhawaan dad lagu laayay oo caasimada duleedkeeda ah. Goobtan ayaa la aamin san yahay in lagu garaacay madaafiicda sunta qaada oo dad badan halkaa ku xasuuqay. Kooxda baarida hubka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mustaxiil:27-Aug-2013-(SDN)-Wararka ka imaanaya deegaanka Sabax xume oo kamid ah deegaanka hoostaga degmada Mustaxiil ee dhulka Somali Galbeed ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay saraakiil ka tirsan deegaankaasi. Wararku waxa ay intaas ku darayaan in GuDdomiiyihii deegaankaasi Axmed Seyngooye iyo ku-xigeenkiisii oo lagu soo koobay magaciisa Food Cadde lagu dilay weerar ka dhacay deegaankaasi, sida […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis Ababa:27-Aug-2013-(SDN) -Wararkii ugu dambeeyay ee ka imanaya shirka Magaalada Adis Sabab uga socda labada dhinac ee Jubaland iyo Dawladda Federalka ah, ayaa sheegaya inay labada dhinac u muuqdaan kuwa sii kala fogaanaya. Wararka ayaa intaa ku daray in lagu waday in shirku dhamaado Habeenimadii ay salaasadu soo gelaysay, balse uu shirku isu bedelay mid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hadal iyo murtiba umada Af-Soomaaliga ku hadashaa hore ayey u dhamaysay.. waxaa jiri jirey nadaam iyo hab dhaqan aynu kusoo caano maalnay, kaasoo ahaa mid labadii isqabta/dirirta lagu kala saaro umadna haga oo hogaansha. Waxaa jirey xeeran laqadariyo (kuwaas weli qaar jiraan), waxaa jirey maamul wanaagsan oo gaadhsiisan heer degaan ilaa heer qoys, lagu wada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Sewden 27Aug13(SDN)Madaxwayne Siilaanyo xiligii uu mucaradka ahaa hadaladii u jidiyey qurbejooga xili uu dagaal ku baaqayo daawasho wacan.
Posted in Uncategorized | Read More »
God Heeli Aug 26,2013(SDN)-Daawadayaal waxaanu halkan idiinka soo gudbineynaa muqaal ka waramaya heshiis haatan ay wadajir u sexeexeen labadii beelood ee dhawaanta ku dagaalamay degaanka God Heeli ee gobolka Sanaag. Xukuumada Somailand iyo waxgarad ka kala socda labada beelood ee dhawaanta dgaalamay oo madasha ku wada sugnaa ayaa heshiiskan sexeexay,DAAWO.
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, Aug 26, 2013 (SDN)-The African union peacekeeping forces command has disproved the rape allegation of the Somali girl in Mogadishu showing to be false to the reports saying that an AU soldier raped the girl according to officials. Spokesman of the African union peacekeeping forces, Col. Cali Xamud who held press conference in the […]
Posted in Uncategorized | Read More »