Home » 11:41 pm
Entries posted on “July, 2013”
Mogadishu, Aug 1, 2013 (SDN) —Somalia will set up a new coastguard force to combat piracy as well as to strengthen its control over its territorial waters and natural resources, the presidency said Wednesday. A deal signed Tuesday between Somalia’s defence ministry and a private company, The Atlantic Marine and Offshore Group, aims to create […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington DC, Aug 1, 2013 (SDN) —The United Nations Monitoring Group on Somalia and Eritrea was highly critical of Facebook in a report, saying that the social network refused its requests for information on the accounts of users suspected of involvement in piracy, and Facebook responded that it was under no legal obligation to comply […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Remittances are Somalia’s life-support system and development engine, but the Somali remittance system is under threat. Publication Summary Remittances to Somalia amount to approximately $1.3 billion a year, 16 percent of which comes from the United States. Remittances are a lifeline for many Somalis, providing them with a means to meet their immediate needs for […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxaanu ayaamahan dul joognay dhacdooyin sawir maqal iyo muuqaal oo inga dhegey markhaatiyaal. Markhaatiga aamusaa waxa la yidhi waa dambi, Ramadaanna waa lagu jira. Waxaan gartay bal inaan si degan u eegno moojaddan duufaanka wadata sidey u kacday iyo cidda hoosta iyo dushaba ka afuuftay. Waxaad xusuusata intii kacdoonka la magac baxay Kacdoonkii Xagaaga Carabta, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bismilah maanta waxa aan jeclaaday oo aan qalinka u qaatay in aan waxyar ka taabto marxalada uu wadanku ku sugan yahay. Anigoo jecel in aan wixii talo ah ee suurto gal ah aan halkan u mariyo madaxweynaha s/land Mudane AHMED MAHAMED MAHAMOUD (SIILANYO). Waxa mahad iska leh ilaaha inagu galadaystay nimcadan aynu ku jirno ee ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 31.July (SDN) Maalmihii ugu danbeeyay ciidanka amaanka gobalka Nugaal ayaa ka waday magaalada Garowe hawlgal balaaran oo lagu xareynayo gaadiidka Bacda Madow ”Beersalka” oo muddo markii la joogoba lagu qaado abaabul. Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cabdi Xirsi Cali ”Qarjab” oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa Garowe ayaa sheegay sidoo kale inay bilaabi doonan maalmaha soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gebilay 31.July (SDN) Wasiirada Maaliyada ,Waxbarashada,Caafimaadka,iyo Wershadaha Waxaa kale oo Wehelinayay Xildhibaano ka Tirsan Golaha Wakiilada ,Maamulka Gobolka Gebilay iyo ka Degmada Gebilay,Waxay Wasiiradani Xadhig ka Jaris iyo Dhagax dhigis loo Sameeyay Mashaariic laga Hirgaliyay iyo kuwo fulintooda hada la bilaabayo. Wasiiradani Waxaaa kale oo ay Kormeer ku Tageen Magaalada TogWajaale halkaas oo uu Wasiirka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ceerigaabo 31.July (SDN) Wefti uu Hogaaminayo Taliye ku Xigeenka Ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.raxmaan Liibaan Axmed Fooxle ayaa maanta kulan la qaatay dhamaanba Ciidamada Booliska ee Magaalada Ceerigaabo. Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Sanaag Xasan Ismaaciil Yuusuf ayaa ka warbixiyay Xaalada Ciidanka Booliska ee Gobolka Sanaag Waxaanu Xusay inay Soo dhawayanayaan Taliye Ku Xigeenka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gebilay 31.July (SDN) Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada ee Somaliland ayaa maanta ka qayb galay Munaasibad lagu furayay Mashaariic horumarineed oo laga hirgaliyay Magaalada Gebilay . Xubnahan Golaha Wasiirada Waxay kala ahaayeen Wasiirada Maaliyada,Waxbarashada,Caafimaadka,iyo Wershadaha Waxaa kale oo Wehelinayay Xildhibaano ka Tirsan Golaha Wakiilada,Maamulka Gobolka Gebilay iyo ka Degmada Gebilay,Waxay Wasiiradani Xadhig ka Jaris iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ceerigaabo 31.July (SDN) Waxa horaantii bishan ramadaanta ka furmay garoonka kubada cagta ee Daallo Stadium ee Magaalada Ceergaabo wareeg kubada cagta ah oo ay ka qaybgaleen 12 kooxood oo ah dhalinyarada ku nool gobolka sanaag gaar ahaan magaalada Ceergaabo Koobkan waxa qabanqaabiyay koox Wakhtigood hurayaal ah oo isugu jira dhalinyaro iyo sportigii hore ee gobolka […]
Posted in Uncategorized | Read More »