Home » 2:06 pm
Entries posted on “June, 2013”
London, 29 June 2013 (SDN) – Olympic gold medallist Mo Farah has received a CBE from Prince Charles during a service at Buckingham Palace. The 5,000m and 10,000m specialist triumphed at both distances at the London Olympics last year and became one of Team GB’s biggest stars. The Somali-born athlete, 30, grew up in Hounslow, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.June (SDN) Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland C.samad Cumar Maal ayaa Warbixin dheer oo dhinacyo badan taabanaysa waxa uu kaga waramay Waxyaabihii Wasaarada Arrimaha Gudaha u Hirgalay Mudadii uu Xilkeeda hayay Wasiirkii hore ee Wasaarada Arimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur . Agaasimaha Guud waxa uu Xusay Mashaariic kala duwan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.June (SDN) Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa Sheegay in Ciidanka Booliska iyo Wasaarada Arrimaha Gudaha uu ka dhexeeyo Xidhiidh Culus oo Wada Shaqayneed waxaanu Soo dhaweeyay Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade oo Si rasmi ah Maanta ula Wareegay Xilkii Wasaaradaasi. Taliyaha Ciidanka Booliska ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.June (SDN) Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa dhaabadeeyay hawlgalka uu u arko inuu kaga bixi karo Xilka iyo Mas’uuliyada Culus ee Wasaarada arrimaha Gudaha ee loo Magacaabay . Mudane Warancade Waxa uu Xusay inuu ku dadaali doono Sidii uu Wada tashi ula yeelan lahaa Qaybaha Bulshada Waxaanu Xusay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismayu, 29 June 2013 (SDN) – Heavy fighting between rival militia groups loyal to Colonel Barre Hirale and Ahmed Madobe has erupted for a second day in the southern Somalia’s Kismayu port city residents said. Reports from the city have confirmed to us that the combat flared up at Farjano nighbourhood and heavy artillery fire […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, 29 June 2013 (SDN) – In a ceremony held on today, the new Minister of Interior Ali Mohamed Warancade has officially taken office from the outgoing Mohamed Nour Arale “Duur” who had lost his post during last week’s cabinet reshuffle.The new minister will serve as acting minister until the parliament votes on his confirmation. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
This week, for the sixth time in a row, Somalia topped Foreign Policy’s Failed States Index, reinforcing its image as “the most failed of failed states.” And while it’s true that the country remains fragmented, with two autonomous breakaway regions, a persistent terrorist threat from al Qaeda-linked al-Shabab fighters, and foreign-financed warlords in the wide […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.June (SDN) Wasiirkii Hore ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa maanta ka sheekeeyay Waayihii iyo duruufihii deriska kula noqday Wasaarada arrimaha Gudaha Mudadii uu Xilkeeda hayay . Mudane Duur waxa uu tilmaamay in Xilalka qaranku ay Meerto yihiin Isla markaana Maalinba qofkii ka soo bixi kara loo Magacaabo si uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Akhriste waa qormooyinkeenii hogol tusaaleynta ahaa oo aan maanta kaga hadli doono dulmiga ka jira somaliland waa hadolo qoyan oo qasriga madaxtooyada uu siilaanyo isagoo qiireysan oo ka jeediyey misna maba oga inuu dulmigaasi yaalo uu soo ifbaxey sadexdii sano ee uu wadanka heystey siilaanyo balse aynu dulucda eegno . Maqaalkan maanta sida ciwaanku sheegayo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Anagoo kala ah Subeer Maxamed Cabdilaahi iyo Caruurtiisa ,Hooyo Amiina Ibaraahin Sanqadhyare ,Cali Ibraahin Sanqadhyare iyo Nasir Maxamed Cali iyo Caruurtiisa iyo dhamaan Asxaabtayda Reer London oo anan kala rabayn waxaan u dirayaa Hanbalyo aan la soo koobi karin Walalkay Liiban Mohamed Abdilaahi & Marwadiisa Hodan Mohamed Hassan Oo meherkoodu Ka dhacay hargeysa .ilaahayna waxaan uga rajeynayaa in […]
Posted in Uncategorized | Read More »