Home » 8:01 am
Entries posted on “May, 2013”
London May 15,2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa wareysi uu siiyay TVga Somalichanel ayaa waxa uu uga jawaabay suaalaha baal marsan habdhaqanka saxaafada. Suxufiga wareysiga qaaday Cabdikariim Cali Kaar oo soo bandhigay suaalo noociifadhi ku dirirka ahaa ayaa uu Guddoomiye Faysal Cali Waraabe uga Jawaabay si waafi ah oo u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Edmonton May 15,2013(SDN)-Suldaanka Guud ee Beelweynta Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa wareysi uu siiyay shebekeda Somalidiasporanews.com waxa uu uga waramay sida xukuumada Somaliland uga hadashay kulan dhawaan dhex maray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Somaliland Faysal Cali Waraabe. Suldaanka Guud ee Beelweynta Irir Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa sidoo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ottawa May 15,2013(SDN)-Siyaasiga Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole oo ka mid ah mucaaridka dalka Jabuuti ee Qurbaha ku nool ayaa wareysi uu na siiyay uga waramay xaaladihii siyaasadeed ee ugu danbeeyay dalka Jabuuti. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/candhole.MP3″] HALKAN KA DHEGEYSO WAREYSIGA CABDIRAXMAAN CANDHOOLE
Posted in Uncategorized | Read More »
Riyaad May 15,2013(SDN)-Ganacsade Sacuudiyaan ah o lagu magacabo Geyth Rishad Fircon ayaa shaca ka qaaday in uu bixiyay lacag madax furasho ah oo gaaraysa 2.6milion oo dolarka Maraykanka kaasi oo la siiyay koxda burcad badeda Somalia si loo sii daayo shaqaalaha markabka MF Balida ee laga leyahay wadanka Al-jeeriya oo ay qafaashen bishi November sanadii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ottawa May 15,2013(SDN)-Galinkii danbe maalintii Taladada dowlada wadanka Canada waxa ay shaacisay dib u soo celinta xirirkeedi diblomaasiyaded ay Somalia la laheyd tan iyo mudadii dagaalka sukeeye uu ka dhacay Somalia. Kulan gaba gaba ah oo ay wada qaaten wakilka xoghayaha guud ee Qm arimaha Somalia u qaabilsan Ogastiin Mahiiga iyo wasiirka arimaha dibada wadanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Minnesota May 15,2013(SDN)-Maxkamad ku taala wadanka Maraykanka ayaa maalintii Talaada waxa ay xukun min 3-sano ah ku riday labo qof oo rag ah oo ka amba baxay Gobolka Minnesota ee wadankasi Maraykanka si ay ugu biraan Xarakada Al-shabaab. Cabdi Fitaah Yuusus Ciise iyo Salaax Ismaan Axmed waxa ay soomaliya ay yimaaden sanadii 2007-dii waxana mudo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garbahaarey May 15 2013 (SDN)– Wararka ka imaanaya Gobalka Gedo ee koofurta Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal u dhexeeyay Al Shabaab iyo ciidamad dowladda uu ka dhacay deegaano hoostaga gobolkaasi. Sida wararku sheegayaan dagaalka ayaa bilawday kaddib markii dagaalamayaal ka tirsan Al Shabaab ay jidka u galeen Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ka soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Moscow May 15 2013 (SDN)– Ciidamada Amaanka Magaalada Moscow ee dalka Ruuska ayaa Riray Diblomaasi ka shaqeynayay safaarada Maraykanka ee dalka Ruuska kaasi oo ay ku eedeeyeen in uu la shaqeynayay CIA Maraykanka. Saraakiil ka tirsan Moscow ayaa warbaahinta u sheegay in Ninka laxiray oo lagu magacaabo Ryan Fogle uu u joogay dalka Ruushka in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Legos May 15 2013 (SDN)– Madaxweynaha dalka Nigerian Goodluck Jonathan ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo lagu soo ragayo 3-gobol oo ku yaalla dalkaasi kuwaasi oo ay ku soo bateen dagaalka kooxda Boko Xaram ay fulineyso. Goodluck Jonathan ayaa sheegay in gobolada xaalada deg degaha lagu soo ragay ay kala yihiin Borno, Adamawa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Warbaahinta Soomaalidu baryahan waxey aad u hadal-hayeen oo qoloba sidey doonto u dhigesay, kulan la sheegay inuu magaalada Birmingham ku dhexmaray siyaasiga Feysal Cali Waraabe iyo Madaxda dowladda federalka ah. Waxaan daawaday TV-yo, waxaan dhageystay Radiyayaal, sidoo kale waxaan akhriyay warbixino kala duwan oo laga qoray sheekadaasi. Bal malee, waxa ay kula tahay in laga […]
Posted in Uncategorized | Read More »