Home » 3:39 am Entries posted on “August, 2013”

Dawlada Sucuudiga oo Xujeyda Soomaaliya iyo Kiinya ku xiray Talaalka Dabeysha

Riyadh Aug 28,2013(SDN)-Dawlada dalka Sucuudiga ayaa goaan ay shaacisay ku sheegtay in ay xujeyda dalalaka Soomaaliya iyo Kiinya ka dalbatay in ay iska talkaalaan cudurka Dabeysha ka hor inta aaney soo gaarin dalkooda. “Xujeydu waa in ay heystaan cadeyn ama shahaado caafimaad oo muujineysa in ruuxa dalkeena imanaya uu heysto”ayaa qoraalka lagu yiri. Wasaarada Caafimaadka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Puntland Government Criticizes Somali Feds Over Conference on Transition to Democracy

The Puntland regional government Sunday (August 25th) criticised a national conference organised by the Somali federal government planned for September 2nd-6th in Mogadishu. The conference, Vision 2016: Transitioning Towards Democracy, will take place in advance of the New Deal for Somalia conference in Brussels on September 16th. The Puntland administration said in statement said that […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: Custodial corps Basketball Team beats Visiting Djibouti Team-(Photos)

Hargeisa, Aug 27, 2013 (SDN)- Today, Somaliland’s custodial corps basketball team defeated visiting Djibouti city basketball team in no uncertain terms by a score of 58-48. Before the beginning of the game custodial corps basketball team entered Timacade basketball arena proud and energetic, encouraging each other as they warmed up with swift passes, high fives, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al Shabab Seize Strategic Town from Government Forces

Mogadishu, Aug 27, 2013 (SDN)  -Hundreds of  Al shabab militiamen  have taken  control of  a strategic town in Somalia’s south-western region of Bakool located near Ethiopian border without any resistance after government soldiers withdrew earlier today. Residents of  Qurac-Jome said ,the rebels after capturing the town launched house-to-house searches, looking for people suspected to be […]

Posted in Uncategorized | Read More »

”Kulanka Addis Ababa waxaan u aragnaa talaabo loo qaaday dhinaca dib-u-heshiisinta”Ergeyga QM ee Soomaaliya Nicholas Kay

Nairobi 27.Aug 2013 (SDN)- QM ayaa markii ugu horeysay si toos ah uga hadashay rajada ay ka qabto wada hadallada magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya uga soconaya wafuuda ka kala socta dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland. Ergeyga QM ee Soomaaliya Nicholas Kay ayaa isaga oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kooxda Ciidanka Asluubta ee Kubada Kolayga oo Mar kale Guul daro u Horseeday Kooxda Jabuuti City Council

Hargaysa 27.Aug 2013 (SDN)-Ciyaar Saaxiibtinimo oo Kubada Kolayga ah ayaa waxay galabta ku dhex martay garoonka Timcade ee magaalada hargaysa Kooxda Ciidanka Asluubta  iyo Naadiga Jabuuti City Council kuna ciyaara magaca golaha deegaanka ee degmada Jabuuti oo Maalmihii u danbeeyey ku sugnaa Caasimada Hargaysa . Daawashada Ciyaartan waxaa ka soo qayb galay Agaasimaha Guud ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Cadaalada Somaliland oo dhagax dhigay Xabsi laga Hirgalinayo Magaalada Balli Gubadle

Balli Gubadle 27.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Cadaalada ee Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid oo uu Weheliyo Taliyaha Ciidamada Asluubta Sareeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax Xiirane ayaa maanta Dhagax dhigay Jeel Cusub oo laga Hirgalinayo Magaalada Balli Gubadle ee Xarunta Gobolka Hawd. Dhismaha Jeelkan oo ay Maalgelinayso Hay’ada DDG oo fadhigeedu yahaay magaalada Balli Gubadle […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maamulka degmada Gaalkacyo ee Puntland oo deeq siiyay qoysas barakacay

Gaalkacayo 27.Aug 2013 (SDN)- Maamulka degmada Gaalkacyo ee Puntland oo kaashanaya ganacsatada degmada ayaa maanta deeq isugu jirta raashiin iyo bacaha roobka laga galo wuxuu gaarsiiyay 80 qoys oo ku aqal beelay dab shalay ka kacay xerada Buulo-Koontarool oo ku taalla magaalada Gaalkacyo. Duqa degmada Gaalkacyo ee Puntland Axmed Cali Salaad ayaa sheegay in deeqda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dowladda oo August 27 u aqoonsatay Maalinta Qaranka ee Xuquuqda Bini’aadamka {DHAGAYSO}

Muqdisho 27.Aug 2013 (SDN)- Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay in August 27 loo aqoonsaday Maalinta Qaranka ee Xuquuqda Bini’aadamka Soomaaliya. Raysul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon wuxuu sheegay in dowladda ay guud ahaan Soomaaliya ka dhaqan-gelin doonto dhawrista iyo horumarinta xuquuqda bini’aadamka. Wuxuu sheegay in dowladdiisa ay billowday hannaankan, aysanna dib u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Faysal Cali Waraabe oo Jawaab ka Bixiyay Socdaalka Madaxweyne Xigeenka Punt land ee Taleex {DHAGAYSO}

Hargaysa 27.Aug 2013 (SDN)- Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa daan-daansi iyo faro gelin qaawan ku tilmaamay madaxweyne Ku xigeenka maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya C/Samad Cali Shirre oo socdaal ku tagay shalay gelinkii dambe degmadda Taleex ee gobolka Sool. Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo maanta xafiiskiisa ugu waramayay saxaafadda […]

Posted in Uncategorized | Read More »