Home » 9:01 am
Entries posted on “May, 2013”
Hargaysa 18.May (SDN) Madaxweynaha Jsl,Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),ayaa Munaasibada Xuska Sanad Guurada Laba iyo Labaatanaad ee Madaxbanaanida Somaliland oo Lagu Qabtay Barxada Hore ee Xarunta Madaxtooyada Jsl,ayaa Khudbadiisii Munaasibadan,oo uu Halkaa ka Jeediyay ugu Gudbiyay Bulshada Somaliland Habalyo iyo Bogaadin,Isla Markaana ugu Baaqay inay isu tagaan Dib u dhiska iyo Difaaca qaranimada Somaliland. Hargaysa SDN. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 18.May (SDN) Khudbad dheer oo Garnaqsi iyo Muujinta Waxa ay Qabsadeen Shacabka Somaliland ayaa Madaxweyne Siilaanyo uu Maanta ka jeediyay Barxada Hore ee Xarunta Madaxtooyada taas oo uu kaga Waramay Guulaha ay Somaliland ku Talaabsatay iyo Sida ay uga Go’an tahay inay Sii adkayso Wax kasta oo ay kaga Midho dhalinayso Qaranimadeeda Dhiiga badani […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 18.May (SDN) Madaxweynaha Jsl,Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),ayaa Munaasibada Xuska Sanad Guurada Laba iyo Labaatanaad ee Madaxbanaanida Somaliland oo Lagu Qabtay Barxada Hore ee Xarunta Madaxtooyada Jsl,ayaa Khudbadiisii Munaasibadan,oo uu Halkaa ka Jeediyay ugu Gudbiyay Bulshada Somaliland Habalyo iyo Bogaadin,Isla Markaana ugu Baaqay inay isu tagaan Dib u dhiska iyo Difaaca qaranimada Somaliland. Khudbada Munaasibada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 18.May (SDN) Madaxweynaha Jsl,Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),ayaa Munaasibada Xuska Sanad Guurada Laba iyo Labaatanaad ee Madaxbanaanida Somaliland oo Lagu Qabtay Barxada Hore ee Xarunta Madaxtooyada Jsl,ayaa Khudbadiisii Munaasibadan,oo uu Halkaa ka Jeediyay ugu Gudbiyay Bulshada Somaliland Habalyo iyo Bogaadin,Isla Markaana ugu Baaqay inay isu tagaan Dib u dhiska iyo Difaaca qaranimada Somaliland. Munaasibadan oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bishan May, horaanteedii ayaa waxa uu hesaaga JSL ee ku magac dheer ‘Bigg Nass’ u qaaday dalkiisa hooyo ee JSL hees ku baaqaysa aqoonsiga JSL. Isaga oo heestan ku qaadaya afafka Ingiriisiga iyo Carabiga, ayaa ujeedadiisu tahay mid ah in ay ka wacyi galiso caalamka madaxbannaanida gooni-isutaaga JSL. Waxa kale oo la socda vidiyow-ga heestan, (Arji) ay Shirkadda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa May 18,2013(SDN)-Waxa haatan si toos ah u socda debaaldegii xuska sanad guuradii 22aad ee ka soo wareegtay dibu la soo noqoshadii xornimada Somalialand. Live Video streaming by Ustream
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa May 18,2013(SDN)-Waxa la adkeeyay guud ahaan Amniga Somaliland oo maanta looga dabaal degayo sanad guuradii 22aad ee ka soo wareeggtay dib ula soo noqoshadii Xoriyada Somaliland. Hawlgalo ay sameeyeen xalay ciidamada amaanka ee magaalada Burco ayaa ay ku soo qabqabteen dhalin looga shakiyay in ay ku hawlanaayeen falal ka dhan ah amniga. Ciidamada Booliska […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London May 18,2013(SDN)-Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa Yuusuf Isaaq Budle u magacaabay Xoghayaha Xisbigaas ee arrimaha Dibedda,sidaana waxaa lagu yiri War saxaafada loogu talo galay oo ay xalay soo saareen. Xoghayaha Cusub ee Arrimaha Dibedda ee UCID ayaa hore u ahaa Guddoomiyaha Woqooyiga America ee Xisbiyada Kulmiye iyo UDUB. Qoralka Xil magacaabida oo uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho May 18 2013 (SDN)– Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho casho sharaf ugu sameeyey wafdi ka socda Baarlamaanka Carabta oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Maxamed Jarwaan, wafdigaasi oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Muqdisho. Casho sharafta oo aheyd mid si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa waxaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismaayo May 18 2013 (SDN)–Wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD ayaa maanta la filayaa in ay gaaraan Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose halkaasi oo dhawaan looga dhawaaqay Maamule is diidan. Sida la sheegay wafdigan ka socda IGAD ayaa ah mid xaqiiqo raadin ah oo ka mid ah waxyaabihii ka soo baxay Shirkii IGAD ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »