Home » 5:04 am
Entries posted on “August, 2013”
Texas Aug 29,2013(SDN)-Xeer beegti ayaa xukun dil ah ku riday askari muslim ah oo xero kutaal dalka Mareykanka sanadii 2009kii ku laayay 13 ruux halka uu 31 kalena ku dhaawacay. Maj Nidal Xasan ayaa diiday in qareen loo qabto isla markaana aan wax shaleyto ah ka muujin dilkii uu u geystay askar ay ciidamada ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:29-Aug-2013-(SDN)-Ra’iisal Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa sheegay in uu yahay heshiishka ay dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Axmed Madoobe ku kala saxeexdeen wafuudda kala hogaaminaysay mid guul ah Saacid oo markii ugu horraysay ka hadlay heshiiskan dhacay, ayaa yidhi “Heshiiska maanta ay Addis Abbaba ku wada saxeexdeen Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya iyo maamulka Jubba […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdihso:29-Aug-2013(SDN) -Wararka ka imanaya Shir maalmahanba uga soday Urur-diimeedka Al-islaax Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sheikh Ismaaciil Cabdi Hurre(ismaaciil dheeg) loogu magacabay Hogaanka Xisbigaas. Sidoo kale waxa ay wararku intaas ku darayaan inay jiraan Rag kale oo xilal looga dhiibay shirkan ka socday Huteel City Palace ee Magaalada Muqdisho, waxana Maxamed Sheikh Axmed Maxamed (Maxamed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Aug 29,2013(SDN)-Guddoomiyaha 3aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa qoraal uu ka diyaariyay tixraaca taariikheed ee Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu ku Iftiimiyay turunturooyinka siyaasadeed ee madaxweynaha la dersaday. “Waa Muqdisho 1980/81, xilayadaas oo xaaladii kacaanka iyo guud ahaa Somalia ay si kale noqotay weji ama wejiyo kale na yeelatay waxa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Sidaan la wada soconaba, markii Somalia ay burburtay. Waxay dad badani aaminsanyihinn in wax walba ay burbureen kuwaaso uu ku jiro fanka iyo suugaanta. Waxa waqtiga ka dhacay dalka dagaal sockeye dad badanina dibada ayay u qaxeen si ay naftooda ugu qaxaan meela nabadoon.. Markii ay Somalidu gashay dalalk Yurupta, Canada iyo America. Waxay markiiba […]
Posted in Uncategorized | Read More »
ADDIS ABABA – The semi-autonomous Somali state of Jubaland agreed Wednesday to ally itself with the national government in a boost to efforts to unify the war-torn nation. The deal was hailed by Somalia’s internationally backed authorities, who have struggled to extend their reach far beyond the capital Mogadishu. Jubaland, situated in southern Somalia and […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dadaab, Aug 29, 2013 (SDN) -Somali refugees at the Dadaab camps in northeast Kenya are voting in elections for local leaders this week. The voting is being held as Kenya’s government pushes for the refugees to return to their homeland. More than 160,000 Somali refugees in the refugee camps head to the polls this week […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis Ababa, Aug 29, 2013 (SDN) -The top United Nations envoy in Somalia today welcomed the agreement signed between the country’s Federal Government and the Interim Jubba Administration establishing the terms of governance in three southern regions. “This is a significant step towards restoring peace in Somalia, building a strong Federal Somalia and contributing to […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gebilay 28.Aug 2013 (SDN)- Golaha deegaanka ee degmada gabilay ayaa markii ugu horaysay dhamays tiray 12 mashruuc oo kala duwan sida uu sheegay mayirka magaalada gabilay mudane shucayb maxamed muuse Mashaariicdaasi ayaa ka koobnaa dhamaystirka qorshayaal qabyo ahaa iyo kuwo cusub oo ah dhismaha xarumo kala duwan oo ay ka mid yihiin sided dugsi oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, Aug 28, 2013 (SDN) -Hubaal, Somaliland’s critical and much-beleaguered daily newspaper, is back on newsstands after a presidential pardon last week. The paper was shuttered on orders of the attorney general in June without explanation. In April, two gunmen, subsequently identified by authorities as police officers, raided the office of Hubaal and attacked its […]
Posted in Uncategorized | Read More »