Home » 9:53 am
Entries posted on “June, 2013”
Kismaayo June 29,2013(SDN)-Magaalada Kismaayo ayaa maanta markii labaad dagaal ku jirta ka dib kolkii ay ciidamada Col Bare Hiiraale iyo kuwo ka amar qaata Axmed Madoobe ay halkaasi iasku wejeheen. Dagaalka ayaa si weyn u saameeyay xaafadaha Farjano iyo Faanoole oo ay ciidamada dagaalamayaahi isku wejeheen. Waxana magaalada ka socda qax dadku isaga yaacayaan colaadan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jabuti June 29,2013(SDN)-Waxa Jamhuriyada Jabuuti laga furay Machad lagu horumarinayo luuqada Soomaaliga oo ay wadajir isaga kaashanayaan dhamaan maamulada degaanada Soomaalida ee Geeska Africa. Wasiirka Diinta,dhaqanka iyo Awqafta Jabuuti iyo Ururka PEN ayaa wadajir u furay machadka sida ay daabacday jariirada La Nation. Wasiirka umuuraha Diinta ee Jabuuti Adan Xasan Aadan,wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cabdulaahi Ciilmooge […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Pretoria June 29,2013(SDN)-Madaxweynaha Dalka Mareykanka Barack Obama iyo Xaaskiisa oo booqasho ku maraya qaarada Africa isla markaana maraya dhawr dal ayaa haatan ku sugan dalka Konfur Africa. Booqashada Obaama ee Africa ayaa looga gol leeyahay sidii loo kobcin lahaa xiriirka ganacsi ee u dheexeeya Qaarada iyo Marykanka. Madaxweyne Obama iyo Xaaskiisa ayaa lagu wadaa in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Cadaado June 29,2013(SDN)-Maamul Goboleedka Ximin iyo xeeb ayaa shaaciyay in Xasan Daahir Aweys oo ka mid ahaa madaxdii sare ee ururka Al Shabaab uu go’aansaday in uu degaanada maamulkaa isga baxo. Sida uu saxaafada u sheegay Afhayeenka ximin iyo xeeb Maxamed Cumar Hagafeey Xasan Daahir ayaa diiday in uu tago magaalada Muqdisho. Hagafeey ma sheegin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Badhan June 29,20139SDN)-Ciidamada Amaanka ee Somaliland ayaa maalmihii ina dhaafay tiraba dhawr jeer dib uga celiyay masuuliyiin ka tirsan guddida Doorashooyinka maamul goboleedka Puntland oo damacsanaa in ay halkaa ku qabtaan tababro la siinayo gudiyada magaalooyinka Badhan iyo Dhahar. Wasiir ku-xigeenka wsaarada Macdanta iyo Tamarta Somaliland Cabdisalaan Maxamed Xasan ayaa Jariirada Dawan ee Hargeysa ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jabuuti June 29,2013(SDN)-Madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle ayaa khudbad uu ka jeediyay munaasibaadii sanad guuradii 36aad ee ka soo wareegtay xiligii dalku ka xoroobay Gumeystihii Faransiiska ayaa waxa uu ku soo qaaday arimo dhawr ah. Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle ayaa si mug leh uga hadlay dedaaladii loo soo maray Gobonimada iyo wadahadal Mucaaridka ay la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London June 29,2013(SDN)-Barnaamijka Daldhis ee ka baxa TVga Somali Channel ayaa todobaadkan lagu eegayaa walaaca ku saabsan xanibaadaha laga baqanayo ee Xawaaladaha Soomaalida ku soo fool leh. Barnaamijka ayaa waxa ka qeybgalaya qaar ka mida hawlwadeenada Xawaaladaha iyo aqoonyahan kale,DAAWO
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho June 29,2013(SDN)-Gudoomiyeyyaasha baalamaanada doowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa gaaray magaalada Muqdisho iyaga oo halkaa u tegay kulamo ay la yeelan doonaan xubnaha baarlamanka Soomaaliya. Labada Baarlamaan goboleed guddoomiyeyaashooda ayaa lagu wada in ay ka qeybgalaan munaasibada xiritaanka kalfadhiga labaad ee baarlamaanka Soomaaliya,DAAWO
Posted in Uncategorized | Read More »
Bosaaso June 29,2013(SDN)-Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ee maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomalaiya ayaa waxa lagu qabtay tababar lagu wacyigelinayay ururada siyaasiga ah ee Puntland. Tababrkan oo ay soo abaabushay gudida doorashooyinka Puntland ayaa waxa lagu soo bandhigay casharo ka waramaya nidaamka doorashooynka degaanadaasi ku soo fool leh,DAAWO.
Posted in Uncategorized | Read More »
Recently, some global financial institutions have announced that they will withdraw their support from Somalia’s money transfer (SMT) businesses, citing insufficient checks in place to prevent criminal activities including money laundering and terrorist financing. Shuraako and our partner global investors are deeply concerned by this development, and the consequences they will have for foreign investment […]
Posted in Uncategorized | Read More »