Home » 4:52 am
Entries posted on “August, 2013”
Hargeysa:28-Aug-2013(SDN)-Hayaanka iyo Geeddiga Somaliland ugu jirto inay wax qabsato oo Gaadho Dunida kale, islamarkaana ka soo kabsato riiqdii iyo rafaadkii kululaa ee ay ku reebeen Dagaaladii qadhaadhaa ee ay la gashay kaligii taliyihii Siyaad Barre, waa wax Maanka kaga jira qof kasta oo Reer Somaliland ah. Tan iyo intii xukuumadda Kulmiye ee uu Hogaamiyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington Aug 28,2013(SDN)-Talaabo ciidan oo Mareykanku ka qaado dawlada Syria ayaa haatan u muuqata mid suurto gal ah ka dib klkii Xoghayaha Arrimaha Difaaca dalkaasi uu shaaciyay in ciidamadoodu haatan ay ku sugan yihiin goobo au ka dagaal geli karaan. Isbdelkan ayaa imanaya xili aaney cadeyn cida ka danbeysa isticmaalka hubka chemical ka ee dhawaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis Asaba:28-Aug-2013-(SDN)-Dowlada Ethiopia ayaa markii ugu horaysay shaacisay in heshiis buuxa laga gaadhay wadahadaladii magaalada addis Ababa ku dhexmarayay DFS iyo maamulka Jubaland. Wasiirka Arimaha Dibada Dr.Tedros ayaa shaaciyay in wadahadaladii lagu heshiiyay berrina ay dhici doonto munaasbadii lagu saxeexayay heshiiska. ‘‘Waxaan idiin hayaa war wanaagsan Juba iyo dowlada Somalia heshiis ayay ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington:28-Aug-2013-(SDN)-Wasiirka Gaashandhigga Mareykanka ayaa sheegay in ay sugayaan oo kaliya amar lagu siiyo weerar ay ku qaadaan Dalka Suuriya. Chuck Hegal, Wasiirka Difaaca Mareeykanka ayaa tilmaamay inuu soo dhawaanayo wakhtigii weerarka lagu qaadi lahaa Dalka Suuriya si meesha looga saaro xukuumadda uu hgaamiyo Bashar Al Asad, iyadoo loogu marmarsoonayo inuu Adeegsaday hubka aadka wax […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe Aug 28,2013(SDN)-Afhayeenka dalada ururada bulshada rayidka ee Puntland ayaa ku eedeeyay madaxweynaha maamul-goboleedka Puntland in uu farogelin ku hayo wadahadalada Adis Ababa uga socda dawlada Soomaaliya iyo maamulka dhawaanta looga dhawaaqay Kismaayo ee Jubaland. Maamul-Goboleedka Puntland ayaa horaantii Bishan xiriirka u jaray dawlada dhexe ee Soomalaiya oo uu ku eedeeyay in ay ka jebisay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa: 28-Aug-2013-(SDN) Munaasibad Ballaadhan oo Jaamacada Lincoln university college ee xarumaha ku leh dalka kuna leh xarumaha Dalalka UK, US, Canada iyo Australia Gaar ahaan xarunteeda Malaysia Qiime-dhimis ugu samaynayso Ardayda Reer Somaliland ee Doonaysa inay waxbarashadooda sare (Undergraduate & Postgraduate) ayaa maalintii shalay lagu qabtay Huteel Mansoor ee Magaalada Hargeysa, Munaasibaddan oo ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Marka hore waxan halkan ka salaamaya dhamaan akhristayasha maqaalkan meel kasta oo ay jooganba. Inta ka dib waxan jeclahay in aan in yar ka taabto marka hore waa kuma Dr. Mohamed Abdilahi Cumar. Sidaad la socotaanba Dr. Mohamed wuxu ahaa mudda ku dhaw 3 sanno wasiirkii arrimaha Dibada ee Somaliland. Sida la sheego wuxu ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qorulugud:28-Aug-2013(SDN) -Waxa xaalad colaadeed laga soo sheegayaa deegaanka Kalshaale oo hore Nabad-gelyo darro uga jirtay. Xaaladdan nabad-gelyo darro ayaa ka dhalatay ka dib markii makhribnimadii maalinimadii Isniintii rag hubaysan oo ka jeeda Beesha Deegaanka Qorilugud ay Soo dhaceen Geel ay lahayd Beesha Deegaanka Buuhoodle oo hore ay xaaladi u dhex taallay. Deegaankaas oo ah dhul-daaqsimeed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Aug 28,2013(SDN/Hubaal)-Hargeysa: ( )-Suldaan Maxamed Cabdilaahi Galaal oo ah Suldaanka Guud ee Beelaha Maxamed Daa’uud, ayaa si kulul u beeniyey wararka sheegaya in shaqaaqo iyo saan-saan colaadeed ka taagan tahay Deegaanka Balli-maxamed Daa’uud oo uu hore Suldaan Yuusuf Xiirey uga soo saaray qaylo dhaan la xidhiidha muranka halkaas ka taagan. Suldaanka oo Maalntii shalay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe Aug 28,2013(SDN)-Dawlada Maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa dhaleeceysay shir dawlada Soomaaliya ay ku qabaneyso Muqdisho horaanta bisha ina soo heysa. Shirka Aragtida 2016 u gudubka Dimuqraadiyada ayaa la qabanayaa ka hor shirka reer Yurub ee New Deal oo Brussels bartamaha bisha ina soo haysa. Qoraalka ka soo baxay Puntlanad ayaa lagu sheegay […]
Posted in Uncategorized | Read More »