Home » 3:22 pm
Entries posted on “May, 2013”
Muqdisho, Soomaaliya, 16,05,2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa maanta Villa Soomaaliya ku soo dhaweeyay Safiirka cusub ay dowladda South Korea u soo magaacwday Soomaaliya Mudane Kim Chan-Woo si uu ugudbiyo warqadaha aqoonsinga ee Safiirnimo. Waxaa kulanka ku wehliyay Madaxweynaha Wasiir ku Xigeenka Arimaha Dibadda Mudane Jamal Barrow Safiirka Cusub oo si wanaagsan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 16.May (SDN) -Somaliland’s foreign minister Dr. Mohamed Abdilahi Omer has sent a letter to the United Nations secretary general Mr. Ban ki moon in response to comments made by UN Deputy-Secretary General, Mr Jan Eliason on 9th May. Below are the verbatim excerpts of the minister’s Communication to UN Secretary General Ban Ki Moon […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 16.May (SDN) -Somaliland’s minister of education Samsam Abdi Adam with Hargeisa secondary school students has today launched a garbage collection campaign to clean the accumulated garbage to presidency Street. The campaign aligns with the government funded project to rebuilds the city’s biggest street ahead of 18th May celebrations. The minister and the students many […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismayo 16.May13 (SDN) Ex- Xildhibaan Cumar Buraale Axmed oo ah Siyaasi kasoo jeeda Gobolada Jubooyinka ayaa shaaca ka qaaday in uu yahay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Waamo State maalintii shalayna lagu doortay Magaalada Kismaayo. Cumar Buraale ayaa sheegay in Shir in mudo ah kasocday Magaalada Kismaayo ayna ka qeyb galayeen qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo siyaasiyiinta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 16.May (SDN) Wasiirka wasaarada Waxbarashada Marwo ZamZam Cabdui Aadan oo ay weheliyaan Masuuliyiinta kala duwan ee Wasaarada, Ardayda iyo Macalimiinta Dugsiyada Caasimada Hargeysa qaarkood ayaa maanta Olole Nadaafadeed ka fuliyay inta u dhaxaysa Wasaaradda Wax-barashada ilaa iyo isbitaalka Guud ee Hargeysa ,munaasibadda sideed iyo tobanka May ee inagu soo aadan awgeed. Wasiirka wasaarda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 16May13 (SDN) Masuuliyiinta Xisbiga Wadani ee Laanta London ayaa Warbaahinta Madaxa Banaan ee London Been u Sheegey iyaga yidhi Gabeygii uu ka Tiriyey (Said Ilka-Jir) Xafladii Wadani ee ka Dhacdey Magalada London, iyada oo ay Madasha ku Sugnaayeen Gudoomiyaha Wadani Abdirahman Cirro iyo Dr Gaboose .Gudidda Qaban Qaabada oo Sheegey in aaney waxba kala socon Gabeygaa uu Tiriyey Ilka jir taasi oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera 16.May (SDN) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib Socdaal Mudo dheer qaatay oo uu ku tagay Wadamo ka tirsan Qaarada Yurub. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo ka soo Degay Madaarka Magaalada Berbera waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay madax ka tirsan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 16.May (SDN) Wasiirka Arrimaha Debadda Somaliland Dr Maxamed C/laahi Cumar ayaa si kulul u naqdiyey War-murtiyeed 9-kii May uu soo saaray Ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa Jan Eliasson, kaas oo uu ku sheegay in Somaliland ay si dad-ban uga qaybgashay Shirkii dhawaan Somalia loogu qabtay Magaaladda London. Dr Maxamed C/laahi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxaa dhamaan la ogaysiinayaa Beesha Ciidagale ee ku Dhaqan Uk in ay ka soo qayb galaan Shirwaynihii BARKHADLE oo ay Beeshu ku qabsan doonto Magaalada London Carriga Ingiriiska. Halkaas oo ay beeshu kaga tashan doonto danaha beesha guuda ahaan. Waxaana lagu gorfayn doona shirkaas sidii ay Beeshu uga wada shaqayn lahayd , Horumarinta Deegaanada ay Beeshu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, May 16 (SDN) -Foreign companies are getting ready to undertake the risky business of exploring for oil in war-torn Somalia, a quest that could trigger new conflict as the Western-backed government struggles to stop die-hard Islamist insurgents. “The world’s leading oil companies are increasingly accepting that their quest for new reserves will take them […]
Posted in Uncategorized | Read More »