Home » 10:53 pm
Entries posted on “May, 2013”
Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga UCID Md.Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay kulankii Sabtidii la soo dhaafay dalka Ingiriiska ay ku kulmeen Guddoomuiyaha UCID iyo Madaxweynaha Soomaaliya, waxaanu kulankaasi ku sifeeyay kulan salaameed aan lagu miisaami karin qadiyadda gooni isku taaga Somaliland. war saxafadeedkan oo uu sooo gaarsiyey qurbejoog waxa uu u qorna sida tan. “Waxa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 15May13(SDN)Waftigii uu hogaminayey Gudoomiyaha Xisbiga ucid ayaa caawa ka anbaxay Heatrow Airporta isaga oo ku sii jeeda wadanka Ausraliya oo uu kala qayb galayo Jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan wadankaas Munasabada 18May oo si xooga loga xusayo wadankaas , gudoomiyaha ayaa waxa ku waheliya Boqashadiisa Xoghayaha Guud ee Xisbiga Axmed Aden Ismaaciil (Keyse) waxana […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London May 14,2013(SDN)-Fanaanada Caanka ah ee Faadumo Cabdilaahi Maandeeq ayaa hanalyo hawada u marisay fanaanka da’ada yar ee K’naan ka dib kolkii ay la dhacday sida wanaagsan ee uu dib ugu qaaday Mid ka mida heeseheeda ugu caan san.DAAWO HALKAN KA DAAWO K’NAAN OO QAADAYA HOORINTA HEESTII HOGASHA ROOBKA HALKAN KA DAAWO MAANDEEQ MAHAD CELINTEEDA […]
Posted in Uncategorized | Read More »
An American aid worker who was kidnapped by Somali bandits and held hostage in the desert for 93 days has spoken for the first time about her terrifying ordeal and the dramatic Navy SEAL rescue mission that brought her home. Jessica Buchanan was 32-years-old when she was in Somalia teaching children how to avoid landmines […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu May 14 2013 (SDN) –Somali Federal Government has on Today signed the New Deal for engagement in fragile states which Somalia has officially joined. Somalia Prime Minister Abdi Farah Shirdon, Finance Minister Mohamud Hassan Suleyman along with several ministers, members of the civil society groups, members of the International Dialogue on peace-building and state-building, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho May 14 2013 (SDN)– Kulan balaaran oo aya ka soo qeybgaleen xubno matalaya beesha caalamka iyo Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho. Kulankan oo uu jeedkiisu ahaa sidii loo mideyn lahaa taageerada caalamku siiyaan Soomaaliya ayaa waxaa soo qaban qaabiyay wadamada dhibaatooyinka ceynkaani oo kala ah soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Badhan 14.May(SDN)Gudomiyaha gobolka badhan cabdixakiin wahaabi ayaa magacaabay gudida qaban qaabada sanad guurada 22 ee qaranimada somaliland ee maalinta 18may waxana gudomiyuhu sidoo kalena ka war bixiyay habsami usocodka iyo udiyaar garowga xuska 18 may sida looga dareemayo gobolkaasi badhan waxana uu sheegay inay maalinta lasoo noqoshada qaranimada somaliland ee 18 may ku xusi doonaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa May 14, 2013 (SDN) – Somaliland’s WADDANI opposition party has condemned the use of force against peaceful demonstrators in Buroa, Togdher region which left one person dead. The party’s chief spokesperson, Ibrahim Mahdi Buba who held a press conference today said that otherwise government would not have resorted to use of force on peaceful […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa May 14, 2013 (SDN) –Somaliland’s President Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo has met with students of five different Universities earlier today in Maansoor Hotel, Hargeisa. During the meeting president Silanyo was accompanied by five of his cabinet ministers namely, minister of presidency Hirsi Hajji Ali, minister of sports and culture, Ali Saed Raygal, minister of foreign […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 14.May (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo madashaasi ka hadlay ayaa iftiimiyay doorka dhalinyaradu ku leedahay Horumarka Wadanka,iyo Kaalintii ay ku lahaayeen Halgankii dib u xoraynta Wadanka . Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Waxa uu hadalkan ka jeediyay kulan is Xog waraysi ah oo dhex maray Isaga,Xukuumadiisa iyo Ardayda Jaamacadaha dalka oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »