Home » 8:28 am
Entries posted on “May, 2013”
Melbourne May 16,2013(SDN)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID ee Somaliland iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa gaaray dalka Australia si ay reer Somaliland ugala qeyb galaan debaaldega sanad guurada 22naad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqashadii qaranimada Somaliland. Guddoomiyaha waxaa si weyn halkaa ugu soo dhaweeyay madaxda iyo shacabka reer Somaliland ee isu diyaarinaya […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Minneapolis May 16,2013(SDN)-Maxkamad ku taalla magaalada Minneappolis ee gobalka Minnesota, ayaa 2 casho gudohood ku xukuntay lix dhalinyaro Somali ah oo lagu eedeeyay inay xiriir la leeyihiin isla-markaana ka soo bar-bar dagaallamay ururka al-Shabaab ee dalka Somalia. lixdaa dhalinyarada ah ayaa waxaa lagu xukumay xukumo kale duwan una dhaxeeya 20 sano ila 3 sano iyadaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 16.May (SDN) Dhamaanba bah’da Ku xidhan Shabakada Qurbejoog.com waxaanu halkan idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamij ka hadlaya oo u gaar ah Halgankii Somaliland ay ka dhalatay ee ay hogaaminayeen Ururkii Hubaysnaa ee SNM. Waxaa Barnaamijkan aad kaga bogan kartaan Xog warano ay bixinayaan Saraakiil ka tirsan Garabkii hubaysnaa ee Ururkii SNM iyo Kii Siyaasiga ahaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho May 16,2013(SDN)-Baarlamankaa Soomalaiya oo ah kii u horeeyay ee aan aheyn mid KMG ah ayaa waxa uu bilaabay u dhaqanka sidii hore looga bartay kuwii ka horeeyay ee KMG ahaa ee ay buux dhaafin jireen hogaamiye kooxeedyadu. Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu mudo lix bilood ku siman dabadeed shir guddoonka u gudbiyay mooshin ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa May 16,2013(SDN)-Wasaarada Boostaha iyo Isgaarsiinta Somaliland ayaa haatan bilowday wada tashiyo ay ku eegeyso sidii looga rari lahaa Somaliland furaha Isgaarsiineed ee Soomaaliya,looguna rari lahaa ka Jabuuti. Kulamo lagu yeeshay xarunta wasaarada Boostaha iyo Isgaarsiinta Somaliland ayaa la iskula eegay suurtogalnimada iyo hirgelinta fure Somaliland ay si gaar ah u yeelato. Kulamada ayaa la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismaayo May 16, 2013(SDN)-Wararka ka imaanaya magaala xeebedka Kismaayo ayaa kusoo waramaya in ay saakay dagan tahay kadib doorashooyinkii maalinti shalay ka dhacay gudaha magaaladasi. Wararka ayaa intaa waxa ay ku daraayaan in ay soconayaan wada hadalo ay wadaan wafdi ka socda dowladda Somalia ay la leeyihiin dhinacyada ku wada sugan gudaha magaaladasi. Doorashadii ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis Ababa May 16, 2013(SDN)-Golaha nabadgalyada iyo aamanka ee taabacsan Ururka Midowga Afrika ayaa soo dhaweeyay dhacdooyinki ugu danbeeyay ee dalka Somalia laga hirgaliyay sida talaaboyinka lo qaday xal u helista qodobo ku qoran dastuurka Somalia iyo dadaalada ay xukuumada Somalia ku bixinayso xoojinta xiriirka ay la sameenayso maamul goboledyada wadanka ka jira. War saxafaded […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Brussels May 16, 2013(SDN)-War saxaafaded ay soo saaren ciidamada Midowga Yurub ee ladagaalamaya koxda burcad badeeda Somalia ayaa sheegay in koxdaasi ay gacanta ku hayaan 59-qof oo la heestayaal ah iyo labo markab. War saxafadedka ayaa waxa lagu sheegay sidoo kale in ay jirto weli qatarta kooxda burcad badeeda Somalia midaasi oo lagu sababeeyay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
May 16,2013(SDN)-Labada iskuul ee Mataanaha ah ee loogu kala magacdarey Dubur Boarding School iyo Dabeyl-Weyne,Boarding School Waxaa dhismahooda la bilaabey Sanadkii hore Bishiisii Sagaalaad September 2012. Waxaana ay socdeen mudo 10 Bilood ah. Waxaa uu Dugsi-waliba ka kooban yahay, Dusgsi sare iyo mid- Dhexe oo boodhin ah oo Goob-keliya ku-wada yaala. Waxa loogu tala galey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
And so it ends. After months of preparation, fretting over guest lists, measuring flags and re-drafting seating arrangements, the Somalia Conference is over. The final communiqué has been issued, the speeches uploaded to YouTube and the attendees prepped for the next leg of the reconstruction roadshow. Representatives of Somalia’s new administration can look forward to […]
Posted in Uncategorized | Read More »