Home » 2:46 pm Entries posted on “May, 2013”

Wasiiro Soo dhaweeyay Xulka Ciyaaraha ee Gobolka Buuhoodle oo ay ku qaabileen Magaalada Burco

Burco 28.May (SDN) Wasiirada Wasaaradaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Md Cali siciid raygal iyo Dibu Dejinta Somaliland Md Md Saleeban Ciise Axmed Xaglo toosiye Ayaa maanta ku Soo Dhaweeyay Magaalada Burco Xulka Gobolka Buuhoodle Uga Qayb Galaya Tar tanka Ciyaaraha Gobolada  Dalka ee Ka Bilaabmi doona Caasimada Somaliland Ee Hargasya 2 Bisha Juun Ee Fooda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia President Returns Home after Attending IGAD Conference

Mogadishu, May 28, 2013(SDN) – The president of Somalia’s Federal government Hassan Sheikh Mohamud has on today returned to the capital Mogadishu, after attending   the Extra-ordinary session of the IGAD Assembly of the Heads of State and Government on the Situation in Somalia held in Addis Ababa. The president and his delegation arrived at Aden […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Hawlaha Guud oo Waxba kama Jiraan ku Tilmaamay Dhul dan Guud ah oo Dawlada Hoose Caasimadu bixisay

Hargaysa 28.May (SDN) Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Mudane Axmed cabdi Maxamuud Xaabsade, ayaa sheegay in wasaaradda hawlaha guud xayiraad Buuxda saartay dhulka Danta guud ee degmada Maxamed Mooge ee Magaaladda Hargeisa. Waxana uu Wasiirku sheegay in talaabadani la xidhiidho kadib markii qayb ka mid ah dhulka Danta Guud ee Degmadaas si aan Sharci […]

Posted in Uncategorized | Read More »

ONLF Accuses Somaliland Government of Crimes against Humanity

Ogaden National Liberation Front (ONLF) a separatist rebel group fighting to make the region of Ogaden (also known as Ogadenia) in eastern Ethiopia an independent state has accused Somaliland government and Ethiopian regime crimes against humanity.  A report by ONLF published on Monday says there is evidence of government complicity in crimes against Ogaden poeple […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Banaabax looga soo horjeedo kufsiga iyo amnidarada ka jirta degmada deyniile oo halkaasi ka dhacay

Muqdisho May 28 2013 (SDN)– Banaanbaxa ayaa ujeedkiisa wuxuu ahaa ka hortaga kufsiga iyo dilal la sheegay inay ka dhacaan Degmada Dayniile ee Gobalka Banaadir halkaasi oo haween caruur iyo rag intaba ay isugu soo baxeen oo ay dareenkooda ku muujinayeen. Shacabka Banaanbaxa dhigaye ayaa waxa ay sheegeen inay maanta ka banaanbaxeen dhibaatooyin isdaba joog […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay arrimo badana ka warbixiyay

Muqdisho May 28 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dalka dib ugu soo noqday ayaa wuxuu ka hadlay arimaha Jubbooyinka oo hada ay ka taagan tahay xaalad siyaasadeed oo aad u cakiran. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya aysan doonayn dad kale oo meel kale laga keenay in Jubbooyinka la […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Tarsan oo digniin culus u diray dadka iyo ganacsada ku dhaqan Suuqa Bakaaraha Muqdisho

Muqdisho May 28 2013 (SDN)— Maxamuud Axmed Nuur Tarsan Guddoomiyaha gobolkan Banaadir ayaa digniin culus u jeediyay shacabka Muqdisho taasi oo ku aadan wadooyinka iyo dhismaha sharci darada ah. Guddoomiya Tarsan ayaa sheegay in dowladda hoose ee gobolka ay calaameysay guriyo iyo dhismayaal ku yaala Suuqa weyn ee Bakaaraha kuwaasi oo uu sheegay in si […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sidee loo noqdaa maamule Isboorti? WADANIGA DHABTA AHOW DHUGO!!!!

London May 28 2013 (SDN)– Qoraalkani ma ahan mid laab la kac ah, mana ahan mid cid wax looga sheegayo  laakin waaa qoraal loogu tala galay in looga horgato dad usoo dhar-dhigtay been sheegid, iska hor keen umada Soomaaliyeed, dib u abaabul barnaamijkii qabiilka ee waa hore leyska ilaaway, af-lagaadeyn masuuliyiin qaran iyo been sheegid iyadoo qur’aanka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumada Jabuuti oo cagta saartay Wadadii xukuumadii Xusni Mubaarak ee Masar

Jabuuti May 28,2013(SDN)-Xukuumada dalka Jabuuti ee uu hogaamiyo madaxweyne Ismaciil Cumar Geele ayaa haatan dhaqan gelisay tabihii xukuumadii Xusni Mubaarak xiligii lagu jiray kacdoonkii dalkaas. Xukuumada Jabuuti ayaa haatan la dareemayaa abaabul ay ku sameeysan Dhalinyaro carqaladeysa kulamada Mucaaradka dalku ay kula hadlaan shacabka u dhego nugul dareemada isbedel doonka. Dhalintan ay xukuumadu soo abaabushay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gulufkii Dagaal ee Guda Galka Magaalooyinka Somaliland oo ahaa Halkii uu ka jabay Taliskii Siyaad bare

Hargaysa 28.May (SDN) Qayb kale oo ka mid ah Xuska 25 Guurada ka soo Wareegtay Markii Xoogagii SNM dagaalka hubaysan ee naf hurka ah ku soo qaadeen Magaalooyinka Somaliland,Waana Halgankii la Magac baxay “Gudo Galka Magaalooyinka” Xiligu Waa 1988-Kii. Laba aag ayaa Ciidamada SNM loo qaybiyay loona kala bixiyay Maka iyo Madiina,Aaga Maka oo dhinaca […]

Posted in Uncategorized | Read More »