Home » 6:11 pm Entries posted on “August, 2013”

Somaliland: President Silanyo Attends Amoud University Graduation Ceremony

Borama, Aug 28, 2013 (SDN)  -415 students have graduated from Amoud University in Borama. Somaliland president Ahmed Mohamed Mahmoud Silanyo who officiated at the ceremony held at the main campus of Amoud University congratulated the graduates from ten of the twelve faculties for successful completion of their various first-degree studies. “I hereby extend my congratulations […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirkada Diyaaradaha ee Itoobia oo 1 September oo Bilaabaysa Duulimaadyadii Madaarka Hargaysa

Hargaysa 28.Aug 2013 (SDN)- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista iyo Hawada ee Somaliland Mudane Axmed Dalal Faarax ayaa caawa shaaca ka qaaday in Shirkada diyaaradaha ee Itoobiya Airline ay si toos ah uga bilaabi doonto madaarka Cigaal International duulimaadyadii ay ku iman jirtay Caasimada hargaysa 1 bisha September ee inagu soo foolka leh. Agaasimaha Guud […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madax ka Tirsan Xisbiga Ucid oo si adag uga Gilgishay Hadal ka soo Yeedhay Afhayeenka Madaxtooyada {DHAGAYSO}

Hargaysa 28.Aug 2013 (SDN)- Masuuliyiin ka tirsan xisbiga caddaaladdda iyo daryeelka ee  ucid ayaa iska difaacay  eedo uu af-hayeenka Madaxtooyda Somaliland Shalay Warbaahinta u Mariyay Madaxda xisbiga Ucid isagoo Si gaar ah u Bartilmaameedsaday Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Ku Xigeenkiisa 3aad Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf, waxana ay, af-yaheenka xasuusiyeen inuu u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Heshiiska dowladda Soomaaliya iyo maamulka Kumeel gaadhka ee Jubba

Addis Ababa 28.Aug 2013 (SDN)-Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamulka Axmed Madoobe ayaa maanta magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ku gaaray heshiis soo afjaray isfaham-waa u dhaxeeyay labada dhinac. Qodobbada ay ku heshiiyeen waxaa ku jira sameynta maamul ku-meel-gaar ah oo labo sano ah oo uu hoggaamiye ka noqonayo Axmed Maxamed Islaam (Axmed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia Strikes Deal With Former Islamist Over Port City

Addis Ababa, Aug 28, 2013 (SDN)  -Somalia’s central government agreed on Wednesday to recognise a former Islamist commander as the interim leader of the southern Juba region, a deal that could help end months of clan fighting and cement plans for a federal nation. Diplomats said the pact signed in Ethiopia’s capital, after days of […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mogadishu Night Patrol

Mogadishu, Aug 28, 2013 (SDN) -In 2011 African Union Mission in Somalia (AMISOM) forces largely pushed out the armed group al-Shabab from Somalia’s capital city of Mogadishu. Since then, police units from Nigeria and Uganda have been attempting to train and equip the fledgling Somali Police Force (SPF) in securing the capital city. Part of […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Macquul ma aha inay Puntland ku Andacooto Isir ahaan baannu u leenahay deegannado Somaliland ah, Gudoomiyaha Xisbiga Ucidna Ha Cadeeyo….” Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye

Hargaysa 28.Aug 2013 (SDN)-Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa maanta ka hadlay Socdaalka uu Madaxweyne ku xigeenka Punt land ku Joogo Degmada Taleex ee Gobolka Sool oo ay ku sifeeyen Xad Gudub iyo Gardaro uu Maamulka Punt land ku hayo Gudaha Somaliland. Warsaxaafadeed uu soo saaray Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Jaamacada Camuud Waa Hormoodka Jaamacadaha Somaliland” Madaxweyne Siilaanyo iyo Khudbadiisi {DHAGAYSO}

Boorama 27.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo khudbad ka jeediyay xafladaasi ayaa dhambaal hambalyo ah u diray ardayda qalin-jabisay iyo maamulka jaamacadda Camuud oo uu ku majeertay inay horumarinta waxbarashadda sare ee dalka kaga jiraan kaalin wax ku ool ah. Madaxweynuhu waxa uu ardaydii ugu saraysay kuliyaddaha kala duwan uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay Dufcadii 12aad ee ka baxda Jaamacada Camuud {DAAWO}

Boorama 28.Aug 2013 (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane, Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo oo saaka u socdaalay Boorama si uu uga qayb-galo munaasibad aad u qaali ah oo loo qabtay Ardayda ka qalin jebinaysay Jaamacada Amoud University oo noqonaysa Dufcadii 12aad ee ka baxda Jaamacada Amoud Isla markaana ay Tiradoodu dhamayd 415 arday. Madaxweynaha oo ardaydii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Mushaar kordhintii loo sameyey Ciidamada Dowladda wey hirgashay” Wasiirka Gaashaandhiga Somalia

Muqdisho 28.Aug 2013 (SDN)- Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah shaaca uga qaadday iney hirgelisay mushaar kordhin ay dhowaan ansixiyeen Xildhibaannada Golaha Shacabka taasi oo si gaar ah u quseeysay mushaar kordhin loo sameeyay Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed. Mudane C/xakiin Xaaji Fiqi wasiirka wasaarada Gaashaandhigga oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »