Home » 6:24 pm
Entries posted on “May, 2013”
Hargaysa 17.May (SDN) Waxaa Buuxsamay Laba Iyo Labaatan Sanno taas oo ah Mudadii ay Jirtay Jamhuuriyada Somaliland,Wakhtigaas dheer oo Wiilkii dhashay uu Maanta Gaashaanqaad yahay . Waa Laba Iyo Labaatan Sanno oo duruufo kala duwan watay,Waa Marxalad laga soo Gudbay habkii Shir beeleedka ee dalkan lagu aasaasay,Waa Sannado uu soo Xidhmay toban sanno oo dalkan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, May 17 2013 (SDN)– Somali Prime Minister Abdi Farah Shirdon has today met with a fact-finding delegation from Inter-Governmental Authority on Development (IGAD) comprising seven-member states who arrived in Mogadishu today. The information minister of Somalia Federal Government Abdullahi Elmoge Hersi has said that the delegation held a closed door meeting with the prime […]
Posted in Uncategorized | Read More »
In anticipation of Somaliland’s Independence Day, I, the President of Somaliland invite Somaliland communities around the world to come together in celebration. On Saturday the 18th of May, Somaliland will mark its 22nd anniversary since declaring independence. This presents a wonderful opportunity to come together as a people in celebration. Wherever you are in the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 17.May (SDN) Guud ahaan gobolada iyo degmooyinka somaliland waxa ka socda qabanqaabadii ugu weynayd ee looga diyaargaroobayo munaasibada 18 may ee Maalinta Beri oo sabti ah ku beegan . Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada,iyo Golayaasha qaranka ayaa gaadhay Magaalooyinka Xarumaha u ah Gobolada dalka si ay Shacabka ku nool ugala qayb qaataan Xuska Munaasibada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho May 17 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), xubno ka tirsan golihiisa wasiirada, saraakiil sare oo ka tirsan xafiiska Ra’iisul wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa kulan la qaatay wafti ka socda urur goboleedka IGAD oo labadii maalmood ee ugu danbeeyey booqasho ku joogay magaalada Muqdisho. Waftigaan imaatinkiisa Soomaaliya waxa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
(KampalaSDN) Gudoomiyaha gudida qabanqaabada xuska 18 may dalka ugandha Hamse Ibrahim xaaji dool iyo dhamaan gudida 11 ah kula jirta howshan yaa kulan weyn oo ay isku yimaaden waxay ku iclaamiyeen inay howshi loo xilsaaray ku soo dhamaatay guul iyado ay uu mahad naqen hoganka jaliyadda iyo ardayad iyo dhamaan ganacsatada iyo siyaasiinta iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London, May 17 (SDN) – A British teenager has been sentenced to eight years in prison over the stabbing death of a British soldier during a nightclub brawl in Cyprus. David Lee Collins, 18, from London, was stabbed to death after a fight broke out in a nightclub in the popular resort of Ayia Napa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dhamaan ardayda iyo jaliyada dalka ugandha oo hanbalyo uu diraaya mareeyaha korontada hargaysa somaliland Md Eng ahmed mohamud jamal Waxaanu hanbalyoo uu dirayna mareeyaha warshada laydh hargaysa Md Eng ahmed mohamud jamal ,waxaan gaar ahaan uu diraya mustafe mohamud abdilaahi (ALKHALIILI) Hadaba waxa hanbalayadna diraya dadkan dhmaan oo leh ilhy ha ku fududeeyo xilka aan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garbahaarey May 17 2013 (SDN)– Ururka Ahlu Sunna ee gobolka Gedo iyo Ururka Al Shabaab ayaa guulo kala duwan ka kala sheegtay dagaal ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Gedo. Maxamed Xuseen Al Qaadi Afhayeenka Ururka Ahlu Sunna ee gobolka Gedo oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dagaalo sadexdii maalmood ee u dambeeyey Ururka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi, May 17 (Reuters) – When Washington D.C. was in financial crisis in the 1990s, Somali-born Abdusalam Omer joined a team that turned its “junk” bonds into investment grade paper. Now, as governor of the Central Bank of Somalia, he wants to transform a “failed” state. There is no escaping the scale of his new […]
Posted in Uncategorized | Read More »