Home » 1:55 am Entries posted on “May, 2013”

18th May: THE SPECIAL DAY AbdiRahman MOHAMMED Makerere University Faculty of Veterinary Medicine

   (KampalaSDN)When unity is our strength, then diversity is our beauty-Yusuf Deyr   Dear my country-mates, I enthusiastically congratulate all Somalilanders on Independence Day of the Republic of Somaliland. This is the most memorable and glorious date in the history of our nation, which symbolises our people’s heroism, their courage and selflessness displayed in fighting […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddomiyaha jaliyadda dalka ugandha oo ku dhawaaqay Xuska 18-ka May 2013 in lagu qaban doono hetelka weyn ee caalamiga ah ee free down cite moll

  (KampalaTHN)    Guddomiyaha jalliyada dalka ugandha  Md   Md saed yusuf osman (cowsle) ayaa mar uu khadka telka kula soo xidhidhay shabakada SDNnews ayaa uu bulshada kala duwan Somaliland uu soo jeediyey sidan.     waxa  si sharaf leh Bulshada Somaliland ugu marti-qaadaya inay ka soo qayb-galaan xafladda sannad guurada 22-aad ee gooni-isu-taagga Jam. Somaliland, taasoo lagu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shaqaalaha Somaliland oo la fasaxay Labada Cisho ee Dabaal dega 18 May

Lughaya 16.May (SDN)   Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arimaha Bulshada ee JSL Md maxamuud axmed Barre (Garaad)ayaa munaasabadda 18 ka may awgeed hambalyo iyo bogaadin u diray shaqaale-weynaha Somaliland.  War saxaafadeed uu wasiirku maanta xafiiskiisa ka soo saaray oo ay nuqul kamid ah heshay Shabakada Qurbejoog.com ayaa wasiiru waxa uu shaqaalaha somaliland ku wargeliyey inay dhaamntood […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qof ku Geeriyooday iyo 7 ku dhaawacmay Shil ka dhacay Deeganka labo-dhegedka ee Degmada Lughaya

Lughaya 16.May (SDN)  hal qof ayaa ku dintay tiro kalena waa ku dhaawacmeen shil gaadhi oo maanta ka dhacay deegaanka labo-dhegedka oo dhanka galbeed ka saaran Degmada Lughaya ee Gobolka Awdal ee dalkan JSL. Gaadhiga oo ah mid Rayid ah kana mid ah gawaadhida rakaabka ah ee isaga goosha Magaalooyinka Hargaysa iyo Jabuuti ayaa ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Leadership Dispute Threatens Stability, Peace in Jubaland

  Nairobi, May 16, 2013 (SDN) -— The Somali port city of Kismayo is in political crisis as two former warlords are both claiming to be president of the newly created Jubaland region of southern Somalia. Fears are growing that the rivalry could lead to an outbreak of violence. The Somali government still maintains it […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mystical Branch of Islam Has Resurgence in Somalia

Mogadishu, May 16, 2013 (AP) -Hundreds of sweating Sufis chant and sway as the lead sheik moves into the middle of a circle of worshippers and bursts into a chant louder than anyone else’s Sufism, a mystical branch of Islam, is having a major comeback since al-Shabab, an armed militant Islamic group, was pushed out […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia’s Council of Ministers Approves Different Proposed Legislations

  Mogadishu May 16 2013 (SDN)– The Somalia Council of Ministers has approved has on today approved new counter-terrorism bill together submitted by the national security ministry and justice ministry.  This was confirmed by Somalia’s information minister Abdilahi Elmi Hirsi who spoke to the press after the meeting. The minister also added that the cabinet […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Isu Socodka Gaadiidka ee Xuska 18 May oo la Joojiyay Maalintaas Saacado Cayiman {DHAGAYSO Wasiirka Arrimaha Gudaha}

Burco 16.May {SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur isla markaana ah Gudoomiyaha Gudida Heerka Qaran ee Xuska 18 May ee 22 Guurada ka soo Wareegtay dib ula soo noqoshada Madax banaanida Somaliland  oo ku sugan Magaalada Burco ayaa soo saaray Go’aamo ku Wajahan Xuska 18-ka May,iyadoo la xanibay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland oo fariin u diray Shacabka Somaliland {DHAGAYSO}

Hargaysa 16.May (SDN) Taliyaha Ciidamada Booliska Jamhuuriyada Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa Galabta Ugu baaqay Shacabka Somaliland inay Ciidamada Booliska kala shaqeeyaan Sugida Nabadgalyada Maalinta Dabaal Dega Xuska 18 May oo ku Beegan Sabtida Soo Socota. Taliyaha Ciidamada Boolisku oo Warfidiyeenada kula hadlayay Xarunta Taliska Booliska ee Caasimada Hargaysas ayaa Waxaa kale oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta meel mariyay hindiso Sharciyeedyo la horkeenay

Muqdisho May 16 2013 (SDN)– Shirkii golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee lagu qabtay xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya maanta waxaa guddoominayey Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, waxaana maanta qodobbada inta badan looga hadlay ay ahaayeen ansixin iyo sidoo kale kala qaadasho war-bixinno ku aaddan horumarrada ay gaartay Xukuumadda. Wasiirka Warfaafinta,Boostada, Isgaariisnta […]

Posted in Uncategorized | Read More »