Home » 4:52 am
Entries posted on “May, 2013”
Baghdad May 18 2013 (SDN)– Ugu yaraan 76-ruux ayaa ku dhintay weeraro Bombaano oo ka dhacay degmooyin ay ku badanyihiin dadka Suniyiinta ah oo kuyaalla Magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq. Saraakiisha wadankaasi ayaa sheegay in qaraxyada lala eegtay Masaajido ku yaalla xaafadaha dadka Suniyiinta ah ay daganyihiin waxaana ay in taasi ku dareen in qaraxyadu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington May 18 2013 (SDN)– Dowladda Maraykanka ayaa ku dhaleeceysay Ruushka wax ay ku tilmaamtay Go’aan nasiibdaro ah oo ku aadan in hub ay siiso dowladda Syria. Janaraal Martin Dempsey oo ah Gudoomiyaha Taliyayaasha isku tagay ayaa sheegay in ay tahay wax laga xumaado in Rajiimka Assad hub Gantaallo ah la siiyo si uu siixoojiyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
LEWISTON, Maine (AP) — Lewiston has long had a significant Somali population, and now Maine’s second-largest city has its first Somali school committee member. Zam Zam Mohamud cast her first votes this week following her appointment by Mayor Robert Macdonald to complete the term of a member who resigned. The 38-year-old Mohamud tells the Sun […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Toronto Mayor Rob Ford has denied allegations that he was filmed smoking crack cocaine, his lawyer has said. Reporters for the Toronto Star, a rival Canadian newspaper, and Gawker Media, a U.S. media outlet, said they had seen a video that appears to show Ford smoking crack. The lawyer, Dennis Morris, told the Toronto Sun that […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Toronto May 17,2013(SDN)-Dhawr nin oo Soomaali ah oo ku nool magaalada Canada ugu weyn ee Toronto ayaa saxaafada ka hor qirtay in ay Maandooriye(Drugs) ka iibiyeen Duqa magaaladaasi Rob Ford. Ragan ayaa Jariirada Toronto Star tusay muuqaalka Rob Ford oo isticmaalaya Maandooriyaha loo yaqaano Crack Cocaine. Ragan oo sheegay in mayorka ay ka iibiyeen maandooraha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Melbourne May 17,2013(SDN)-Melbourne ayaa noqotay goobtii u horeysay ee Dunida looga dabaaldego xaflada May 18 ee sanadkan. Wakhtiga dalkaas oo dunida inteeda kale aad uga horeeyay awgeed ayaa haatan la soo gunaanaday. Xaflad balaaran oo lagu qabtay dalka Australia oo ay ka qeybgaleen masuuliyiin ka kala socda Xukuumada Somaliland iyo Xisbiga UCID ayaa haatan lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa May17,2013(SDN)-Marwo Ugaaso Maxamed oo ah muwaadinad reer Soomaaliya ah ayaa soo bandhigtay dareen qiiro leh oo ay uga warameyso horumarka ay Somaliland ku tilaabsatay mudadii ay dib ula soo noqotay xoriyadeedii.
Posted in Uncategorized | Read More »
Glencore Xstrata shareholders have overwhelmingly voted in favour of Tony Hayward, BP’s former chief executive, as interim chairman of the newly merged group. Shareholders opposed the re-election of chairman Sir John Bond at the company’s first annual general meeting. Sir John had been criticised over his insistence on multi-million-pound bonuses for top Xstrata […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Somaliland Society in Europe (SSE), on behalf of its affiliated organizations, wishes the people of Somaliland wherever they are festive celebrations for this national day. SSE commends Somaliland diaspora communities in Europe for their heartless efforts to organize celebration events across major European cities and promote the independence of Somaliland. SSE would like also to […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burbur, khilafad iyo masibo kutimi Xisbiga waddani UK kadib markii loo dhibay gudomiye macangeg, hor iyo dabodid ah. Gudomiyehas oo kayimi Ururki hadhay ee Ummadda. Gudomiye Ahmed Ali Nahi Waxa u noqday mid macangeg ah, oo ku sifaysan ”leadership quality” balse kahaysta tagero jifadii Gudomiyaha Xisbiga Mr Ciro. Arintan oo ahayd runtii tii u Gudomiye […]
Posted in Uncategorized | Read More »