Home » 5:01 pm
Entries posted on “May, 2013”
Burco 18.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland oo ka mid ahaa Xubnihii Golaha Wasiirada ee Shacabka Magaalada Burco kala qayb galay Xuska 22 Guurada ka soo Wareegtay Markii Magaalada Burco lagaga dhawaaqay Gooni isu taaga Madax banaanida Somaliland ayaa u soo Jeediyay Bulshada ku Nool Magaaladaas inay Adkeeyaan Qaranimada Somaliland . Wasiirka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho May 18 2013 (SDN)— Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ka hadlay Munaasabad lagu furayay Mashaariic dowlada Turkigu ka fulineyso Soomaaliya aya soo hadal qaaday Somaliland oo maata u dabaal dageysa 22-sano guuradii ka soo wareegatay markii ay ka go’aday Soomaaliya inteeda kalae. Madaxweynha Soomaaliya ayaa sheegay in la gaaray xiliga la xajin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Borama 18.May (SDN) Tenth of thousands gathered independence square center of Borama celebrate excitedly for independence day of 18 May, students of universities, secondary schools National army ,and community sectors , young all woman and children come to gather side by side for one purpose in order to celebrate the independence of 18 May of […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 18.May (SDN)Wasiirada Wasaaradaha Diinta iyo Awqaafta iyo Cadaalada ayaa kala qayb galay Shacabka Ku Nool Magaalada Balli Gubadle ee Xarunta Gobolka Hawd Xuska Munaasibada 18 May ee dib ula soo noqoshada Madax banaanida Jamhuuriyada Somaliland. Munaasibadan Waxaa kale oo ka qayb galay Xidhibaano ka Tirsan Golaha Wakiilada,iyo Golaha Deegaanka ee Balli Gubadle iyo Caasimada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco 18.May (SDN) Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa Maanta Si weyn looga Xusay Munaasibada Qaran ee 22 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyada Somaliland dib ula soo noqotay Madax banaanideeda . Burco oo ah Magaaladii lagaga dhawaaqay Gooni isu taaga Somaliland oo ka dhashay Shir ay Yeesheen Dhamaan Beelaha Somaliland Dega Waxaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismayo May 18 2013 (SDN)– A visiting IGAD delegation led by IGAD’s secretary general Mohbub Moalin has reached today the capital of Jubaland state Kismayu after meeting with the Somali government yesterday in Mogadishu. During their stay in Kismayu the delegation will meet with the Jubbaland government as well as traditional elders. The delegation will […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho May 18 2013 (SDN)– Kulankii Maanta xildhibaanada Soomaaliyeed ay ku yeesheen Xarunta golaha shacbiga ayaa waxaa lagu dhaariyay xildhibaano cusub oo barlamanka ku soo biiray. Xildhibaanadan ayaa tira dooda waxa ay gaarayeen Labo Xildhibaan waxaana lagu hordhaariyay Barlamanka ka hor intii aan laguda galin kulankii maanta. Xildhibaanadan cusub ayaa waxa ay bedeleen boosaskii Generaal […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismaayo May 18 2013 (SDN)– Magaalada Kismaayo ayaa maanta waxaa gaaray Wafdi ka socday Urur Goboleedka IGAD oo saakay ka anbabaxay Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Wafdiga IGAD oo ah mid balaaran ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu hogaaminayay Xoghayaha Guud ee IGAD Maxbuub Macalin, iyadoo lagu wado in ay la kulmaan Axmed Madoobe […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 18.May (SDN) -The Horn of Africa has been ravaged by war and famine for decades, and now one of Somalia’s regions, hopes to become an independent state. Somaliland sits on the Gulf of Aden and is officially regarded as an autonomous region of Somalia. The two were, however, separate until 1960. During the civil […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho May 18 2013 (SDN)– Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Arrinta golaha Shacbiga Magaalada Muqdisho ayaa waxa halkaasi ugu yimid Guddoomiyaha Baarlamaanada carabta, kaasi oo shalay soo gaaray Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ugu horeyn soo dhaweeyay Guddoomiyaha Baarlamaanada carabta, isgaoo sheegay in ay wax weyn […]
Posted in Uncategorized | Read More »