Home » 2:23 pm
Entries posted on “August, 2013”
Saint Paul, Aug 27, 2013 (SDN) – A leading Somali scholar and politician has backed Somaliland’s push for independence, arguing that there was political stagnation in Mogadishu. Ahmed Ismail Samatar, a dean at Macalester College in the American city of Saint Paul, is adamant that a united Somalia is still ideal for the troubled region. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, Aug 27, 2013 (SDN) – The Jaylaani barbershop in the center of Hargeisa, Somaliland, does good business. It’s nothing special as far as barbershops go—actually it’s a little raggedy. The counters are littered with tufts of hair and discarded khat leaves, broken and mismatched trimmers and razors, and creams and ointments with crusty containers […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, Aug 27, 2013 (SDN) -The United States of America is willing to re-open is embassy in Mogadishu and resume diplomatic mission in the war-torn county after more than two decades of absence. On Monday Somali president Hassan Sheikh Mohamud has received the new U.S ambassador to Somalia James McNulty at the Villa Somalia presidential […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London, Aug 27, 2013 (SDN) -Soma Oil & Gas, a UK-based company established to survey and explore oil and gas potential in Somalia, is the first to sign an oil deal with the new Somali government. The East African country has suffered from years of political unrest and violence since a civil war broke out […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, Aug 27, 2013 (SDN) -Helping to improve people’s welfare all around the world, Doctors Worldwide will continue with their activities to improve the conditions of health institutions. Refusing to give up on its activities in Somalia, Doctors Worldwide, in addition to the medical assistance it provides, creates projects to help Somalia become more self-sufficient […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 27.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku dhawaaqay in la aasaasay Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo leh Xogheyn gaar ah oo dabagal ku sameysa fulinta go’aanadda Golaha Amniga Qaranka. Madaxweynaha oo furitaankii shirkii ugu horreeyey maanta shir guddoominayey ayaa yir “ Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed waa hay’adda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Shanghai 27.Aug 2013 (SDN)- Raisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Marwo Fawzia Yuusuf Xaaji Aadan iyo wafdi ay hogaaminayso oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogay jamhuuriyada dadka ee Shiinaha ayaa maanta la kulantay wasiirka arrimaha dibada ee Jamhuuriyada Shiinaha Mr Wang Yi. Labada wasiir […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.Aug 2013 (SDN)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa Hadal uu Warbaahinta ku siiyay Qasriga Madaxtooyada waxa uu Hadalo deel qaaf ah u jeediyay Madaxda Xisbiyada Mucaaridka ah,Iyo Siyaasiyiin Waaweyn oo dalka Sharaf iyo Sumcad ku leh. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Shakhsiyaadka uu Sida ba’an u Weerar waxaa ka mid ah Gudoomiyaha Xisbiga Ucid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:27-Aug-2013-(SDN)- Golaha wakiillada Somaliland ayaa labadii Maalmood ee Ugu dambeeyey ku jirey shirar hoose oo ay Albaabada isu soo xidheen, iyagoo sheegay inay xaaladda Guud ahaan ee waddanka kaga hadlayaan. Shirarkan hoose ee Goluhu ku jirey ayaa warar is khilaafsani ka soo baxayey, iyadoo ay wararka qaar sheegayaan inay goobtaas ay isu soo xidheen kaga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Aug 27,2013(SDN)-Afhayenka Ciidamda AMISOM Col Cali Aadan Xaamud ayaa dafiray in ciidamadoodu Kufsadeen Haween Soomaaliyeed dhawr Todobaad ka hor. “AMISOM waxa ay gacanta ku heysaa xeryo fara badan oo haween fara badani u tagaan adeeg caafimaad,mana jirto kufsi ilaa haatan lagu eedeeyay”ayuu yiri Afhayeenku. Afhayeenka AMISOM ayaa sheegay in baaritaano ay wadaan dawlada Soomaaliya […]
Posted in Uncategorized | Read More »